{"id":154873,"date":"2020-12-26T13:41:17","date_gmt":"2020-12-26T10:41:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154873"},"modified":"2020-12-26T13:52:14","modified_gmt":"2020-12-26T10:52:14","slug":"doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/","title":{"rendered":"Doorashada soo socota oo ay ku bixidoonto $40 million"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154875\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"439\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Doorashooyinka soo socda ee baarlamaanka iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku kicidoonta 40 milyan oo dollar, wasiirka maaliyadda ayaa sheegay in inta badan ay bixin doonaan deeq bixiyayaasha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Bayle oo bixiyay wareysi wuxuu sheegay in dowladda Federaalka ay miisaaniyadda u gudbin doonto beesha caalamka maalinta Axadda si loo maalgeliyo.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay wasiirku, 90% miisaaniyada waxaa la filayaa inay maalgaliso beesha caalamka halka dowladda ay ku leedahay 10%.<\/p>\n<p>Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal (FIET) ayaa ku dhawaaqay toddobaadkan doorashooyinka Golaha aqalka sare in ay bilaaban doonaan 27-ka Diseembar illaa iyo 6-da Janaayo si loogu gogol xaaro xulashada ergooyinka dooran doona xildhibaannada.<\/p>\n<p>Doorashada xildhibaanada ayaa dhici doonta inta udhaxeysa 9-ka ilaa 28-ka Febraayo si loogu gogol xaro doorashada madaxweynaha cusub.<\/p>\n<p>Ku dhowaad 30,000 oo ergo ayaa dooran doonta 275 xubnood ee golaha shacabka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/JS9k8bgMvDE\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doorashooyinka soo socda ee baarlamaanka iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku kicidoonta 40 milyan oo dollar, wasiirka maaliyadda ayaa sheegay in inta badan ay bixin doonaan deeq bixiyayaasha caalamiga ah. Cabdiraxmaan Bayle oo bixiyay wareysi wuxuu sheegay in dowladda Federaalka ay miisaaniyadda u gudbin doonto beesha caalamka maalinta Axadda si loo maalgeliyo. Sida uu sheegay wasiirku, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154875,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154873","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashada soo socota oo ay ku bixidoonto $40 million - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashada soo socota oo ay ku bixidoonto $40 million - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Doorashooyinka soo socda ee baarlamaanka iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku kicidoonta 40 milyan oo dollar, wasiirka maaliyadda ayaa sheegay in inta badan ay bixin doonaan deeq bixiyayaasha caalamiga ah. Cabdiraxmaan Bayle oo bixiyay wareysi wuxuu sheegay in dowladda Federaalka ay miisaaniyadda u gudbin doonto beesha caalamka maalinta Axadda si loo maalgeliyo. Sida uu sheegay wasiirku, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-26T10:41:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-26T10:52:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"439\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/\",\"name\":\"Doorashada soo socota oo ay ku bixidoonto $40 million - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-26T10:41:17+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-26T10:52:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642.jpg\",\"width\":660,\"height\":439},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashada soo socota oo ay ku bixidoonto $40 million\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashada soo socota oo ay ku bixidoonto $40 million - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashada soo socota oo ay ku bixidoonto $40 million - Wardoon","og_description":"Doorashooyinka soo socda ee baarlamaanka iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku kicidoonta 40 milyan oo dollar, wasiirka maaliyadda ayaa sheegay in inta badan ay bixin doonaan deeq bixiyayaasha caalamiga ah. Cabdiraxmaan Bayle oo bixiyay wareysi wuxuu sheegay in dowladda Federaalka ay miisaaniyadda u gudbin doonto beesha caalamka maalinta Axadda si loo maalgeliyo. Sida uu sheegay wasiirku, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-26T10:41:17+00:00","article_modified_time":"2020-12-26T10:52:14+00:00","og_image":[{"width":660,"height":439,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/","name":"Doorashada soo socota oo ay ku bixidoonto $40 million - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642.jpg","datePublished":"2020-12-26T10:41:17+00:00","dateModified":"2020-12-26T10:52:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445454219252642.jpg","width":660,"height":439},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-soo-socota-oo-ay-ku-bixidoonto-40-million\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashada soo socota oo ay ku bixidoonto $40 million"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154873"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154873"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154888,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154873\/revisions\/154888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154875"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}