{"id":154057,"date":"2020-12-11T12:40:10","date_gmt":"2020-12-11T09:40:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154057"},"modified":"2020-12-11T12:40:10","modified_gmt":"2020-12-11T09:40:10","slug":"shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/","title":{"rendered":"Shiinaha shaqaalaha diyaaradaha oo lagu amray inay xafaayad xirtaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154058\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg\" alt=\"\" width=\"959\" height=\"649\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg 959w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0-300x203.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0-768x520.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0-696x471.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0-621x420.jpg 621w\" sizes=\"(max-width: 959px) 100vw, 959px\" \/>Waaxda diyaaradaha ee Shiinaha ayaa usoo jeedisay shaqaalaha diyaaradaha inay xirtaan xafaayad ayna ka fogaadaan isticmaalka suuliga si loo yareeyo khatarta faafitaanka Covid-19.<\/p>\n<p>Talada ku saabsan xafaayadda waxay la socotaa qalabka difaaca shakhsiga ee shuruuc cusub oo loo soo saaray diyaaradha.<\/p>\n<p>Waaxda ayaa sheegtay in taladan ay khuseyso diyaaradaha aadaya meelaha ay ka jiraan kiisaska badan ee Covid-19.<\/p>\n<p>Guud ahaan dunida, diyaaradaha iyo garoomada ayaa isbeddel weyn ku sameynayay sida ay u howlgalaan si ay rakaabku ugu suurtagasho inay mar kale raacaan diyaaradaha.<\/p>\n<p>Maamulka Duulista Hawada ee Shiinaha ayaa shuruuc ka kooban 49 bog u soo saaray diyaaradaha si looga hortago faafitaanka xanuunka coronavirus.<\/p>\n<p>Talooyinka xafaayadda waxay saameyn doontaa diyaaradaha tagaya amaba ka imaanaya meelaha ay kiisaska fayraska aadka ugu badan yihiin.<\/p>\n<p>Waxay ugu horreysaa talooyinka la siinayo shaqaalaha diyaaradaha ee ay ka midka yihiin inay xirtaan maaskarada wejiga, gacmo-gashiga, koofiyadaha iyo dharka difaaca.<\/p>\n<p>Shaqaalaha diyaaradaha ayaa sidoo kale lagula taliyaa inay xirtaan dharka difaaca, balse kuma jirto xafaayad.<\/p>\n<p>Shirkadaha diyaaradaha caalamka ayaa la daalaa dhacayay inay ka soo kabtaan dhaqaale burburka uu xanuunka safmarka ah ku yeeshay safarka.<\/p>\n<p>Tallaabooyinka cusub ee loo soo saaray diyaaradaha ayaa kala duwan marka loo eego dal walba. Dalalka qaar ayaa ka doonaya diyaaradaha inay hal kursi u dhexeysiiyaan rakaabka, kuwo kale ayaa maaskarada wejiga waajib ka dhigay inta lagu jiro diyaaradda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154058\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg\" alt=\"\" width=\"959\" height=\"649\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg 959w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0-300x203.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0-768x520.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0-696x471.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0-621x420.jpg 621w\" sizes=\"(max-width: 959px) 100vw, 959px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154059\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36040952-9039881-Statistics_show_that_over_500_flights_out_of_Pudong_Airport_were-a-6_1607618434009.jpg\" alt=\"\" width=\"631\" height=\"421\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36040952-9039881-Statistics_show_that_over_500_flights_out_of_Pudong_Airport_were-a-6_1607618434009.jpg 631w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36040952-9039881-Statistics_show_that_over_500_flights_out_of_Pudong_Airport_were-a-6_1607618434009-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 631px) 100vw, 631px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154060\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690180-9039881-image-a-2_1607618150158.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690180-9039881-image-a-2_1607618150158.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690180-9039881-image-a-2_1607618150158-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690180-9039881-image-a-2_1607618150158-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154061\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690184-9039881-image-a-3_1607618162638.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"422\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690184-9039881-image-a-3_1607618162638.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690184-9039881-image-a-3_1607618162638-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690184-9039881-image-a-3_1607618162638-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154062\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690312-9039881-image-a-4_1607618304415.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"437\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690312-9039881-image-a-4_1607618304415.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690312-9039881-image-a-4_1607618304415-300x207.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690312-9039881-image-a-4_1607618304415-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690312-9039881-image-a-4_1607618304415-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/36690312-9039881-image-a-4_1607618304415-609x420.jpg 609w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.dailymail.co.uk\/news\/article-9039881\/Coronavirus-China-Flight-attendants-advised-wear-nappies-avoid-catching-COVID-19-toilet.html\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waaxda diyaaradaha ee Shiinaha ayaa usoo jeedisay shaqaalaha diyaaradaha inay xirtaan xafaayad ayna ka fogaadaan isticmaalka suuliga si loo yareeyo khatarta faafitaanka Covid-19. Talada ku saabsan xafaayadda waxay la socotaa qalabka difaaca shakhsiga ee shuruuc cusub oo loo soo saaray diyaaradha. Waaxda ayaa sheegtay in taladan ay khuseyso diyaaradaha aadaya meelaha ay ka jiraan kiisaska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154058,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154057","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shiinaha shaqaalaha diyaaradaha oo lagu amray inay xafaayad xirtaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shiinaha shaqaalaha diyaaradaha oo lagu amray inay xafaayad xirtaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waaxda diyaaradaha ee Shiinaha ayaa usoo jeedisay shaqaalaha diyaaradaha inay xirtaan xafaayad ayna ka fogaadaan isticmaalka suuliga si loo yareeyo khatarta faafitaanka Covid-19. Talada ku saabsan xafaayadda waxay la socotaa qalabka difaaca shakhsiga ee shuruuc cusub oo loo soo saaray diyaaradha. Waaxda ayaa sheegtay in taladan ay khuseyso diyaaradaha aadaya meelaha ay ka jiraan kiisaska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-11T09:40:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"959\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"649\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/\",\"name\":\"Shiinaha shaqaalaha diyaaradaha oo lagu amray inay xafaayad xirtaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-11T09:40:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg\",\"width\":959,\"height\":649},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shiinaha shaqaalaha diyaaradaha oo lagu amray inay xafaayad xirtaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shiinaha shaqaalaha diyaaradaha oo lagu amray inay xafaayad xirtaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shiinaha shaqaalaha diyaaradaha oo lagu amray inay xafaayad xirtaan - Wardoon","og_description":"Waaxda diyaaradaha ee Shiinaha ayaa usoo jeedisay shaqaalaha diyaaradaha inay xirtaan xafaayad ayna ka fogaadaan isticmaalka suuliga si loo yareeyo khatarta faafitaanka Covid-19. Talada ku saabsan xafaayadda waxay la socotaa qalabka difaaca shakhsiga ee shuruuc cusub oo loo soo saaray diyaaradha. Waaxda ayaa sheegtay in taladan ay khuseyso diyaaradaha aadaya meelaha ay ka jiraan kiisaska [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-11T09:40:10+00:00","og_image":[{"width":959,"height":649,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/","name":"Shiinaha shaqaalaha diyaaradaha oo lagu amray inay xafaayad xirtaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg","datePublished":"2020-12-11T09:40:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/960x0.jpg","width":959,"height":649},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shiinaha-shaqaalaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-inay-xafaayad-xirtaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shiinaha shaqaalaha diyaaradaha oo lagu amray inay xafaayad xirtaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154057"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154057"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154063,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154057\/revisions\/154063"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154058"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}