{"id":154858,"date":"2020-12-25T13:48:56","date_gmt":"2020-12-25T10:48:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154858"},"modified":"2020-12-25T13:48:56","modified_gmt":"2020-12-25T10:48:56","slug":"ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/","title":{"rendered":"Ciidamo Farabadan Oo Saaka Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxa saaka aroornimadii hore ka billawday Howlgallo ay sameynayaa in Ciimada Dowladda iyo kuwa AMISOM, waxaana wali socda Howlgalka sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Magaaladaasi.<\/p>\n<p>Xaafadaha Magaalada ayaa saaka lagu arkayaa Ciidamo farabadan oo baaritaanno ka wada, waxaana wararka qaar ay sheegayaan waddooyinka ay xireen Ciidanku, ayna adeg tahay in Goobaha qaar dadka shacabka ah ay maraan, maaddama ay Ciidanku u diidayaan dadka shacabka ah, waxaana wararkii u dambeyay ay sheegayaan in Ciidanka Saaka Magaalada lagu soo daadiyay ay waddooyinka qaar xireen, waxaana la adkeeyay amamanka guud ee Magaalada baladweyne.<\/p>\n<p>Xaafadaha Kooshin iyo Xaawao taako ayaa lagu soo warramayaa in Ciidanku ay kasameeyeen howlgallo ballaaran, waxaana jiro xaafado kale oo ay Ciidanku galeen.<\/p>\n<p>Baaritaanada iyo Howlgallada ay Ciidanku wadaan ayaan la shaacin sababaha ka dameeya, balse warar hoose oo aan helayno ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulkaasi Cali Guudlaawe Xuseen uu ku wajahan yahay Magaalada Baladweyne.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxa saaka aroornimadii hore ka billawday Howlgallo ay sameynayaa in Ciimada Dowladda iyo kuwa AMISOM, waxaana wali socda Howlgalka sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Magaaladaasi. Xaafadaha Magaalada ayaa saaka lagu arkayaa Ciidamo farabadan oo baaritaanno ka wada, waxaana wararka qaar ay sheegayaan waddooyinka ay xireen Ciidanku, ayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154859,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154858","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo Farabadan Oo Saaka Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo Farabadan Oo Saaka Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxa saaka aroornimadii hore ka billawday Howlgallo ay sameynayaa in Ciimada Dowladda iyo kuwa AMISOM, waxaana wali socda Howlgalka sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Magaaladaasi. Xaafadaha Magaalada ayaa saaka lagu arkayaa Ciidamo farabadan oo baaritaanno ka wada, waxaana wararka qaar ay sheegayaan waddooyinka ay xireen Ciidanku, ayna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-25T10:48:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/s.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/\",\"name\":\"Ciidamo Farabadan Oo Saaka Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/s.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-25T10:48:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/s.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/s.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo Farabadan Oo Saaka Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo Farabadan Oo Saaka Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo Farabadan Oo Saaka Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay - Wardoon","og_description":"Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxa saaka aroornimadii hore ka billawday Howlgallo ay sameynayaa in Ciimada Dowladda iyo kuwa AMISOM, waxaana wali socda Howlgalka sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Magaaladaasi. Xaafadaha Magaalada ayaa saaka lagu arkayaa Ciidamo farabadan oo baaritaanno ka wada, waxaana wararka qaar ay sheegayaan waddooyinka ay xireen Ciidanku, ayna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-25T10:48:56+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/s.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/","name":"Ciidamo Farabadan Oo Saaka Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/s.jpg","datePublished":"2020-12-25T10:48:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/s.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/s.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-farabadan-oo-saaka-waddooyinka-lagu-soo-daadiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo Farabadan Oo Saaka Waddooyinka Lagu Soo Daadiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154858"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154858"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154858\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154860,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154858\/revisions\/154860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154859"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}