{"id":154411,"date":"2020-12-17T12:46:52","date_gmt":"2020-12-17T09:46:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154411"},"modified":"2020-12-17T12:46:52","modified_gmt":"2020-12-17T09:46:52","slug":"waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/","title":{"rendered":"Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Ciidamo La Dul Dhigay Guryaha Musharixiinta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154412\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1-356x220.jpeg 356w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1-680x420.jpeg 680w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa saaka lagu arkay ciidamo dheeraad ah oo la soo dhoobay waddooyinka qaar, gaar ahaan xaafadaha ay dagan yihiin inta badan musharraxiinta xilka madaxweynaha ee 2021-ka.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa lagu soo warramayaa inay isku hareereeyeen xaafadaha u dhow Hotel Jaziira oo saldhig u ah hoggaamiyeesha mucaaradka dalka.<\/p>\n<p>Meelaha lagu arkay ciidamadaas oo ah kuwa Haramcad ayaa waxaa ka mid ah Laami yaraha Zoobe, wadada Ceel Qalaw, Macruuf, Soomaali Airline iyo sidoo kale jid-cade walba ee ka soo bilowda oo dhaca dhanka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Xaafadahaasi waxaa intooda badan degan musharraxiinta, sida madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh Maxamuud, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ra\u2019iisul wasaarihii hore ee dalka Mudane Xasan Cali Khayre iyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.<\/p>\n<p>Dhinaca kale xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah golaha shacabka ayaa si adag uga hadlay arrintaasi iyo dhaq-dhaqaaqyada ciidan ee maanta laga dareemayo M\/Muqdisho.<\/p>\n<p>Mahad Salaad ayaa hoosta ka xariiqay inuu ciidankaas u diray guryaha musharraxiinta madaweyne Farmaajo, islamarkaana uu isagu qaadi doono mas\u2019uuliyaddeeda.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Farmaajo saakay u diray guryaha musharaxiinta cawaaqib xumada ka dhalata mas\u2019uuliyadeeda isaga ayaa qaadi doona,\u201dayuu yiri Mahad Salaad.<\/p>\n<p>Dhankiisa Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa sababta ku sheegay in la doonayo in laga hortago xuska 17-ka December oo ah markii uu dhacay wararkii lagu qaaday xarunta Xisbiga Wadajir, sanadkii 2017-kii, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaa sanadkii labaad oo shacabka Muqdisho waddooyinka laga xiro, iyadoo laga hortegayo xuska 17 December. Waxaa ciidan la dhigay goob kasta oo lagu tuhmayo in xuska lagu qabanayo, wadda kastana waa la xiray,\u201d ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.<\/p>\n<p>Arrimahan ayaa ku soo aadaya, xilli inta badan musharraxiinta mucaaradka ay ku sii jeedaan magaalada Nairobi oo ay shir kula yeelan doonaan madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland, kaas oo looga hadlayo xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa saaka lagu arkay ciidamo dheeraad ah oo la soo dhoobay waddooyinka qaar, gaar ahaan xaafadaha ay dagan yihiin inta badan musharraxiinta xilka madaxweynaha ee 2021-ka. Ciidamadan ayaa lagu soo warramayaa inay isku hareereeyeen xaafadaha u dhow Hotel Jaziira oo saldhig u ah hoggaamiyeesha mucaaradka dalka. Meelaha lagu arkay ciidamadaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154412,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Ciidamo La Dul Dhigay Guryaha Musharixiinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Ciidamo La Dul Dhigay Guryaha Musharixiinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa saaka lagu arkay ciidamo dheeraad ah oo la soo dhoobay waddooyinka qaar, gaar ahaan xaafadaha ay dagan yihiin inta badan musharraxiinta xilka madaxweynaha ee 2021-ka. Ciidamadan ayaa lagu soo warramayaa inay isku hareereeyeen xaafadaha u dhow Hotel Jaziira oo saldhig u ah hoggaamiyeesha mucaaradka dalka. Meelaha lagu arkay ciidamadaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-17T09:46:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/\",\"name\":\"Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Ciidamo La Dul Dhigay Guryaha Musharixiinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-12-17T09:46:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Ciidamo La Dul Dhigay Guryaha Musharixiinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Ciidamo La Dul Dhigay Guryaha Musharixiinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Ciidamo La Dul Dhigay Guryaha Musharixiinta - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa saaka lagu arkay ciidamo dheeraad ah oo la soo dhoobay waddooyinka qaar, gaar ahaan xaafadaha ay dagan yihiin inta badan musharraxiinta xilka madaxweynaha ee 2021-ka. Ciidamadan ayaa lagu soo warramayaa inay isku hareereeyeen xaafadaha u dhow Hotel Jaziira oo saldhig u ah hoggaamiyeesha mucaaradka dalka. Meelaha lagu arkay ciidamadaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-17T09:46:52+00:00","og_image":[{"width":696,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/","name":"Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Ciidamo La Dul Dhigay Guryaha Musharixiinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1.jpeg","datePublished":"2020-12-17T09:46:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musharaxiinta-696x430-1.jpeg","width":696,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waddooyinka-muqdisho-oo-xiran-iyo-ciidamo-la-dul-dhigay-guryaha-musharixiinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Ciidamo La Dul Dhigay Guryaha Musharixiinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154411"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154411"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154413,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154411\/revisions\/154413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154412"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}