{"id":154847,"date":"2020-12-24T17:07:40","date_gmt":"2020-12-24T14:07:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154847"},"modified":"2020-12-24T17:07:40","modified_gmt":"2020-12-24T14:07:40","slug":"daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo hadii ay kabaxdo xisbiga Raisal wasaaraha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154852\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/>Warbaahinta dalka Hindiya ayaa si weyn u hadal heysa Lamaane siyaasiyiin ah oo u dhashay dalkaasi oo qarka u saaran in ay kala tagaan, kadib markii ku kala biireen labo xisbi oo iska soo horjeeda.<\/p>\n<p>Sheekada Lamaanahan ayaana Warbaahinta si weyn u qab satay kadib markii Sujata Mondal Khan, oo horey uga tirsaneed xisbiga uu ninkeeda ku jiro ka baxday kadibna ku biirtay xisbbi kale oo kasoo horjeeda xisbiga uu ninkeeda ku jiro.<\/p>\n<p>Sujata Mondal Khan, oo Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in ay ka baxday Xisbiga uu Hogaamiyo Ra\u2019isul Wasaare Modi ee Bharatiya Janata Party (BJP) kana tirsan yahay ninkeeda, waxa ayna shaacisay in ay ku biirtay xisbiga Trinamool Congress Party (TMC)<\/p>\n<p>Ad by Valueimpression<br \/>\nHaweeneydan ayaa ku eedeesay xisbigii ay katirsaneed in uusan wax xushmad ah u muujin, isla markaana ay xisbiga ku soo dareen dhowr hoggaamiyeyaal musuq caan ku ah ,kuwaa ay sheegtay in xisbiyo kale uga soo biireen.<\/p>\n<p>Sujata Mondal Khan, oo Wareysi bixisay iyada ilmeeneysa ayaa sheegtay in ninkeeda dayacay wax xiriir wanaagsana uusan la laheyn mudo sanad ku dhaw, waxa ayna ku eedeesay xisbiga BJP in ay ka shaqeeyeen in gurigeeda uu bur buro.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Saumitra Khan, oo ah Xildhibaan katirsan Xisbiga BJP ahna seyga haweeneydan ayaa si weyn uga carooday go\u2019aanka xaaskiiga ugu biirtay xisbiga kasoo horjeeda, waxa uuna Warbaahinta hortooda ka sheegay in uu furayo xaaskiisa.<\/p>\n<p>Xildhibaankan oo isaga oo careesan Warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay xaaskiisa ay 10-ka sano is qabeen in ay u dhaafto magaciisa, isagoona u sheegay in uu xuriyad siinayo ayna kala tagayaan waxii hada ka dambeeya.<\/p>\n<p>\u201cFadlan jooji isticmaalka magaca \u2018Khan\u2019 hadda iyo hadhowba, fadlan ha isku tilmaamin xaaska Saumitra Khan. Waxaan ku siinayaa dhammaan xorriyaddaada siyaasadeed,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Khan isaga oo careesan.<\/p>\n<p>Xildhibaankan ayaana ku eedeeyay xisbiga ay ku biirtay xaaskiisa ee Trinamool in ay bur buriyeen gurigiisa ayna maskaxda ka xadeen xaaskiisa uu jeclaa, waxa uuna sheegay in uu aad uga xun yahay go\u2019aanka xaaskiisa qaadatay.<\/p>\n<p>\u201cTMC waxay xadeen xaaskeyga, jaceylkeyga ayay la tageen, waxay ahayd jaceylkeyga. Waxay ahayd xaas aad u fiican. Waxay ahayd daciifnima keliya ee aan qabo. Dabcan, waan murugeysnahay, sheekadeenna way dhammaatay. Wax xiriir ah lama lihi, waan oggolaaday Sujata mar dambe ma rabo.\u201d ayuu yiri Saumitra Khan.<\/p>\n<p>Sheekada lamaanahan Siyaasiyiinta ee kunool gobolka Galbeedka Bengal ee dalka Hindiya , ayaa hadal heyn badan ka abuurtay gudaha dalkaasi iyo daafaha Dunida, waxaana sheekada lamaanahan si weyn u hadal haya Warbaahinta Caalamka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/MtTaP5YHAOc\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154849\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-1.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-1.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-1-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154850\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-2-768x432-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-2-768x432-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-2-768x432-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-2-768x432-1-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-2-768x432-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154851\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-3-768x432-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-3-768x432-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-3-768x432-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-3-768x432-1-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/khan-3-768x432-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154852\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154853\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Saumitra-Khan-and-Sujata-Khan-784x441-1.jpg\" alt=\"\" width=\"784\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Saumitra-Khan-and-Sujata-Khan-784x441-1.jpg 784w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Saumitra-Khan-and-Sujata-Khan-784x441-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Saumitra-Khan-and-Sujata-Khan-784x441-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Saumitra-Khan-and-Sujata-Khan-784x441-1-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Saumitra-Khan-and-Sujata-Khan-784x441-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 784px) 100vw, 784px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta dalka Hindiya ayaa si weyn u hadal heysa Lamaane siyaasiyiin ah oo u dhashay dalkaasi oo qarka u saaran in ay kala tagaan, kadib markii ku kala biireen labo xisbi oo iska soo horjeeda. Sheekada Lamaanahan ayaana Warbaahinta si weyn u qab satay kadib markii Sujata Mondal Khan, oo horey uga tirsaneed xisbiga uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154852,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154847","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo hadii ay kabaxdo xisbiga Raisal wasaaraha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo hadii ay kabaxdo xisbiga Raisal wasaaraha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warbaahinta dalka Hindiya ayaa si weyn u hadal heysa Lamaane siyaasiyiin ah oo u dhashay dalkaasi oo qarka u saaran in ay kala tagaan, kadib markii ku kala biireen labo xisbi oo iska soo horjeeda. Sheekada Lamaanahan ayaana Warbaahinta si weyn u qab satay kadib markii Sujata Mondal Khan, oo horey uga tirsaneed xisbiga uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-24T14:07:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo hadii ay kabaxdo xisbiga Raisal wasaaraha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-24T14:07:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg\",\"width\":1200,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo hadii ay kabaxdo xisbiga Raisal wasaaraha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo hadii ay kabaxdo xisbiga Raisal wasaaraha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo hadii ay kabaxdo xisbiga Raisal wasaaraha - Wardoon","og_description":"Warbaahinta dalka Hindiya ayaa si weyn u hadal heysa Lamaane siyaasiyiin ah oo u dhashay dalkaasi oo qarka u saaran in ay kala tagaan, kadib markii ku kala biireen labo xisbi oo iska soo horjeeda. Sheekada Lamaanahan ayaana Warbaahinta si weyn u qab satay kadib markii Sujata Mondal Khan, oo horey uga tirsaneed xisbiga uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-24T14:07:40+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/","name":"DAAWO:-Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo hadii ay kabaxdo xisbiga Raisal wasaaraha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg","datePublished":"2020-12-24T14:07:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/pjimage-2020-12-21T153405.748.jpg","width":1200,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xaaskiisa-ugu-hanjabay-in-uu-furayo-hadii-ay-kabaxdo-xisbiga-raisal-wasaaraha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildhibaan Xaaskiisa ugu Hanjabay in uu Furayo hadii ay kabaxdo xisbiga Raisal wasaaraha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154847"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154847"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154854,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154847\/revisions\/154854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154852"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}