{"id":154317,"date":"2020-12-15T18:53:07","date_gmt":"2020-12-15T15:53:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154317"},"modified":"2020-12-15T18:53:07","modified_gmt":"2020-12-15T15:53:07","slug":"musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/","title":{"rendered":"Musharaxiinta oo kahadlay shacabkii lagu rasaaseeyey Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154319\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Golaha Midowga Musharaxiinta mucaaridka ayaa war-murtiyeed kulul kasoo saaray rasaastii ay dowladda federaalka Soomaaliya maanta ku fureen dadweynihii banaan-baxa ka dhigayey qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Golaha ayaa si kulul u cambaareeyay falkaasi oo ku tilmaamay mid arxan daro ah oo ay ciidamada dowladda federaalka ay ugu fureen shacabka Soomaaliyeed ee sida nabadda ah ugu banaan-baxayay caasimada.<\/p>\n<p>\u201cGolaha Midowga Musharaxiinta wuxuu si kulul u canbaaraynayaa rasaastii ay ciidanka dowladda Federaalka ahi sida arxan darrida ah ugu fureen shacabka Soomaaliyeed ee sida nabadda ah ugu mudaharaadayey magaalada Muqdisho,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Waxa kale oo lagu yiri \u201cGolahu wuxuu mas\u2019uuliyada eeddaas dusha kas saarayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Maxamada Cabdullaahi Farmaajo oo ciidanka Gorgor, iyo Haramcad ee ay dowladda Turkiga tababrtay u adeegsaday caburinta shacabka mudaaharadaayey.\u201d<\/p>\n<p>Musharaxiinta mucaaridka ayaa falkaasi ku eedeeyay inuu ka dambeeyo madaxweyne Farmaajo, maadama banaan-baxaasi looga soo horjeeday madaxweynaha, oo xiligan dib iskugu soo taagay doorashada soo socota.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa waxa lagu sheegay in rasaastii ay fureen ciidanka ay ku dhaawacmeen ilaa afar ruux, halka la xiray labo ruux oo kale, iyaga oo xusay in taliska ciidanka nabad-sugida iyo booliska gobolka Banaadir uu ku raad-joogo dadkii banaan-baxaasi ka qeyb-galay, sida lagu sheegay qoraalka.<\/p>\n<p>Waxay si wada-jir ah u codsadeen musharaxiinta mucaaridka in si deg-deg ah loo sii daayo dadka loo xiray banaan-baxii maanta, isla markaana la joojiyo wax ay ku sheegen \u201cbaacsiga lagu hayo dadkii dibad-baxa ka qeyb-galay\u201d.<\/p>\n<p>\u201cGoluhu wuxuu uga digayaa ciidanka inay qaataan amarka lagu xabadaynayo shacabka walaalahood iyo waalidoontood ah, waana in ay xusuusnaadaan in muddo xileedka Madaxweyne Farmaajo ay ka harsan tahay oo keli ah 54-maalin\u201d.<\/p>\n<p>Musharaxiinta mucaaridka ayaa sidoo kale waxay shacabka ugu baaqeen inay sii wadaan banaan-baxyada ka dhanka ah xukuumadda uu majaraha u hayo Farmaajo, iyagoona balan-qaaday inay qeyb ka noqon doonaan dibad-baxyada soo socda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina waxa qoraalka lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo uu diidan yahay in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah, isla markaana la dhigo dibad-baxyo iyo kulamo nabadeed, taasi oo ay sheegen inay ka hor imaneyso dastuurka dalka iyo qiyamka caalamiga ah ee xuquuqul insaanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154318\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mudaaharaadka-la-xabadeeyey-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mudaaharaadka-la-xabadeeyey-1.jpg 1653w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mudaaharaadka-la-xabadeeyey-1-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mudaaharaadka-la-xabadeeyey-1-724x1024.jpg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mudaaharaadka-la-xabadeeyey-1-768x1087.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mudaaharaadka-la-xabadeeyey-1-1086x1536.jpg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mudaaharaadka-la-xabadeeyey-1-1447x2048.jpg 1447w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mudaaharaadka-la-xabadeeyey-1-696x985.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mudaaharaadka-la-xabadeeyey-1-1068x1511.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mudaaharaadka-la-xabadeeyey-1-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Midowga Musharaxiinta mucaaridka ayaa war-murtiyeed kulul kasoo saaray rasaastii ay dowladda federaalka Soomaaliya maanta ku fureen dadweynihii banaan-baxa ka dhigayey qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Golaha ayaa si kulul u cambaareeyay falkaasi oo ku tilmaamay mid arxan daro ah oo ay ciidamada dowladda federaalka ay ugu fureen shacabka Soomaaliyeed ee sida nabadda ah ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154319,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musharaxiinta oo kahadlay shacabkii lagu rasaaseeyey Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musharaxiinta oo kahadlay shacabkii lagu rasaaseeyey Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Midowga Musharaxiinta mucaaridka ayaa war-murtiyeed kulul kasoo saaray rasaastii ay dowladda federaalka Soomaaliya maanta ku fureen dadweynihii banaan-baxa ka dhigayey qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Golaha ayaa si kulul u cambaareeyay falkaasi oo ku tilmaamay mid arxan daro ah oo ay ciidamada dowladda federaalka ay ugu fureen shacabka Soomaaliyeed ee sida nabadda ah ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-15T15:53:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/\",\"name\":\"Musharaxiinta oo kahadlay shacabkii lagu rasaaseeyey Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-15T15:53:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musharaxiinta oo kahadlay shacabkii lagu rasaaseeyey Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musharaxiinta oo kahadlay shacabkii lagu rasaaseeyey Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musharaxiinta oo kahadlay shacabkii lagu rasaaseeyey Muqdisho - Wardoon","og_description":"Golaha Midowga Musharaxiinta mucaaridka ayaa war-murtiyeed kulul kasoo saaray rasaastii ay dowladda federaalka Soomaaliya maanta ku fureen dadweynihii banaan-baxa ka dhigayey qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Golaha ayaa si kulul u cambaareeyay falkaasi oo ku tilmaamay mid arxan daro ah oo ay ciidamada dowladda federaalka ay ugu fureen shacabka Soomaaliyeed ee sida nabadda ah ugu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-15T15:53:07+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/","name":"Musharaxiinta oo kahadlay shacabkii lagu rasaaseeyey Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2.jpg","datePublished":"2020-12-15T15:53:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mucaaradka-2.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-oo-kahadlay-shacabkii-lagu-rasaaseeyey-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musharaxiinta oo kahadlay shacabkii lagu rasaaseeyey Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154317"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154320,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154317\/revisions\/154320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154319"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}