{"id":154081,"date":"2020-12-12T13:03:35","date_gmt":"2020-12-12T10:03:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154081"},"modified":"2020-12-12T13:24:30","modified_gmt":"2020-12-12T10:24:30","slug":"daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Indhacadde&#8221;Musharaxiinta waxaa ka difaaceynaa ciddii weerarta"},"content":{"rendered":"<p>Jeneral Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay xilka dhowaan loo magacaabay isaga iyo saraakiil kale oo ah inay ilaaliyaan, oo ay sugaan amniga musharaxiinta mucaraadka.<\/p>\n<p>Indha Cadde ayaa shaaca ka qaaday cidda ay ka difaacayaan musharaxiinta mucaaradka, wuxuuna sheegay in ciddaas ay tahay dowladda federaalka Soomaaliya, inkasta oo uusan magacaabin.<\/p>\n<p>\u201cMidowga Musharaxiinta waxaa laga difaacayaa ciddii mid ka mid ah musharaxiinta weerartay oo layday, oo istaafkooda layday, oo guryahooda ugu dhacday, oo ku dhaawacday, ciddaas ayaa laga difaacayaa, waana la yaqaan ciddaas cidda ay tahay, waana cidda hadda diidan sharciga iyo dastuurkii la qortay,\u201d ayuu yiri Indha Cadde.<\/p>\n<p>Hadalka Indha Cadde ayaa u dhacaya ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa NISA oo bishii December ee 2017 gurigiisa ku weeraray Cabdiraxmaan Cabdishakuur, halkaasi oo ay ku dileen qaar ka mid ah ilaaladiisa.<\/p>\n<p>Indha Cadde ayaa sidoo kale si aan gabasho lahayn u sheegay inuu musharaxiinta ku difaacayo hab beeleed.<\/p>\n<p>\u201cAnigaaba kuu sheegaya, Soomaaliya ayaa qabaa\u2019il ah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo muxuu ku joogaa? qabiil ayuu ku joogaa, 4.5 ayuu ku joogaa, waa nin Daarood oo Mareexaan ah,\u201d ayuu yiri Indha Cadde.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in musharaxiinta aysan ahayn hal qabiil oo kaliya oo Hawiye ah, balse haddii xitaa ay qabiil noqoto aysan ceeb ahayn.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F142315404056384%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jeneral Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay xilka dhowaan loo magacaabay isaga iyo saraakiil kale oo ah inay ilaaliyaan, oo ay sugaan amniga musharaxiinta mucaraadka. Indha Cadde ayaa shaaca ka qaaday cidda ay ka difaacayaan musharaxiinta mucaaradka, wuxuuna sheegay in ciddaas ay tahay dowladda federaalka Soomaaliya, inkasta oo uusan magacaabin. \u201cMidowga Musharaxiinta waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154082,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154081","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Indhacadde&quot;Musharaxiinta waxaa ka difaaceynaa ciddii weerarta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Indhacadde&quot;Musharaxiinta waxaa ka difaaceynaa ciddii weerarta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jeneral Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay xilka dhowaan loo magacaabay isaga iyo saraakiil kale oo ah inay ilaaliyaan, oo ay sugaan amniga musharaxiinta mucaraadka. Indha Cadde ayaa shaaca ka qaaday cidda ay ka difaacayaan musharaxiinta mucaaradka, wuxuuna sheegay in ciddaas ay tahay dowladda federaalka Soomaaliya, inkasta oo uusan magacaabin. \u201cMidowga Musharaxiinta waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-12T10:03:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-12T10:24:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-17.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"805\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"609\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/\",\"name\":\"DAAWO:-Indhacadde\\\"Musharaxiinta waxaa ka difaaceynaa ciddii weerarta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-17.png\",\"datePublished\":\"2020-12-12T10:03:35+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-12T10:24:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-17.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-17.png\",\"width\":805,\"height\":609},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Indhacadde&#8221;Musharaxiinta waxaa ka difaaceynaa ciddii weerarta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Indhacadde\"Musharaxiinta waxaa ka difaaceynaa ciddii weerarta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Indhacadde\"Musharaxiinta waxaa ka difaaceynaa ciddii weerarta - Wardoon","og_description":"Jeneral Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa ka hadlay xilka dhowaan loo magacaabay isaga iyo saraakiil kale oo ah inay ilaaliyaan, oo ay sugaan amniga musharaxiinta mucaraadka. Indha Cadde ayaa shaaca ka qaaday cidda ay ka difaacayaan musharaxiinta mucaaradka, wuxuuna sheegay in ciddaas ay tahay dowladda federaalka Soomaaliya, inkasta oo uusan magacaabin. \u201cMidowga Musharaxiinta waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-12T10:03:35+00:00","article_modified_time":"2020-12-12T10:24:30+00:00","og_image":[{"width":805,"height":609,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-17.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/","name":"DAAWO:-Indhacadde\"Musharaxiinta waxaa ka difaaceynaa ciddii weerarta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-17.png","datePublished":"2020-12-12T10:03:35+00:00","dateModified":"2020-12-12T10:24:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-17.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-17.png","width":805,"height":609},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-indhacaddemusharaxiinta-waxaa-ka-difaaceynaa-ciddii-weerarta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Indhacadde&#8221;Musharaxiinta waxaa ka difaaceynaa ciddii weerarta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154081"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154081"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154097,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154081\/revisions\/154097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154082"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}