{"id":154790,"date":"2020-12-24T01:01:53","date_gmt":"2020-12-23T22:01:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154790"},"modified":"2020-12-24T01:01:53","modified_gmt":"2020-12-23T22:01:53","slug":"ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/","title":{"rendered":"Ciidamada musharaxiinta oo la wareegay agagaarka KM4"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Midowga Musharaxiinta ayaa caawa la wareegay agagaarka Hotelka Afriik ee magaalada Muqdisho, iyo sugidda amnigiisa, halkaasi oo uu caawa ka dhacay shir xasaasi ah oo ay lahaayeen.<\/p>\n<p>Ciidamada oo sugayey ammaanka Musharaxiinta ayaa xiray wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan eeriyada isgoyska KM4, waxaana gaadiid dagaal oo ay wateen la dhigay wadada aada dhanka garoonka diyaaradaha.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa dadka iyo gaadiidka u diidayey inay isticmaalaan wadooyinka soo gala Hotelka, waxayna arrintan ku soo aadeysaa iyadoo dhawaan ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ay hor istaageen xaflad uu Hotelkaas ku dhigan lahaa Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah musharaxiinta.<\/p>\n<p>Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in musharaxiinta ay ka war heleen suurta-galnimada ah in dowladda ay ciidan usoo dirto hotelkaas, islamarkaana ay isku daydo inay joojiso kulanka musharaxiinta.<\/p>\n<p>Shirka caawa ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin xal u helidda xilligan kala guurka ah, xaalada siyaasadeed ee dalka, iyo jawaab ka dhan aheyd jadwalka doorasho ee ay saareen guddiga ku xiran dowladda waxaana ka soo qeyb galaya qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154791\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/mura-730x1024-1.jpg\" alt=\"\" width=\"730\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/mura-730x1024-1.jpg 730w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/mura-730x1024-1-214x300.jpg 214w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/mura-730x1024-1-696x976.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/mura-730x1024-1-299x420.jpg 299w\" sizes=\"(max-width: 730px) 100vw, 730px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Midowga Musharaxiinta ayaa caawa la wareegay agagaarka Hotelka Afriik ee magaalada Muqdisho, iyo sugidda amnigiisa, halkaasi oo uu caawa ka dhacay shir xasaasi ah oo ay lahaayeen. Ciidamada oo sugayey ammaanka Musharaxiinta ayaa xiray wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan eeriyada isgoyska KM4, waxaana gaadiid dagaal oo ay wateen la dhigay wadada aada dhanka garoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154792,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada musharaxiinta oo la wareegay agagaarka KM4 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada musharaxiinta oo la wareegay agagaarka KM4 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Midowga Musharaxiinta ayaa caawa la wareegay agagaarka Hotelka Afriik ee magaalada Muqdisho, iyo sugidda amnigiisa, halkaasi oo uu caawa ka dhacay shir xasaasi ah oo ay lahaayeen. Ciidamada oo sugayey ammaanka Musharaxiinta ayaa xiray wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan eeriyada isgoyska KM4, waxaana gaadiid dagaal oo ay wateen la dhigay wadada aada dhanka garoonka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-23T22:01:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/unnamed-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"384\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/\",\"name\":\"Ciidamada musharaxiinta oo la wareegay agagaarka KM4 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/unnamed-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-23T22:01:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/unnamed-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/unnamed-1.jpg\",\"width\":512,\"height\":384},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada musharaxiinta oo la wareegay agagaarka KM4\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada musharaxiinta oo la wareegay agagaarka KM4 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada musharaxiinta oo la wareegay agagaarka KM4 - Wardoon","og_description":"Ciidamada Midowga Musharaxiinta ayaa caawa la wareegay agagaarka Hotelka Afriik ee magaalada Muqdisho, iyo sugidda amnigiisa, halkaasi oo uu caawa ka dhacay shir xasaasi ah oo ay lahaayeen. Ciidamada oo sugayey ammaanka Musharaxiinta ayaa xiray wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan eeriyada isgoyska KM4, waxaana gaadiid dagaal oo ay wateen la dhigay wadada aada dhanka garoonka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-23T22:01:53+00:00","og_image":[{"width":512,"height":384,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/unnamed-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/","name":"Ciidamada musharaxiinta oo la wareegay agagaarka KM4 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/unnamed-1.jpg","datePublished":"2020-12-23T22:01:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/unnamed-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/unnamed-1.jpg","width":512,"height":384},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-musharaxiinta-oo-la-wareegay-agagaarka-km4\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada musharaxiinta oo la wareegay agagaarka KM4"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154790"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154790"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154793,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154790\/revisions\/154793"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154792"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}