{"id":154405,"date":"2020-12-17T12:36:45","date_gmt":"2020-12-17T09:36:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154405"},"modified":"2020-12-17T12:36:45","modified_gmt":"2020-12-17T09:36:45","slug":"musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/","title":{"rendered":"Musharaxiinta mucaaradka oo ciidamo la dul-dhigay"},"content":{"rendered":"<p>Xubnaha midowga musharraxiinta ee u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa ka hadlay ciidamo saaka la dul-dhigay qaar ka mid ah guryaha ay dagan yihiin musharraxiinta ee ku yaalla magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraalka ka soo baxay musharraxiinta mucaaradka ayaa marka hore lagu cambaareeyey tallaabada ay qaaday dowladda Soomaaliya iyo in waddooyinka laga xiro shacabka.<\/p>\n<p>Sidoo kale musharraxiinta ayaa uga digay madaxweynaha Soomaaliya inuu ka waan-toobo daan-daasi ay sheegeen inuu ku hayo siyaasiyiinta mucaaradka.<\/p>\n<p>Musharraxiinta ayaa markale ka digay in ciidamada ammaanka dalka loo adeegsado u jeedooyin siyaasadeed oo laga leeyahay dano gaar ah, iyaga oo ugu baaqay ciidamada in aan sidoo kale loo adeegsan caburinta iyo dhibaateynta dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn golaha musharraxiinta ayaa shaaca ka qaaday in mas\u2019uuliyad darro kasta oo ka timaada daan-daansigan uu qaadayo madaxweyne Maxamed C\/llahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo beegmeysa, xilli saaka ciidamo dheeraad ah la soo dhoobay waddooyinka qaar, gaar ahaan xaafadaha ay dagan yihiin inta badan musharraxiinta, sida Laami yaraha Zoobe, wadada Ceel Qalaw, Macruuf, Soomaali Airline iyo sidoo kale jid-cade walba ee ka soo bilowda oo dhaca dhanka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154406\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/golac-waqrad.jpg\" alt=\"\" width=\"525\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/golac-waqrad.jpg 525w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/golac-waqrad-219x300.jpg 219w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/golac-waqrad-306x420.jpg 306w\" sizes=\"(max-width: 525px) 100vw, 525px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha midowga musharraxiinta ee u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa ka hadlay ciidamo saaka la dul-dhigay qaar ka mid ah guryaha ay dagan yihiin musharraxiinta ee ku yaalla magaalada Muqdisho. Qoraalka ka soo baxay musharraxiinta mucaaradka ayaa marka hore lagu cambaareeyey tallaabada ay qaaday dowladda Soomaaliya iyo in waddooyinka laga xiro shacabka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153892,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154405","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musharaxiinta mucaaradka oo ciidamo la dul-dhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musharaxiinta mucaaradka oo ciidamo la dul-dhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha midowga musharraxiinta ee u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa ka hadlay ciidamo saaka la dul-dhigay qaar ka mid ah guryaha ay dagan yihiin musharraxiinta ee ku yaalla magaalada Muqdisho. Qoraalka ka soo baxay musharraxiinta mucaaradka ayaa marka hore lagu cambaareeyey tallaabada ay qaaday dowladda Soomaaliya iyo in waddooyinka laga xiro shacabka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-17T09:36:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020125637427498457341563.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/\",\"name\":\"Musharaxiinta mucaaradka oo ciidamo la dul-dhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020125637427498457341563.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-17T09:36:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020125637427498457341563.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020125637427498457341563.jpg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musharaxiinta mucaaradka oo ciidamo la dul-dhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musharaxiinta mucaaradka oo ciidamo la dul-dhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musharaxiinta mucaaradka oo ciidamo la dul-dhigay - Wardoon","og_description":"Xubnaha midowga musharraxiinta ee u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa ka hadlay ciidamo saaka la dul-dhigay qaar ka mid ah guryaha ay dagan yihiin musharraxiinta ee ku yaalla magaalada Muqdisho. Qoraalka ka soo baxay musharraxiinta mucaaradka ayaa marka hore lagu cambaareeyey tallaabada ay qaaday dowladda Soomaaliya iyo in waddooyinka laga xiro shacabka. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-17T09:36:45+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020125637427498457341563.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/","name":"Musharaxiinta mucaaradka oo ciidamo la dul-dhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020125637427498457341563.jpg","datePublished":"2020-12-17T09:36:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020125637427498457341563.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020125637427498457341563.jpg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiinta-mucaaradka-oo-ciidamo-la-dul-dhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musharaxiinta mucaaradka oo ciidamo la dul-dhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154405"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154405"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154407,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154405\/revisions\/154407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153892"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}