{"id":154817,"date":"2020-12-24T13:21:50","date_gmt":"2020-12-24T10:21:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154817"},"modified":"2020-12-24T13:21:50","modified_gmt":"2020-12-24T10:21:50","slug":"wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/","title":{"rendered":"Wariye Maxamed Cismaan Makaraan oo lagu xiray Baledweyne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154818\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"433\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846-300x197.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846-640x420.jpg 640w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Ciidamada Booliska magaalada Baledweyne ayaa goordhaw xabsiga dhigay guddoomiyaha Idaacaddaha ku midoobay magaca SOMA ahna milkiilaha Idaacadda Hiiraanweyn Maxamed Cismaan Makaraan.<\/p>\n<p>Xariga Agaasime Makaraan ayaa yimid kadib markii uu saakay ku booqday xabsiga Saldhiga Baledweyne wariye Cabdulqaadir Faarax Dulyar oo ay xalay isna xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska Baledweyne.<\/p>\n<p>Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa xariga wariye Makaraan inkastoo xariga wariye Dulyar lala xariiriyay wareysi uu shalay kasoo qaaday hoggaamiyaha dhaqdhaqaaqa kasoo horjeeda maamulka Hirshabeelle Janaraal Abuukar Xuud.<\/p>\n<p>Majirto ilaa hada wax war ah oo kasoo baxay Saraaakiisha madaxda Hirshabeelle iyo taliska ciidamada Booliska oo ku aadan xariga wariyaasha xalay iyo saakay lagu xiray Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Ururada Warbaahinta Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay xariga wariyaasha Dulyar iyo Makaraan ay u geysteen madaxda maamulka Hirshabeelle oo la sheegay iney lahayeen amarka lagu xiray wariyaasha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska magaalada Baledweyne ayaa goordhaw xabsiga dhigay guddoomiyaha Idaacaddaha ku midoobay magaca SOMA ahna milkiilaha Idaacadda Hiiraanweyn Maxamed Cismaan Makaraan. Xariga Agaasime Makaraan ayaa yimid kadib markii uu saakay ku booqday xabsiga Saldhiga Baledweyne wariye Cabdulqaadir Faarax Dulyar oo ay xalay isna xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska Baledweyne. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154818,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154817","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wariye Maxamed Cismaan Makaraan oo lagu xiray Baledweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wariye Maxamed Cismaan Makaraan oo lagu xiray Baledweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Booliska magaalada Baledweyne ayaa goordhaw xabsiga dhigay guddoomiyaha Idaacaddaha ku midoobay magaca SOMA ahna milkiilaha Idaacadda Hiiraanweyn Maxamed Cismaan Makaraan. Xariga Agaasime Makaraan ayaa yimid kadib markii uu saakay ku booqday xabsiga Saldhiga Baledweyne wariye Cabdulqaadir Faarax Dulyar oo ay xalay isna xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska Baledweyne. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-24T10:21:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"433\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/\",\"name\":\"Wariye Maxamed Cismaan Makaraan oo lagu xiray Baledweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-24T10:21:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846.jpg\",\"width\":660,\"height\":433},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wariye Maxamed Cismaan Makaraan oo lagu xiray Baledweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wariye Maxamed Cismaan Makaraan oo lagu xiray Baledweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wariye Maxamed Cismaan Makaraan oo lagu xiray Baledweyne - Wardoon","og_description":"Ciidamada Booliska magaalada Baledweyne ayaa goordhaw xabsiga dhigay guddoomiyaha Idaacaddaha ku midoobay magaca SOMA ahna milkiilaha Idaacadda Hiiraanweyn Maxamed Cismaan Makaraan. Xariga Agaasime Makaraan ayaa yimid kadib markii uu saakay ku booqday xabsiga Saldhiga Baledweyne wariye Cabdulqaadir Faarax Dulyar oo ay xalay isna xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska Baledweyne. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-24T10:21:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":433,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/","name":"Wariye Maxamed Cismaan Makaraan oo lagu xiray Baledweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846.jpg","datePublished":"2020-12-24T10:21:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201224637443786090756846.jpg","width":660,"height":433},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-maxamed-cismaan-makaraan-oo-lagu-xiray-baledweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wariye Maxamed Cismaan Makaraan oo lagu xiray Baledweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154817"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154817"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154819,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154817\/revisions\/154819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154818"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}