{"id":154120,"date":"2020-12-13T12:19:05","date_gmt":"2020-12-13T09:19:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154120"},"modified":"2020-12-13T15:53:35","modified_gmt":"2020-12-13T12:53:35","slug":"farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/","title":{"rendered":"Farmaajo Oo Wada Qorshe uu kula heshiinayo Imaaraadka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154121\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-15-750x430-1-678x381-1.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-15-750x430-1-678x381-1.jpg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-15-750x430-1-678x381-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/>Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in todobaadkii lasoo dhaafay wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya ay safar ku tageen Magaalada Qaahira ee dalka Masar.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Xasan Khaliif, isagoo farriin gaar ah ka siday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, una gudbiyay Madax ka tirsan Masar oo kulan uu la qaatay.<\/p>\n<p>Ilo wareedyada ayaa sheegaya farriinta uu siday Xasan Khaliif ay isugu jirtay arrimo dhowr ah, waxaana ka mid ahaa arrinta wada hadalada Imaaraadka Carabta oo dowladda Soomaaliya dooneyso in dib loo bilaabo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154180\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/xasan-khalif-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/xasan-khalif-696x464-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/xasan-khalif-696x464-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/xasan-khalif-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la tilmaamay inay xiligaan wado qorshe si caadi ah dib loogu soo celinayo xiriirkii u dhexeeyay dowladda iyo Imaaraadka Carabta oo muddooyinkii dambe ahaa mid aan wanaagsaneyn.<\/p>\n<p>Safarka Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ku tagay Magaalada Qaahira ayaa ku soo aaday xilli xasaasi ah oo dowladda Soomaaliya wajaheyso marxalad doorasho, iyadoo Masar loo arko xilligan inay door weyn ka ciyaari karto doorashada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaahira ayaa waxaa dhawaan socdaal ku tegay qaar ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynayah iyo Siyaasiyiin oo ay ku jiraan Xasan Sheekh, C\/raxmaan C\/shakuur, Daahir Geelle, Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Cumar C\/rashiid, halka kuwa kalena la filayo inay dhowaan tagaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in todobaadkii lasoo dhaafay wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya ay safar ku tageen Magaalada Qaahira ee dalka Masar. Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Xasan Khaliif, isagoo farriin gaar ah ka siday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, una gudbiyay Madax ka tirsan Masar oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154122,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo Oo Wada Qorshe uu kula heshiinayo Imaaraadka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo Oo Wada Qorshe uu kula heshiinayo Imaaraadka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in todobaadkii lasoo dhaafay wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya ay safar ku tageen Magaalada Qaahira ee dalka Masar. Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Xasan Khaliif, isagoo farriin gaar ah ka siday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, una gudbiyay Madax ka tirsan Masar oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-13T09:19:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-13T12:53:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113098014_620a2ee5-6eaa-446c-a406-48171cdee369.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/\",\"name\":\"Farmaajo Oo Wada Qorshe uu kula heshiinayo Imaaraadka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113098014_620a2ee5-6eaa-446c-a406-48171cdee369.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-13T09:19:05+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-13T12:53:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113098014_620a2ee5-6eaa-446c-a406-48171cdee369.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113098014_620a2ee5-6eaa-446c-a406-48171cdee369.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo Oo Wada Qorshe uu kula heshiinayo Imaaraadka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo Oo Wada Qorshe uu kula heshiinayo Imaaraadka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo Oo Wada Qorshe uu kula heshiinayo Imaaraadka - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in todobaadkii lasoo dhaafay wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya ay safar ku tageen Magaalada Qaahira ee dalka Masar. Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Xasan Khaliif, isagoo farriin gaar ah ka siday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, una gudbiyay Madax ka tirsan Masar oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-13T09:19:05+00:00","article_modified_time":"2020-12-13T12:53:35+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113098014_620a2ee5-6eaa-446c-a406-48171cdee369.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/","name":"Farmaajo Oo Wada Qorshe uu kula heshiinayo Imaaraadka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113098014_620a2ee5-6eaa-446c-a406-48171cdee369.jpg","datePublished":"2020-12-13T09:19:05+00:00","dateModified":"2020-12-13T12:53:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113098014_620a2ee5-6eaa-446c-a406-48171cdee369.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/113098014_620a2ee5-6eaa-446c-a406-48171cdee369.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wada-qorshe-uu-kula-heshiinayo-imaaraadka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo Oo Wada Qorshe uu kula heshiinayo Imaaraadka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154120"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154120"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154181,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154120\/revisions\/154181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154122"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}