{"id":154041,"date":"2020-12-10T13:07:57","date_gmt":"2020-12-10T10:07:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154041"},"modified":"2020-12-10T13:07:57","modified_gmt":"2020-12-10T10:07:57","slug":"alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo la wareegey deegaamo katirsan Laasqoray"},"content":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyey ee aannu saaka ka helayno degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Alshabaab ay saaka la wareegeen tuulada Milxo oo dhacda inta u dhexaysa deegaanka Durduri iyo degmada Laasqoray.<\/p>\n<p>Malayshiyaad katirsan ururka Alshabaab oo ku gaashaaman hubka garbaha lagu qaado ayaa la sheegay inay saaka aroortii weerar ku qaadeen deegaankaasi, waxaana halkaasi dagaal ku dhexmaray ciidamo deegaanka ah oo ka soo horjeedey qabsashada Alshabaab.<\/p>\n<p>Warar hoose ayaa sheegaya in malayshiyaadka argagixisada ah ay afduubeen guddoomiyihii Tuulada Milxo Maxamed Jaamac Aar (Bulbul) iyo shakhsiyaad kale, oo ay u arkeen inay ka soo horjeensan doonaan inkastoo aan weli si rasmiya loo xaqiijin.<\/p>\n<p>Weerarka malayshiyaadka Alshabaab ku qaadeen deegaanka Milxo ayaa ku soo beegmaya maalin kadib markii ay soo bexeen warar sheegaya in dagaalyahano katirsan ururka Alshabaab ay hub kala soo degeen deegaamo hoosyimaada Laasqoray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyey ee aannu saaka ka helayno degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Alshabaab ay saaka la wareegeen tuulada Milxo oo dhacda inta u dhexaysa deegaanka Durduri iyo degmada Laasqoray. Malayshiyaad katirsan ururka Alshabaab oo ku gaashaaman hubka garbaha lagu qaado ayaa la sheegay inay saaka aroortii weerar ku qaadeen deegaankaasi, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154043,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo la wareegey deegaamo katirsan Laasqoray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo la wareegey deegaamo katirsan Laasqoray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararkii ugu dambeeyey ee aannu saaka ka helayno degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Alshabaab ay saaka la wareegeen tuulada Milxo oo dhacda inta u dhexaysa deegaanka Durduri iyo degmada Laasqoray. Malayshiyaad katirsan ururka Alshabaab oo ku gaashaaman hubka garbaha lagu qaado ayaa la sheegay inay saaka aroortii weerar ku qaadeen deegaankaasi, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-10T10:07:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/BREAKING-NEWS.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/\",\"name\":\"Alshabaab oo la wareegey deegaamo katirsan Laasqoray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/BREAKING-NEWS.gif\",\"datePublished\":\"2020-12-10T10:07:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/BREAKING-NEWS.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/BREAKING-NEWS.gif\",\"width\":800,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo la wareegey deegaamo katirsan Laasqoray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo la wareegey deegaamo katirsan Laasqoray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo la wareegey deegaamo katirsan Laasqoray - Wardoon","og_description":"Wararkii ugu dambeeyey ee aannu saaka ka helayno degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Alshabaab ay saaka la wareegeen tuulada Milxo oo dhacda inta u dhexaysa deegaanka Durduri iyo degmada Laasqoray. Malayshiyaad katirsan ururka Alshabaab oo ku gaashaaman hubka garbaha lagu qaado ayaa la sheegay inay saaka aroortii weerar ku qaadeen deegaankaasi, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-10T10:07:57+00:00","og_image":[{"width":800,"height":445,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/BREAKING-NEWS.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/","name":"Alshabaab oo la wareegey deegaamo katirsan Laasqoray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/BREAKING-NEWS.gif","datePublished":"2020-12-10T10:07:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/BREAKING-NEWS.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/BREAKING-NEWS.gif","width":800,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-la-wareegey-deegaamo-katirsan-laasqoray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo la wareegey deegaamo katirsan Laasqoray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154041"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154041"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154044,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154041\/revisions\/154044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154043"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}