{"id":154197,"date":"2020-12-14T14:03:16","date_gmt":"2020-12-14T11:03:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154197"},"modified":"2020-12-14T14:03:16","modified_gmt":"2020-12-14T11:03:16","slug":"rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Rooble Oo tagaya Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154198\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"385\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa ayaa ka ambabixi doona Magaalada Garoowe oo ay ku sugan yihiin, iyagoona saacadaha soo socda sida uu qorshahu yahay tegi doono Dhuusamareeb oo laga dareemayo qaban-qaabada soo dhaweynta.<\/p>\n<p>Ujeedka Rooble ayaa waxaa uu yahay sidii uu kulan ula qaadan lahaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Madaxda kale ee Maamulka, isagoo kala hadli doona Arrimaha doorashada dalka ka dhacaya iyo xalinta tabashooyinka jira.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo labadii maalin ee dhaafay ku sugnaa Garoowe ayaa kulamo kusoo dhammaaday natiijo la\u2019aan la qaatay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Mas\u2019uuliyiin kale, kuwaasi oo looga hadlaayay Doorashada dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa iska diiday dalab uga yimid Rooble oo ahaa in uu magacaabo Guddiyada doorashada ee Puntland ku metelaya Guddiyada la magacaabay ee heer Federaal iyo heer maamul Goboleed, isagoona shuruud adeg ku xiray arrintaas.<\/p>\n<p>Deni ayaa dalbaday in marka hore la xaliyo arrinta ay isku hayaan dowladda Federaalka iyo Jubbaland ee ku aadan Gobolka Gedo iyo in dib u eegis lagu sameeyo Guddiga doorashada lagu muran yahay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Rooble iyo wafdigiisa ayaa Maanta isaga tegaya Magaalada Garoowe, waxaana xusid mudan in Rooble xalay uu ka baaqday munaasabad Casho sharaf ah oo Madaxda Puntland u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa ayaa ka ambabixi doona Magaalada Garoowe oo ay ku sugan yihiin, iyagoona saacadaha soo socda sida uu qorshahu yahay tegi doono Dhuusamareeb oo laga dareemayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154198,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154197","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble Oo tagaya Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble Oo tagaya Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa ayaa ka ambabixi doona Magaalada Garoowe oo ay ku sugan yihiin, iyagoona saacadaha soo socda sida uu qorshahu yahay tegi doono Dhuusamareeb oo laga dareemayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-14T11:03:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Rooble Oo tagaya Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-14T11:03:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3.jpg\",\"width\":696,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble Oo tagaya Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble Oo tagaya Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble Oo tagaya Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa ayaa ka ambabixi doona Magaalada Garoowe oo ay ku sugan yihiin, iyagoona saacadaha soo socda sida uu qorshahu yahay tegi doono Dhuusamareeb oo laga dareemayo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-14T11:03:16+00:00","og_image":[{"width":696,"height":385,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/","name":"Rooble Oo tagaya Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3.jpg","datePublished":"2020-12-14T11:03:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/d-3.jpg","width":696,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-tagaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble Oo tagaya Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154197"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154197"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154199,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154197\/revisions\/154199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154198"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}