{"id":154414,"date":"2020-12-17T12:52:47","date_gmt":"2020-12-17T09:52:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154414"},"modified":"2020-12-17T12:52:47","modified_gmt":"2020-12-17T09:52:47","slug":"cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/","title":{"rendered":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay ciidamada gurigiisa hareerayay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154416\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n-150x150.jpg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n-768x768.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n-696x696.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><br \/>\nMusharaxa madaxweynaha Soomaaliya siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in sababta dowladda ay maanta wadooyinka u xirtay ay tahay inay ka hortagto xus loo dhigayo askartii lagu dilay weerarkii lagu qaaday Xarunta Xisbiga wadajir 17-kii Bishii December ee sanadkii 2017.<br \/>\nSiyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal kooban so dhigay bartiisa facebook ayaa waxaa uu ku sheegay in sanadkii labaad ay dowladda isku dayeyso inay ka hortagto xuska 17 December, waxaana uu dowladda ugu baaqay inay Shacabka wadooyinka u furto.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago qoraalka Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay jiray hadal-heyn ku saabsan in Magaalada muqdsho laga cabsi qabo inay ka dhacaan banaanbaxyo iska soo horjeedo oo mid lagu taageerayo dowladda midna xubnaha mucaaradka ay abaabulayaan.<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Akhriso qoraalka C\/raxmaan Cabdi Shakuur<\/strong><\/p>\n<p>Waa sanadkii labaad oo shacabka Muqdisho wadooyinka laga xiro, iyadoo laga hortegayo xuska 17 December. Waxaa ciidan lagu dhigay goob kasta oo lagu tuhmayo in xuska lagu qabanayo, wada kastana waa la xiray. Madaxweyne Farmaajo isaga ayaa amray xasuuqa, islamarkaana diidan xusuusta baroordiiqa. Xusku wuu dhacayaa ee Madaxweyne shacabka wadooyinka u fur.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154415\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-28.png\" alt=\"\" width=\"509\" height=\"272\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-28.png 509w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-28-300x160.png 300w\" sizes=\"(max-width: 509px) 100vw, 509px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in sababta dowladda ay maanta wadooyinka u xirtay ay tahay inay ka hortagto xus loo dhigayo askartii lagu dilay weerarkii lagu qaaday Xarunta Xisbiga wadajir 17-kii Bishii December ee sanadkii 2017. Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal kooban so dhigay bartiisa facebook ayaa waxaa uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154416,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay ciidamada gurigiisa hareerayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay ciidamada gurigiisa hareerayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in sababta dowladda ay maanta wadooyinka u xirtay ay tahay inay ka hortagto xus loo dhigayo askartii lagu dilay weerarkii lagu qaaday Xarunta Xisbiga wadajir 17-kii Bishii December ee sanadkii 2017. Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal kooban so dhigay bartiisa facebook ayaa waxaa uu ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-17T09:52:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/\",\"name\":\"Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay ciidamada gurigiisa hareerayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-17T09:52:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay ciidamada gurigiisa hareerayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay ciidamada gurigiisa hareerayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay ciidamada gurigiisa hareerayay - Wardoon","og_description":"Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in sababta dowladda ay maanta wadooyinka u xirtay ay tahay inay ka hortagto xus loo dhigayo askartii lagu dilay weerarkii lagu qaaday Xarunta Xisbiga wadajir 17-kii Bishii December ee sanadkii 2017. Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal kooban so dhigay bartiisa facebook ayaa waxaa uu ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-17T09:52:47+00:00","og_image":[{"width":960,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/","name":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay ciidamada gurigiisa hareerayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n.jpg","datePublished":"2020-12-17T09:52:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/130007824_3380491672063330_248353844708432452_n.jpg","width":960,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-ka-hadlay-ciidamada-gurigiisa-hareerayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay ciidamada gurigiisa hareerayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154414"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154417,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154414\/revisions\/154417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154416"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}