{"id":154256,"date":"2020-12-14T21:33:34","date_gmt":"2020-12-14T18:33:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154256"},"modified":"2020-12-14T21:33:34","modified_gmt":"2020-12-14T18:33:34","slug":"maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/","title":{"rendered":"Maxkamada sare Puntland oo taageertay go&#8217;aankii xasaanada looga qaaday 8 xildhibaan"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada sare Puntland ayaa xukun kama dambays ah kasoo saartay dacwada siddeed xildhibaan oo katirsanaa barlamaanka Puntland, kuwaas oo horaantii bishaan xasaanadii laga qaaday.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa ayiday go\u2019aankii barlamaanka Puntland, waxayna amartay in la diyaariyo xubnihii xildhibaanadaas bedeli lahaa, iyadoo loo marayo hannaankii lagusoo xuli jiray golaha wakiiladda.<\/p>\n<p>Waxay maxkamadu sidoo kale ku xukuntay xildhibaanada xasaanada laga qaaday in ay bixiyaan magdhowga hanti dowladdeed oo ay burburiyeen intii ay socotay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday barlamaanka.<\/p>\n<p>Xildhibaanada lagu riday xukunkan, ayaa horey u sheegay in aysan aqbalidoonin go\u2019aan kasta oo ay u arkaan sharci darro, iyagoo horey walaac uga muujinayay dhexdhexaadnimada masuuliyiinta garsoorka.<\/p>\n<p><strong>Xildhibaanada uu xukunkaan ku dhacay ayaa kala ah:<\/strong><\/p>\n<p>1-Cabqani Abhsir Jaamac<\/p>\n<p>2-Cabdijamaal Cismaan Maxamed<\/p>\n<p>3-Cabdicasiis Siciid Maxamuud<\/p>\n<p>4-Maxamuud Axmed Caalin<\/p>\n<p>5-Maxamuud Maxamed Barre<\/p>\n<p>6-Saleebaan Faarax Ciise.<\/p>\n<p>7-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada sare Puntland ayaa xukun kama dambays ah kasoo saartay dacwada siddeed xildhibaan oo katirsanaa barlamaanka Puntland, kuwaas oo horaantii bishaan xasaanadii laga qaaday. Maxkamada ayaa ayiday go\u2019aankii barlamaanka Puntland, waxayna amartay in la diyaariyo xubnihii xildhibaanadaas bedeli lahaa, iyadoo loo marayo hannaankii lagusoo xuli jiray golaha wakiiladda. Waxay maxkamadu sidoo kale ku xukuntay xildhibaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154258,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamada sare Puntland oo taageertay go&#039;aankii xasaanada looga qaaday 8 xildhibaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamada sare Puntland oo taageertay go&#039;aankii xasaanada looga qaaday 8 xildhibaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamada sare Puntland ayaa xukun kama dambays ah kasoo saartay dacwada siddeed xildhibaan oo katirsanaa barlamaanka Puntland, kuwaas oo horaantii bishaan xasaanadii laga qaaday. Maxkamada ayaa ayiday go\u2019aankii barlamaanka Puntland, waxayna amartay in la diyaariyo xubnihii xildhibaanadaas bedeli lahaa, iyadoo loo marayo hannaankii lagusoo xuli jiray golaha wakiiladda. Waxay maxkamadu sidoo kale ku xukuntay xildhibaanada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-14T18:33:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/GRANDMA-IN-COURT-640x427-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/\",\"name\":\"Maxkamada sare Puntland oo taageertay go'aankii xasaanada looga qaaday 8 xildhibaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/GRANDMA-IN-COURT-640x427-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-14T18:33:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/GRANDMA-IN-COURT-640x427-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/GRANDMA-IN-COURT-640x427-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamada sare Puntland oo taageertay go&#8217;aankii xasaanada looga qaaday 8 xildhibaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamada sare Puntland oo taageertay go'aankii xasaanada looga qaaday 8 xildhibaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamada sare Puntland oo taageertay go'aankii xasaanada looga qaaday 8 xildhibaan - Wardoon","og_description":"Maxkamada sare Puntland ayaa xukun kama dambays ah kasoo saartay dacwada siddeed xildhibaan oo katirsanaa barlamaanka Puntland, kuwaas oo horaantii bishaan xasaanadii laga qaaday. Maxkamada ayaa ayiday go\u2019aankii barlamaanka Puntland, waxayna amartay in la diyaariyo xubnihii xildhibaanadaas bedeli lahaa, iyadoo loo marayo hannaankii lagusoo xuli jiray golaha wakiiladda. Waxay maxkamadu sidoo kale ku xukuntay xildhibaanada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-14T18:33:34+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/GRANDMA-IN-COURT-640x427-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/","name":"Maxkamada sare Puntland oo taageertay go'aankii xasaanada looga qaaday 8 xildhibaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/GRANDMA-IN-COURT-640x427-1.jpg","datePublished":"2020-12-14T18:33:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/GRANDMA-IN-COURT-640x427-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/GRANDMA-IN-COURT-640x427-1.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamada-sare-puntland-oo-taageertay-goaankii-xasaanada-looga-qaaday-8-xildhibaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamada sare Puntland oo taageertay go&#8217;aankii xasaanada looga qaaday 8 xildhibaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154256"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154259,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154256\/revisions\/154259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154258"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}