{"id":154653,"date":"2020-12-21T12:51:46","date_gmt":"2020-12-21T09:51:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154653"},"modified":"2020-12-21T12:51:46","modified_gmt":"2020-12-21T09:51:46","slug":"rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Rag looga shakisan yahay qaraxii Gaalkacyo oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154654\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo-696x392.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>Wali waxaa soconaa howlgalo ballaaran oo ay ciidamada dowladda ka wadaan qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo kaddib qaraxii ismiidaaminta ahaa ee galaaftay nolashada in ka badan 16 ruux oo ay ka mid ahaayeen saraakiil sar sare oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa saacadihii ugu danbeeyay howlgal ay ka sameeyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaa ay ku soo qabteen Rag looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in shaqsiyaadkan la qabtay lagu waddo baaritaan la xiriira tuhunka laga qabo in ay ka tirsan yihiin ama la shaqeeyaan Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa iyagu sheegtay mas&#8217;uuliyada weearkii Ismiidaaminta ahaa ee lagu dilay saraakiisha iyo dadkii shacabka ahaa isku diyaarinayay soo dhaweynta safar uu Ra&#8217;iisal Wasaare Rooble oo xiligaa ku sii jeeday magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wali waxaa soconaa howlgalo ballaaran oo ay ciidamada dowladda ka wadaan qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo kaddib qaraxii ismiidaaminta ahaa ee galaaftay nolashada in ka badan 16 ruux oo ay ka mid ahaayeen saraakiil sar sare oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka. Ciidamada ayaa saacadihii ugu danbeeyay howlgal ay ka sameeyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154654,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rag looga shakisan yahay qaraxii Gaalkacyo oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rag looga shakisan yahay qaraxii Gaalkacyo oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wali waxaa soconaa howlgalo ballaaran oo ay ciidamada dowladda ka wadaan qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo kaddib qaraxii ismiidaaminta ahaa ee galaaftay nolashada in ka badan 16 ruux oo ay ka mid ahaayeen saraakiil sar sare oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka. Ciidamada ayaa saacadihii ugu danbeeyay howlgal ay ka sameeyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-21T09:51:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Rag looga shakisan yahay qaraxii Gaalkacyo oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-21T09:51:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo.jpg\",\"width\":720,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rag looga shakisan yahay qaraxii Gaalkacyo oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rag looga shakisan yahay qaraxii Gaalkacyo oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rag looga shakisan yahay qaraxii Gaalkacyo oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Wali waxaa soconaa howlgalo ballaaran oo ay ciidamada dowladda ka wadaan qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo kaddib qaraxii ismiidaaminta ahaa ee galaaftay nolashada in ka badan 16 ruux oo ay ka mid ahaayeen saraakiil sar sare oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka. Ciidamada ayaa saacadihii ugu danbeeyay howlgal ay ka sameeyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-21T09:51:46+00:00","og_image":[{"width":720,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/","name":"Rag looga shakisan yahay qaraxii Gaalkacyo oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo.jpg","datePublished":"2020-12-21T09:51:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Gaalkacyo.jpg","width":720,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-looga-shakisan-yahay-qaraxii-gaalkacyo-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rag looga shakisan yahay qaraxii Gaalkacyo oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154653"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154655,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154653\/revisions\/154655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154654"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}