{"id":154075,"date":"2020-12-11T22:02:41","date_gmt":"2020-12-11T19:02:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154075"},"modified":"2020-12-11T22:02:41","modified_gmt":"2020-12-11T19:02:41","slug":"kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/","title":{"rendered":"Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Ruushka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154076\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dowlada Ruushka Sergey Lavrov magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka.<\/p>\n<p>Kulankan oo aan hore loo shaacin ayaa sida lagu daabacay barta Twitter-ka Wasaaradda Arrimaha dibadda Ruushka waxaa ay wasiirka arrimaha dibbada Ruushka Sergey Lavrov iyo musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre uga wadahadleen xoojinta iskaashiga, ganacsiga iyo dhaqaalaha ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Ruushka.<\/p>\n<p>Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa bartiisa Facebook-gga kusoo qoray: \u201cWaxaan maanta kulan qado Sharaf ah la qaatay wasiirka arrimaha dibadda dalka Ruushka, Sergey Lavrov, oo aan ka wada hadalnay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Ruushka, iyo sidoo kale xaaladda guud ee gobalka Geeska Afrika. Waxaan si qoto dheer isaga wareysannay isbaddallada Dhaqan-dhaqaale iyo siyaasadeed ee gobolka ka socdo.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa maanta ka dhacay magaalada Moscow ee dalka Ruushka oo uu booqasho qarsoodi ah ku tagay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa la rumeysan yahay in Musharax Kheyre uu doonayo in uu taageero u helo ololaha doorashada Madaxweynanimadiisa.<\/p>\n<p>Dowlada Ruushka ayaa hore waxa ay taageere siin jirtey dowlada Soomaaliya hase yeeshee sanadihii la soo dhaafay ayaa saameynta xukuumada Ruushka ee dalka Soomaaliya uu ahaa mid aad u hooseeyay.<br \/>\nOlolaha Doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa haatan maraysaa meel xasaasi ah iyadoo musharaxiinta ay yihiin kuwo garab u raadsanaya dalalka caalamka,balse waxaa hore musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ay taageere ka raadsan jireen wadamada carabta.<\/p>\n<p>Lama oga saameynta ay dowlada Ruushka ku yeelan doonto ololaha doorashada Madaxweynaha dalka Soomaaliya iyadoo haatan weli uu khilaaf ka taagan yahay guddiga doorashada ee ay dowlada federalka magacawday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dowlada Ruushka Sergey Lavrov magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka. Kulankan oo aan hore loo shaacin ayaa sida lagu daabacay barta Twitter-ka Wasaaradda Arrimaha dibadda Ruushka waxaa ay wasiirka arrimaha dibbada Ruushka Sergey Lavrov iyo musharax Madaxweyne Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154076,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154075","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Ruushka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Ruushka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dowlada Ruushka Sergey Lavrov magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka. Kulankan oo aan hore loo shaacin ayaa sida lagu daabacay barta Twitter-ka Wasaaradda Arrimaha dibadda Ruushka waxaa ay wasiirka arrimaha dibbada Ruushka Sergey Lavrov iyo musharax Madaxweyne Xasan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-11T19:02:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/\",\"name\":\"Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Ruushka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-11T19:02:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Ruushka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Ruushka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Ruushka - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dowlada Ruushka Sergey Lavrov magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka. Kulankan oo aan hore loo shaacin ayaa sida lagu daabacay barta Twitter-ka Wasaaradda Arrimaha dibadda Ruushka waxaa ay wasiirka arrimaha dibbada Ruushka Sergey Lavrov iyo musharax Madaxweyne Xasan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-11T19:02:41+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/","name":"Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Ruushka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1.jpg","datePublished":"2020-12-11T19:02:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-2-696x464-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-la-kulmay-wasiirka-arrimaha-dibbada-ruushka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Ruushka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154075"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154075"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154077,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154075\/revisions\/154077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154076"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}