{"id":154327,"date":"2020-12-15T23:06:58","date_gmt":"2020-12-15T20:06:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154327"},"modified":"2020-12-15T23:06:58","modified_gmt":"2020-12-15T20:06:58","slug":"janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Janaraal Xuud oo sheegay in Mudo 15 maalin gudohood kudhisi doonaa maamul ka madax banaan Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154331\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa galinkii dambe maanta waxa uu duleedka magaalada Baledweyne ku dhexmaray Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan iyo madaxda dhaqdhaqaaqa la baxay Kacdoonka Samata Bixinta Hiiraan.<\/p>\n<p>Odayaasha maanta kulanka la qaatay madaxda dhaqdhaqaaqa hubeysan ee uu hoggaaminaayo Janaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa shaagey iney taageersan yihiin dhaqdhaqaaqa looga soo horjeedo dhismaha labaad ee Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Janaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo ka hadlayay kulanka ayaa si rasmi ah u shaaciyay in 15 maalin gudaheed ay ku sameysanayaan maamul ka madax banaan Hirshabeelle oo lagu magacaabo Hiiraan State.<\/p>\n<p>Afhayeenka dhaqdhaqaaqa Kacdoonka Samata Bixinta Hiiraan ayaa sidoo kale sheegay in kulamo dhexmaray iyaga iyo wasiirka arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Xuseen Afrax ay kusoo dhamadeen isfaham waay.<\/p>\n<p>Ugu dambeynta masuuliyiinta dhaqdhaqaaqa Kacdoonka Samata Bixinta Hiiraan ayaa sidoo kale ugu baaqay xubnaha ka tirsan Hirshabeelle ee ku sugan magaalada Baledweyne iney isaga baxaan.<\/p>\n<p>Hadalkan maanta kasoo baxay Odayaasha dhaqanka iyo madaxda Kacdoonka Hiiraan ayaa imaanaya xili toddobaadkii labad uu ku sugan yahay Baledweyne wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo u yimid xalinta tabashada reer Hiiraan ee la xariirta Hirshabeelle taasoo hadda u muuqaneysa hal bacaad lagu lisay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154328\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311548251950.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311548251950.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311548251950-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311548251950-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154329\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311757706846.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311757706846.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311757706846-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154330\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311941801870.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311941801870.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311941801870-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436311941801870-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154331\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154332\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312236694208.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312236694208.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312236694208-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154333\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312385595674.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312385595674.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312385595674-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154334\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312531370407.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312531370407.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312531370407-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa galinkii dambe maanta waxa uu duleedka magaalada Baledweyne ku dhexmaray Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan iyo madaxda dhaqdhaqaaqa la baxay Kacdoonka Samata Bixinta Hiiraan. Odayaasha maanta kulanka la qaatay madaxda dhaqdhaqaaqa hubeysan ee uu hoggaaminaayo Janaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa shaagey iney taageersan yihiin dhaqdhaqaaqa looga soo horjeedo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Janaraal Xuud oo sheegay in Mudo 15 maalin gudohood kudhisi doonaa maamul ka madax banaan Hirshabeelle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Janaraal Xuud oo sheegay in Mudo 15 maalin gudohood kudhisi doonaa maamul ka madax banaan Hirshabeelle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa galinkii dambe maanta waxa uu duleedka magaalada Baledweyne ku dhexmaray Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan iyo madaxda dhaqdhaqaaqa la baxay Kacdoonka Samata Bixinta Hiiraan. Odayaasha maanta kulanka la qaatay madaxda dhaqdhaqaaqa hubeysan ee uu hoggaaminaayo Janaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa shaagey iney taageersan yihiin dhaqdhaqaaqa looga soo horjeedo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-15T20:06:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/\",\"name\":\"Janaraal Xuud oo sheegay in Mudo 15 maalin gudohood kudhisi doonaa maamul ka madax banaan Hirshabeelle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-15T20:06:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Janaraal Xuud oo sheegay in Mudo 15 maalin gudohood kudhisi doonaa maamul ka madax banaan Hirshabeelle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Janaraal Xuud oo sheegay in Mudo 15 maalin gudohood kudhisi doonaa maamul ka madax banaan Hirshabeelle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Janaraal Xuud oo sheegay in Mudo 15 maalin gudohood kudhisi doonaa maamul ka madax banaan Hirshabeelle - Wardoon","og_description":"Kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa galinkii dambe maanta waxa uu duleedka magaalada Baledweyne ku dhexmaray Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan iyo madaxda dhaqdhaqaaqa la baxay Kacdoonka Samata Bixinta Hiiraan. Odayaasha maanta kulanka la qaatay madaxda dhaqdhaqaaqa hubeysan ee uu hoggaaminaayo Janaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa shaagey iney taageersan yihiin dhaqdhaqaaqa looga soo horjeedo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-15T20:06:58+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/","name":"Janaraal Xuud oo sheegay in Mudo 15 maalin gudohood kudhisi doonaa maamul ka madax banaan Hirshabeelle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg","datePublished":"2020-12-15T20:06:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201215637436312096371597.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/janaraal-xuud-oo-sheegay-in-mudo-15-maalin-gudohood-kudhisi-doonaa-maamul-ka-madax-banaan-hirshabeelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Janaraal Xuud oo sheegay in Mudo 15 maalin gudohood kudhisi doonaa maamul ka madax banaan Hirshabeelle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154327"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154335,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154327\/revisions\/154335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154331"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}