{"id":154545,"date":"2020-12-19T13:58:44","date_gmt":"2020-12-19T10:58:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154545"},"modified":"2020-12-19T13:58:44","modified_gmt":"2020-12-19T10:58:44","slug":"baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Maamulkaas"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154546\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301.jpg\" alt=\"\" width=\"780\" height=\"470\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301.jpg 780w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301-300x181.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301-768x463.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301-696x419.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301-697x420.jpg 697w\" sizes=\"(max-width: 780px) 100vw, 780px\" \/>Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle, iyaga oo muddo xileedka Madaxweynaha Hir-Shabeelle ka dhigay muddo Shan sano ah.<\/p>\n<p>Kulanka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ay goobjoog ka ahaayeen 56 Mudane ayaa waxaa ay dhamaantood cod gacan tag ah ku ansixiyeen in Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xusseen uu Hir-Shabeelle hoggaamiyo Shanta sano ee soo socota majirin wax diiday ama ka aamusay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kulanka shir guddoominayay ayaa sheegay in uu ansax yahay in muddo xileedka Madaxweynaha Hir-Shabeelle uu noqdo Shan Sano.<\/p>\n<p>Sidoo kale Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa Mudo 45 cisho ah oo ka bilaabaneysa 25 December 2020 ugu kordhiyay dhismaha xukuumada Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.<\/p>\n<p>2. Ansixinta Qorshe Howleedka<br \/>\nTallaabadaan ay Baarlamaanka Hir-Shabeelle ku kordhiyeen muddo xileedka Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo markii hore ahaa Afar sano ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli muran uu kajiro dhismaha Hir-Shabeelle, isla markaana dadka degan gobolka Hiiraan ay kasoo horjeedaan.<\/p>\n<p>Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan waxaa fariisin ka sameystay maleeshiyaad hubeysan oo la Magac baxay jabhadda xaq u dirirka Hiiraan, kuwaas oo dhowr jeer u diiday in Madaxweynaha Hir-Shabeelle uu tago Beledweyne.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle, iyaga oo muddo xileedka Madaxweynaha Hir-Shabeelle ka dhigay muddo Shan sano ah. Kulanka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ay goobjoog ka ahaayeen 56 Mudane ayaa waxaa ay dhamaantood cod gacan tag ah ku ansixiyeen in Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xusseen uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154546,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154545","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Maamulkaas - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Maamulkaas - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle, iyaga oo muddo xileedka Madaxweynaha Hir-Shabeelle ka dhigay muddo Shan sano ah. Kulanka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ay goobjoog ka ahaayeen 56 Mudane ayaa waxaa ay dhamaantood cod gacan tag ah ku ansixiyeen in Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xusseen uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-19T10:58:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"470\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Maamulkaas - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-19T10:58:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301.jpg\",\"width\":780,\"height\":470},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Maamulkaas\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Maamulkaas - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Maamulkaas - Wardoon","og_description":"Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle, iyaga oo muddo xileedka Madaxweynaha Hir-Shabeelle ka dhigay muddo Shan sano ah. Kulanka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ay goobjoog ka ahaayeen 56 Mudane ayaa waxaa ay dhamaantood cod gacan tag ah ku ansixiyeen in Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xusseen uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-19T10:58:44+00:00","og_image":[{"width":780,"height":470,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/","name":"Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Maamulkaas - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301.jpg","datePublished":"2020-12-19T10:58:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/FB_IMG_1604738261301.jpg","width":780,"height":470},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-hir-shabeelle-oo-kordhiyay-muddo-xileedka-madaxweynaha-maamulkaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Maamulkaas"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154545"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154545"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154547,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154545\/revisions\/154547"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154546"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}