{"id":154662,"date":"2020-12-21T13:18:15","date_gmt":"2020-12-21T10:18:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154662"},"modified":"2020-12-21T13:18:15","modified_gmt":"2020-12-21T10:18:15","slug":"nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/","title":{"rendered":"Nooc cusub oo fayraska korona oo laga helay Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154665\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1.jpg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/>Waddamada reer galbeedka ayaa billaabay iney xayiraado cusub ku soo rogaan dalka UK si ay uga gaashaantaan nooca cusub ee fayraska korona ee dalkaasi laga helay.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah waddamada reer Yurub waxay joojiyeen dhammaan duullimaadyadi Ingisriiska ka imanayey.<\/p>\n<p>Nooc cusub ee fayraska korona ayaa si degdeg ah ugu faafay magaalada London iyo Koonfurta-Bari England<\/p>\n<p>Ra\u2019isal wasaaraha Britain Boris Johnson wuxuu sabtidi ku dhawaaqay xayiraado afar heer oo kala duwan maraya oo laga hirgelinayo goobaha nooca cusub ee fayraska korona laga helay, wuxuuna gabi ahaanba uu meesha ka saaray nasashadi iyo kulammadi ay malaayiinta qof ee u dabbaal degaya ciidda miilaadiga ay sameynayeen .<\/p>\n<p>Khubarada sare ee caafimaadka waxay sheegeen inaan la hayn caddeymo muujinaya nooca fayraska korona ee cusub inuu yahay mid ay khatartiisu badan tahay, ama si ka duwan ula falgalayo tallaallada haatan socdo.<\/p>\n<p>Balse waxay khubaradu sheegeen iney ogaadeen noocani cusub ee fayraska korona inuu yahay mid 70% la iisu gudbin karo.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka Matt Hancock wuxuu sheegay culeyskan cusub ee soo kordhay inuu yahay \u2018mid faraha ka baxay\u2019, waxaanna ka shaqeyneynaa sidi aan u xakameyn lahayan, isaga oo qirtay iney tahay dhibaata aad u weyn oo si cad u muujinaya sanadkan inuu yahay mid si xun ku dhammaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waddamada reer galbeedka ayaa billaabay iney xayiraado cusub ku soo rogaan dalka UK si ay uga gaashaantaan nooca cusub ee fayraska korona ee dalkaasi laga helay. Qaar ka mid ah waddamada reer Yurub waxay joojiyeen dhammaan duullimaadyadi Ingisriiska ka imanayey. Nooc cusub ee fayraska korona ayaa si degdeg ah ugu faafay magaalada London iyo Koonfurta-Bari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nooc cusub oo fayraska korona oo laga helay Ingiriiska - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nooc cusub oo fayraska korona oo laga helay Ingiriiska - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waddamada reer galbeedka ayaa billaabay iney xayiraado cusub ku soo rogaan dalka UK si ay uga gaashaantaan nooca cusub ee fayraska korona ee dalkaasi laga helay. Qaar ka mid ah waddamada reer Yurub waxay joojiyeen dhammaan duullimaadyadi Ingisriiska ka imanayey. Nooc cusub ee fayraska korona ayaa si degdeg ah ugu faafay magaalada London iyo Koonfurta-Bari [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-21T10:18:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/\",\"name\":\"Nooc cusub oo fayraska korona oo laga helay Ingiriiska - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-21T10:18:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nooc cusub oo fayraska korona oo laga helay Ingiriiska\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nooc cusub oo fayraska korona oo laga helay Ingiriiska - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nooc cusub oo fayraska korona oo laga helay Ingiriiska - Wardoon","og_description":"Waddamada reer galbeedka ayaa billaabay iney xayiraado cusub ku soo rogaan dalka UK si ay uga gaashaantaan nooca cusub ee fayraska korona ee dalkaasi laga helay. Qaar ka mid ah waddamada reer Yurub waxay joojiyeen dhammaan duullimaadyadi Ingisriiska ka imanayey. Nooc cusub ee fayraska korona ayaa si degdeg ah ugu faafay magaalada London iyo Koonfurta-Bari [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-21T10:18:15+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/","name":"Nooc cusub oo fayraska korona oo laga helay Ingiriiska - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1.jpg","datePublished":"2020-12-21T10:18:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/116191172_gettyimages-1212213051-678x381-1.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nooc-cusub-oo-fayraska-korona-oo-laga-helay-ingiriiska\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nooc cusub oo fayraska korona oo laga helay Ingiriiska"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154662"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154666,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154662\/revisions\/154666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154665"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}