{"id":154078,"date":"2020-12-12T12:55:18","date_gmt":"2020-12-12T09:55:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154078"},"modified":"2020-12-12T13:18:55","modified_gmt":"2020-12-12T10:18:55","slug":"goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/","title":{"rendered":"Goodax Bare&#8221; Gobolka Hiiraan waxaa u wanaagsan in uu gooni isu-taag qaato"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154079\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Wasaarradda Waxbarashada ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in marnaba shacabka gobolka Hiiraan ku qanci doonin sida uu hadalka u dhiggay maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Dhismaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku tilmaamay in marwalba lagu soo aadayo xiligga doorashada iyadoo ujeedada laga leeyahay ku tilmaamay oo kaliya in xildhibaannada lagu boobo.<\/p>\n<p>&#8221;Reer Hiiraan waxaan u wanaagsan in ay gooni-isu-taag qaataan, waa tan ugu wanaagsan arintaa, maxaa yeelay waxaa muuqata in gobolku uusan ka sii mid ahaan karin maamulkan Hirshabeelle oo sharci darro ku dhisan&#8221; ayuu yiri Cabdullaahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>Goodax ayaa taageero u muujiyay kacdoonka madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle loogu diiday in uu taggo Beledweyne, waxaana uu sheegay in dowladda dhexe ay boobtay doorashada Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Mar uu soo hadal qaaday sababta uu arintan uga hadal Ugaas Xassan Ugaas Khaliif ayuu sheegay Cabdullaahi Goodax in laga yaabo Ugaasku in uu raali ka yahay sida ay wax dhacayaan.<\/p>\n<p>&#8221;Wey dhici kartaa in Ugaasku arintan wax ka og-yahay waayo wuu ka aamusay, weyna jirtaa in madaxtooyada Soomaaliya ay diyaar uga soo qaatay Beledweyne, meelgaar ahna dajisay&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Ismari waa ayaa wali ka taaggan maamulka Hirshabelle oo dhawaan doortay madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen cusub.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/RBsYdIgOdjE\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Wasaarradda Waxbarashada ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in marnaba shacabka gobolka Hiiraan ku qanci doonin sida uu hadalka u dhiggay maamulka Hirshabeelle. Dhismaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku tilmaamay in marwalba lagu soo aadayo xiligga doorashada iyadoo ujeedada laga leeyahay ku tilmaamay oo kaliya in xildhibaannada lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Goodax Bare&#039;&#039; Gobolka Hiiraan waxaa u wanaagsan in uu gooni isu-taag qaato - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Goodax Bare&#039;&#039; Gobolka Hiiraan waxaa u wanaagsan in uu gooni isu-taag qaato - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee Wasaarradda Waxbarashada ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in marnaba shacabka gobolka Hiiraan ku qanci doonin sida uu hadalka u dhiggay maamulka Hirshabeelle. Dhismaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku tilmaamay in marwalba lagu soo aadayo xiligga doorashada iyadoo ujeedada laga leeyahay ku tilmaamay oo kaliya in xildhibaannada lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-12T09:55:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-12T10:18:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/\",\"name\":\"Goodax Bare'' Gobolka Hiiraan waxaa u wanaagsan in uu gooni isu-taag qaato - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-12T09:55:18+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-12T10:18:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Goodax Bare&#8221; Gobolka Hiiraan waxaa u wanaagsan in uu gooni isu-taag qaato\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Goodax Bare'' Gobolka Hiiraan waxaa u wanaagsan in uu gooni isu-taag qaato - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Goodax Bare'' Gobolka Hiiraan waxaa u wanaagsan in uu gooni isu-taag qaato - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee Wasaarradda Waxbarashada ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in marnaba shacabka gobolka Hiiraan ku qanci doonin sida uu hadalka u dhiggay maamulka Hirshabeelle. Dhismaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku tilmaamay in marwalba lagu soo aadayo xiligga doorashada iyadoo ujeedada laga leeyahay ku tilmaamay oo kaliya in xildhibaannada lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-12T09:55:18+00:00","article_modified_time":"2020-12-12T10:18:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/","name":"Goodax Bare'' Gobolka Hiiraan waxaa u wanaagsan in uu gooni isu-taag qaato - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321.jpg","datePublished":"2020-12-12T09:55:18+00:00","dateModified":"2020-12-12T10:18:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201212637433281921522321.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-bare-gobolka-hiiraan-waxaa-u-wanaagsan-in-uu-gooni-isu-taag-qaato\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Goodax Bare&#8221; Gobolka Hiiraan waxaa u wanaagsan in uu gooni isu-taag qaato"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154078"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154078"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154091,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154078\/revisions\/154091"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154079"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}