{"id":154130,"date":"2020-12-13T12:49:07","date_gmt":"2020-12-13T09:49:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154130"},"modified":"2020-12-13T12:49:07","modified_gmt":"2020-12-13T09:49:07","slug":"paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/","title":{"rendered":"Paul Pogba oo kahadlay mustaqbalkiisa Man Utd"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154131\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772.jpg 624w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/>Paul Pogba ayaa sheegaya &#8220;in wax walba ay caadi u yihiin&#8221; isaga iyo Manchester United, waxa uuna ku adkaysanayaa in &#8220;1,000% uu ka qeybqaadanayo howsha kooxda&#8221;.<\/p>\n<p>Wakiilka ciyaaryahanka 27 jirka ah ee khadka dhexe uga dheela xulka Faransiiska, Mino Raiola, ayaa todobaadkii tegay sheegay in ciyaaryahanka &#8220;uusan ku faraxsanayn&#8221; naadiga ayna tahay &#8220;in koox kale uu u wareego&#8221;.<\/p>\n<p>Pogba ayaa ciyaaray dhammaan 90-kii daqiiqadood ee ciyaartii ay Sabtidii kooxdiisa barbaraha garoonka Old Trafford kula gashay kooxda Manchester City &#8211; iyadoo ciyaartaasna ay u aheyd middii lixaad ee horyaalka Ingiriiska ah ee ciyaarta lagu soo bilaabo xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>&#8220;Marwalba waan dedaalaa marwalba waan u dedaali doonaa Manchester United, saaxiibada aan kooxda ka wada tirsannahay iyo taageerayaashuba,&#8221; ayuu Pogba ku soo qoray bartiisa uu ku leeyahay Instagram-ka.<\/p>\n<p>&#8220;Bla bla [in la iska hadlo] wax muhiimad ah oo ay leedahay malahan. Mustaqbalku waa uu fog yahay, muhiimmadu waa maanta anigana 1,000% waxaan ka qeybqaadanayaa howsha kooxda! Marwalba waxaynu awood ku leennahay inaynu wadajirno.. wax walba waa ay inoo kala caddaayeen aniga iyo kooxdaba, taasna weligeed isma badalayso.<\/p>\n<p>&#8220;Marka aadan waxba ka ogayn waxa gudaha ka soconaya waxaa wanaagsan inaadan hadlin. #SpeakTheTruthOrRemainSilent #united #talktothehand&#8221;<\/p>\n<p>Pogba &#8211; oo qandaraaskiisu uu dhacaayo 2022-ka &#8211; ayaanan ka soo dhalaalin halkii laga filayay inuu kooxda gaarsiiyo kaddib markii uu \u00a389m kaga soo wareegay kooxda Juventus sanadkii 2016-kii.<\/p>\n<p>172 kulan oo uu u saftay kooxda ayaa waxa uu ku dhaliyay 35 gool, hasayeeshee waxa uu kooxda la qaaday koobabka EFL Cup iyo Europa League sanadkii 2016-kii, wixii markaas ka dambeeyayse wax koob ah lama qaadin kooxdiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Paul Pogba ayaa sheegaya &#8220;in wax walba ay caadi u yihiin&#8221; isaga iyo Manchester United, waxa uuna ku adkaysanayaa in &#8220;1,000% uu ka qeybqaadanayo howsha kooxda&#8221;. Wakiilka ciyaaryahanka 27 jirka ah ee khadka dhexe uga dheela xulka Faransiiska, Mino Raiola, ayaa todobaadkii tegay sheegay in ciyaaryahanka &#8220;uusan ku faraxsanayn&#8221; naadiga ayna tahay &#8220;in koox kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154131,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-154130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Paul Pogba oo kahadlay mustaqbalkiisa Man Utd - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Paul Pogba oo kahadlay mustaqbalkiisa Man Utd - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Paul Pogba ayaa sheegaya &#8220;in wax walba ay caadi u yihiin&#8221; isaga iyo Manchester United, waxa uuna ku adkaysanayaa in &#8220;1,000% uu ka qeybqaadanayo howsha kooxda&#8221;. Wakiilka ciyaaryahanka 27 jirka ah ee khadka dhexe uga dheela xulka Faransiiska, Mino Raiola, ayaa todobaadkii tegay sheegay in ciyaaryahanka &#8220;uusan ku faraxsanayn&#8221; naadiga ayna tahay &#8220;in koox kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-13T09:49:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"351\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/\",\"name\":\"Paul Pogba oo kahadlay mustaqbalkiisa Man Utd - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-13T09:49:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772.jpg\",\"width\":624,\"height\":351},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Paul Pogba oo kahadlay mustaqbalkiisa Man Utd\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Paul Pogba oo kahadlay mustaqbalkiisa Man Utd - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Paul Pogba oo kahadlay mustaqbalkiisa Man Utd - Wardoon","og_description":"Paul Pogba ayaa sheegaya &#8220;in wax walba ay caadi u yihiin&#8221; isaga iyo Manchester United, waxa uuna ku adkaysanayaa in &#8220;1,000% uu ka qeybqaadanayo howsha kooxda&#8221;. Wakiilka ciyaaryahanka 27 jirka ah ee khadka dhexe uga dheela xulka Faransiiska, Mino Raiola, ayaa todobaadkii tegay sheegay in ciyaaryahanka &#8220;uusan ku faraxsanayn&#8221; naadiga ayna tahay &#8220;in koox kale [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-13T09:49:07+00:00","og_image":[{"width":624,"height":351,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/","name":"Paul Pogba oo kahadlay mustaqbalkiisa Man Utd - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772.jpg","datePublished":"2020-12-13T09:49:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116046773_mediaitem116046772.jpg","width":624,"height":351},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/paul-pogba-oo-kahadlay-mustaqbalkiisa-man-utd\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Paul Pogba oo kahadlay mustaqbalkiisa Man Utd"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154130"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154132,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154130\/revisions\/154132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154131"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}