{"id":154735,"date":"2020-12-22T13:13:11","date_gmt":"2020-12-22T10:13:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154735"},"modified":"2020-12-22T13:13:11","modified_gmt":"2020-12-22T10:13:11","slug":"gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Cumar Aadan Buul oo madaxiisa laga helay Khorof Xaraar"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in Booliska Kenya ay heleen qeyb ka mid ah jirka jirka Guddoomiye deegaan oo jimcihii la soo dhaafay ay afduubteen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha deegaanka Gumaarey oo ka tirsan Wajeer Cumar Aadan Buul ayaa madaxiisa oo gowracan laga helay deegaan u dhaxeeya Khorof Xaraar iyo Konton.<\/p>\n<p>Booliska ayaa sheegay in Cumar Aadan Buul u egtahay in lagu dilay meel kale, isla markana madaxiisa oo go\u2019an la soo dhigay deegaanka agagaarka deegaanka Khorof.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa jimcihii la soo dhaafay weerartay Saldhigga deegaanka Gumaarey, waxaana la sheegay in ciidamadii Booliska isaga carareen deegaanka, taasoo keentay in Al-Shabaab soo afduubtaan mas\u2019uulkii deegaankaas.<\/p>\n<p>Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxaa sanadihii u dambeeyay uu marti geliyay weeraro joogto ah oo Al-Shabaab ku qaadayeen deegaanada gobolkaas.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.standardmedia.co.ke\/north-eastern\/article\/2001397953\/missing-subchiefs-head-found-in-wajir\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in Booliska Kenya ay heleen qeyb ka mid ah jirka jirka Guddoomiye deegaan oo jimcihii la soo dhaafay ay afduubteen Al-Shabaab. Guddoomiyaha deegaanka Gumaarey oo ka tirsan Wajeer Cumar Aadan Buul ayaa madaxiisa oo gowracan laga helay deegaan u dhaxeeya Khorof Xaraar iyo Konton. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154736,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154735","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiye Cumar Aadan Buul oo madaxiisa laga helay Khorof Xaraar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiye Cumar Aadan Buul oo madaxiisa laga helay Khorof Xaraar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in Booliska Kenya ay heleen qeyb ka mid ah jirka jirka Guddoomiye deegaan oo jimcihii la soo dhaafay ay afduubteen Al-Shabaab. Guddoomiyaha deegaanka Gumaarey oo ka tirsan Wajeer Cumar Aadan Buul ayaa madaxiisa oo gowracan laga helay deegaan u dhaxeeya Khorof Xaraar iyo Konton. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-22T10:13:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bolis-ke.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/\",\"name\":\"Gudoomiye Cumar Aadan Buul oo madaxiisa laga helay Khorof Xaraar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bolis-ke.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-12-22T10:13:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bolis-ke.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bolis-ke.jpeg\",\"width\":600,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiye Cumar Aadan Buul oo madaxiisa laga helay Khorof Xaraar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiye Cumar Aadan Buul oo madaxiisa laga helay Khorof Xaraar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiye Cumar Aadan Buul oo madaxiisa laga helay Khorof Xaraar - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari ayaa sheegaya in Booliska Kenya ay heleen qeyb ka mid ah jirka jirka Guddoomiye deegaan oo jimcihii la soo dhaafay ay afduubteen Al-Shabaab. Guddoomiyaha deegaanka Gumaarey oo ka tirsan Wajeer Cumar Aadan Buul ayaa madaxiisa oo gowracan laga helay deegaan u dhaxeeya Khorof Xaraar iyo Konton. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-22T10:13:11+00:00","og_image":[{"width":600,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bolis-ke.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/","name":"Gudoomiye Cumar Aadan Buul oo madaxiisa laga helay Khorof Xaraar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bolis-ke.jpeg","datePublished":"2020-12-22T10:13:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bolis-ke.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bolis-ke.jpeg","width":600,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cumar-aadan-buul-oo-madaxiisa-laga-helay-khorof-xaraar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiye Cumar Aadan Buul oo madaxiisa laga helay Khorof Xaraar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154735"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154737,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154735\/revisions\/154737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154736"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}