{"id":154473,"date":"2020-12-17T20:06:11","date_gmt":"2020-12-17T17:06:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154473"},"modified":"2020-12-17T20:06:11","modified_gmt":"2020-12-17T17:06:11","slug":"daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiir Xundubay Farriina U Diray Ciidanka Ammaanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154474\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Bannaanbaxyada ka dhacaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Ciidanka ammaanka oo la sheegay in ay awood u adeegsadaan dadka shacabka ah ee inta badan isugu soo baxa waddooyinka Magalada \u2018<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda Aminiga Dowladda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo ka hadlay arrintaan ayaa farriin u diray Ciidanka ammaanka iyo dadka shacabka ah, waxaana uu sheegay in Ciidanku ay ka fogaadaan wax waliba oo bulshada qal qal galin kara, sida in ay rasaas u adeegsadaan oo kale, waxaana sidoo kale dadka shacabka ah uu ugu baaqay in aysan Sameynin bannaanbaxyada rabshadaha wata.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ayaa maal mahaan waxaa ka taagan Jahawareer siyaasadeed, iyadoo ay dhaceen bannaanbaxyo dowladda looga soo horjeedo, waxaana Ciidanka dowladdu ay inta badan kala cayriyeen shacabka isugu soo baxay waddooyinka Magaalada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/q0rWiFkFc10\" width=\"810\" height=\"687\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Bannaanbaxyada ka dhacaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Ciidanka ammaanka oo la sheegay in ay awood u adeegsadaan dadka shacabka ah ee inta badan isugu soo baxa waddooyinka Magalada \u2018 Wasiirka wasaaradda Aminiga Dowladda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo ka hadlay arrintaan ayaa farriin u diray Ciidanka ammaanka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154474,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiir Xundubay Farriina U Diray Ciidanka Ammaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiir Xundubay Farriina U Diray Ciidanka Ammaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Bannaanbaxyada ka dhacaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Ciidanka ammaanka oo la sheegay in ay awood u adeegsadaan dadka shacabka ah ee inta badan isugu soo baxa waddooyinka Magalada \u2018 Wasiirka wasaaradda Aminiga Dowladda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo ka hadlay arrintaan ayaa farriin u diray Ciidanka ammaanka iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-17T17:06:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiir Xundubay Farriina U Diray Ciidanka Ammaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-17T17:06:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiir Xundubay Farriina U Diray Ciidanka Ammaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiir Xundubay Farriina U Diray Ciidanka Ammaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiir Xundubay Farriina U Diray Ciidanka Ammaanka - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Bannaanbaxyada ka dhacaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Ciidanka ammaanka oo la sheegay in ay awood u adeegsadaan dadka shacabka ah ee inta badan isugu soo baxa waddooyinka Magalada \u2018 Wasiirka wasaaradda Aminiga Dowladda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo ka hadlay arrintaan ayaa farriin u diray Ciidanka ammaanka iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-17T17:06:11+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/","name":"DAAWO:-Wasiir Xundubay Farriina U Diray Ciidanka Ammaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1.jpg","datePublished":"2020-12-17T17:06:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/WASIIIII-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-xundubay-farriina-u-diray-ciidanka-ammaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiir Xundubay Farriina U Diray Ciidanka Ammaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154473"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154475,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154473\/revisions\/154475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154474"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}