{"id":154408,"date":"2020-12-17T12:42:47","date_gmt":"2020-12-17T09:42:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154408"},"modified":"2020-12-17T12:42:47","modified_gmt":"2020-12-17T09:42:47","slug":"masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/","title":{"rendered":"Masar oo doonaysa inay saldhig militari kadhisato Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Masar ayaa dooneysa inay dib u hagaajiso xiriirka kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya, si ay saldhig militari uga sameysato dalka, islamarkaana uga hortagto saameynta Turkiga ee Soomaaliya, waxaa sidaas weriyey wargeyska Al-Monitor.<\/p>\n<p>Wafdi ka socda dowladda Masar, oo uu hoggaaminayey kaaliyaha wasiirka arrimaha dibedda Masar ee arrimaha Afrika Sherif Issa ayaa 6-dii December soo gaaray Muqdisho, oo ay kula kulmeen wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirizaaq.<\/p>\n<p>Mukhtar Ghobashy, oo ah ku-xigeenka madaxa Xarunta Carbeed ee Daraaasaadka Siyaasadda, ayaa wargeyska Al-Monitor u sheegay in Masar ay aad uga walaacsan tahay saameynta iyo ku dhex-milanka Turkey ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cNasiib darro, sanadihii dhowaa, dalal Turkiga uu ka mid yahay ayaa awood u yeeshay inay ku dhex-milmaan Soomaaliya, ayaga oo siinaya gargaar, taasi oo u suurta-gelisay inay saldhig militari ka dhistaan Muqdisho, 2017-kii. Taas darteed, Masar waxaa qasab u ah inay hagaajiso xiriirkeeda Soomaaliya, si ay taas miisaan ugu hesho,\u201d ayuu yiri Mukhtar Ghobashy.<\/p>\n<p>Ghobashy ayaa sheegay in wafdiga Masar laga yaabo inay intii lagu guda jiray safarkooda Muqdisho ay kala hadleen dowladda federaalka in Qaahira ay saldhig militari ka sameysato Muqdisho.<\/p>\n<p>Ma cadda waxa ay dowladda ka yeeli doonto arrintaas, hase yeeshee dalalka Turkey iyo Qatar oo saameyn xooggan ku leh dowladda federaalka ayaa la rumeysan yahay inaysan sinnaba u ogolaan doonin saldhig ay Masar ka sameysato Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Masar ayaa dooneysa inay dib u hagaajiso xiriirka kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya, si ay saldhig militari uga sameysato dalka, islamarkaana uga hortagto saameynta Turkiga ee Soomaaliya, waxaa sidaas weriyey wargeyska Al-Monitor. Wafdi ka socda dowladda Masar, oo uu hoggaaminayey kaaliyaha wasiirka arrimaha dibedda Masar ee arrimaha Afrika Sherif Issa ayaa 6-dii December soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154409,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154408","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Masar oo doonaysa inay saldhig militari kadhisato Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Masar oo doonaysa inay saldhig militari kadhisato Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Masar ayaa dooneysa inay dib u hagaajiso xiriirka kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya, si ay saldhig militari uga sameysato dalka, islamarkaana uga hortagto saameynta Turkiga ee Soomaaliya, waxaa sidaas weriyey wargeyska Al-Monitor. Wafdi ka socda dowladda Masar, oo uu hoggaaminayey kaaliyaha wasiirka arrimaha dibedda Masar ee arrimaha Afrika Sherif Issa ayaa 6-dii December soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-17T09:42:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Wafdiga-Masar.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/\",\"name\":\"Masar oo doonaysa inay saldhig militari kadhisato Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Wafdiga-Masar.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-12-17T09:42:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Wafdiga-Masar.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Wafdiga-Masar.jpeg\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Masar oo doonaysa inay saldhig militari kadhisato Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Masar oo doonaysa inay saldhig militari kadhisato Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Masar oo doonaysa inay saldhig militari kadhisato Muqdisho - Wardoon","og_description":"Dowladda Masar ayaa dooneysa inay dib u hagaajiso xiriirka kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya, si ay saldhig militari uga sameysato dalka, islamarkaana uga hortagto saameynta Turkiga ee Soomaaliya, waxaa sidaas weriyey wargeyska Al-Monitor. Wafdi ka socda dowladda Masar, oo uu hoggaaminayey kaaliyaha wasiirka arrimaha dibedda Masar ee arrimaha Afrika Sherif Issa ayaa 6-dii December soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-17T09:42:47+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Wafdiga-Masar.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/","name":"Masar oo doonaysa inay saldhig militari kadhisato Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Wafdiga-Masar.jpeg","datePublished":"2020-12-17T09:42:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Wafdiga-Masar.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Wafdiga-Masar.jpeg","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-doonaysa-inay-saldhig-militari-kadhisato-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Masar oo doonaysa inay saldhig militari kadhisato Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154408"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154408"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154410,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154408\/revisions\/154410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154409"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}