{"id":154786,"date":"2020-12-23T19:33:55","date_gmt":"2020-12-23T16:33:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154786"},"modified":"2020-12-23T19:33:55","modified_gmt":"2020-12-23T16:33:55","slug":"akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"(Akhriso) Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154787\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddoomiyaha-guddiga.jpeg\" alt=\"\" width=\"1698\" height=\"1061\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddoomiyaha-guddiga.jpeg 1698w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddoomiyaha-guddiga-300x187.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddoomiyaha-guddiga-1024x640.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddoomiyaha-guddiga-768x480.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddoomiyaha-guddiga-1536x960.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddoomiyaha-guddiga-696x435.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddoomiyaha-guddiga-1068x667.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddoomiyaha-guddiga-672x420.jpeg 672w\" sizes=\"(max-width: 1698px) 100vw, 1698px\" \/>Guddiga doorashooyinka heer federaal ee lagu muransan-yahay ayaa soo saaray jadwalka doorashada soo socota ee 2020\/21, gaar ahaan kuwa aqalka sare iyo golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa shaaciyey in diiwaan-gelinta musharaxiinta doorashada aqalka sare ay bilaabaneyso 26-ka bishan December, iyaga oo fursad lix cisho ah siiyey sidii ay madaxda maamulada dalka kusoo saari lahaayeen liiska musharaxiinta, taasi oo ku eeg isla 29-ka bishan.<\/p>\n<p>Qoraalka ay soo saareen guddiga ayaa lagu sheegay in lasoo hormarinayo doorashada xildhibaanada golaha aqalka sare oo ay qabanayaan baarlamaanka dowlad goboleedyada dalka, sida ku cad habraaca doorashada iyo heshiiska golaha wada-tashiga qaran.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay sheegen guddigu in 31-ka bishan December ilaa 6-da Janaayo ee sanadka cusub ee 2021 ay kusoo dhameystiri doonaan doorashada kuraasta golaha aqalka sare<\/p>\n<p>\u201cGuddiga isagoo tix raacaya qoddobada heshiiska 17-kii September 2020, wajibaadkiisa shaqo ee uu Golaha wada-tashiga qaran siiyeyna gudanaya si ay dalka uga dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah, wuxuu maanta oo ay taariikhdu tahay 23-ka December shaacinayaa taariikhda rasmiga ah ee doorashooyinka aqalka sare iyo golaha shacabka ay dhacayaan\u201d ayaa lagu yiri qoraal ay soo saareen guddiga.<\/p>\n<p>Waxa kale oo lagu yiri \u201cGuddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad goboleed waxay sidoo kale 7-da Janaayo 2021 guda galayaan diiwaan-gelinta, xaqiijinta iyo tababarista xubnaha odayaasha dhaqanka iyo bulshda rayidka ah ee ka qeyb galaya xulista ergooyinka doorashada kuwaas oo lagu faah-faahiyay shuruudahooda habraacyada doorashada\u201d.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ugu dambeyntiina waxa uu ka dalbaday dhamaan daneeyayaasha arrimaha doorashooyinka inay si hufnaan leh uga wada qeyb qaataan tartanka doorashada, iyagoona soo jeediyay in kor-joogayaasha gudaha iyo dibedda ay qaataan doorkooda ku aadan la socoshada sida doorashooyinka u dhacayaan, si loo xaqiijiyo hufnaanta hanaanka doorashada dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rajeynaynaa in beelaha Soomaaliyeedna ay kaalintooda ka qaataan howlaha doorashada, xulista ergooyinka iyo ka qeyb-galka tartanka kuraasta labada aqal, iyada oo laga fogaanayo dhamaan wixii khilaafaad keeni kara.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imanayesa xili uu meel sarre marayo khilaafka ka dhashay doorashada ee u dhaxeeya dowladda federaalka iyo musharaxiinta mucaaridka oo iyagu gebi ahaanba qaadacay guddiga maanta ku dhawaaqay jadwalka doorashadal, waxyna uga sii dareysa xiisada ka dhalatay doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashooyinka heer federaal ee lagu muransan-yahay ayaa soo saaray jadwalka doorashada soo socota ee 2020\/21, gaar ahaan kuwa aqalka sare iyo golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Guddiga ayaa shaaciyey in diiwaan-gelinta musharaxiinta doorashada aqalka sare ay bilaabaneyso 26-ka bishan December, iyaga oo fursad lix cisho ah siiyey sidii ay madaxda maamulada dalka kusoo saari lahaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154788,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal oo la shaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal oo la shaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashooyinka heer federaal ee lagu muransan-yahay ayaa soo saaray jadwalka doorashada soo socota ee 2020\/21, gaar ahaan kuwa aqalka sare iyo golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Guddiga ayaa shaaciyey in diiwaan-gelinta musharaxiinta doorashada aqalka sare ay bilaabaneyso 26-ka bishan December, iyaga oo fursad lix cisho ah siiyey sidii ay madaxda maamulada dalka kusoo saari lahaayeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-23T16:33:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/\",\"name\":\"(Akhriso) Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal oo la shaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-23T16:33:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal oo la shaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal oo la shaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal oo la shaaciyay - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashooyinka heer federaal ee lagu muransan-yahay ayaa soo saaray jadwalka doorashada soo socota ee 2020\/21, gaar ahaan kuwa aqalka sare iyo golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Guddiga ayaa shaaciyey in diiwaan-gelinta musharaxiinta doorashada aqalka sare ay bilaabaneyso 26-ka bishan December, iyaga oo fursad lix cisho ah siiyey sidii ay madaxda maamulada dalka kusoo saari lahaayeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-23T16:33:55+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/","name":"(Akhriso) Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal oo la shaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","datePublished":"2020-12-23T16:33:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/ewscripps.brightspotcdn.com_.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-jadwalka-doorashada-xildhibaanada-labada-aqal-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal oo la shaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154786"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154786"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154789,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154786\/revisions\/154789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154788"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}