{"id":154877,"date":"2020-12-26T13:45:07","date_gmt":"2020-12-26T10:45:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154877"},"modified":"2020-12-26T13:50:58","modified_gmt":"2020-12-26T10:50:58","slug":"daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dadwayne caraysan oo dhulka dhigay sawirka Deni"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154878\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445550336183627.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445550336183627.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201226637445550336183627-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Mudaharaad rabshado watay ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe ee Puntland, halkaas oo ay iskugusoo baxeen boqolaal qof oo u badan haween iyo dhalinyaro, kuwaas oo ka caraysan diidmada lacagta shilinka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Mudaharaadyaasha ayaa laamiyada magaalada ku gubay taayaro iyo boorar uu surnaa sawirka madaxweyne Deni, waxayna ku qeylineen hal ku dhigyo ay kagasoo horjeedaan dhibaatada dhaqaale xumo ee ka dhalatay sicir bararka iyo lacagta shilinka Soomaaliga oo laga diiday isticmaalkeeda Puntland.<\/p>\n<p>Ciidamada amniga ayaa mararka qaarkood u adeegsanayay rasaas si ay u kala eryaan mudahaaradyaasha oo maanta si duwan usoo bannaanbaxay, iyagoo carooda ku muujiyay rabshado ay ku sameynayeen goobaha danta guud.<\/p>\n<p>Dhaqdhaqaaqii guud ee isku socodka magaalada ayaa hakad galay saacaddo, iyadoo laamiga bartamaha lagu gooyay dhagaxaan iyo taayaro la gubay, balse markii dambe ciidamada amniga ayaa ka wareejiyay oo furay wadada.<\/p>\n<p>Puntland ayaa ku guulaysan la\u2019a in ay wax ka qabato diidmada lacagta shilinka Soomaaliga, waxaana dhaqan gali waayay awaamiir maamulka kasoo baxay oo ahaa in la socod siiyo lacagta la isticmaalo.<\/p>\n<p>Puntland ayaa la filayaa in ay qaado tallaabo looga jawaabayo mudaharaadka maanta ka dhacay Garowe iyo cabashada dadweynaha.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=320&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100011330645765%2Fvideos%2F1559237424463931%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"320\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgeylan89%2Fvideos%2F390701915321155%2F&amp;show_text=false&amp;width=269\" width=\"269\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudaharaad rabshado watay ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe ee Puntland, halkaas oo ay iskugusoo baxeen boqolaal qof oo u badan haween iyo dhalinyaro, kuwaas oo ka caraysan diidmada lacagta shilinka Soomaaliga. Mudaharaadyaasha ayaa laamiyada magaalada ku gubay taayaro iyo boorar uu surnaa sawirka madaxweyne Deni, waxayna ku qeylineen hal ku dhigyo ay kagasoo horjeedaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154879,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154877","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dadwayne caraysan oo dhulka dhigay sawirka Deni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dadwayne caraysan oo dhulka dhigay sawirka Deni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mudaharaad rabshado watay ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe ee Puntland, halkaas oo ay iskugusoo baxeen boqolaal qof oo u badan haween iyo dhalinyaro, kuwaas oo ka caraysan diidmada lacagta shilinka Soomaaliga. Mudaharaadyaasha ayaa laamiyada magaalada ku gubay taayaro iyo boorar uu surnaa sawirka madaxweyne Deni, waxayna ku qeylineen hal ku dhigyo ay kagasoo horjeedaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-26T10:45:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-26T10:50:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-43.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"984\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"647\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dadwayne caraysan oo dhulka dhigay sawirka Deni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-43.png\",\"datePublished\":\"2020-12-26T10:45:07+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-26T10:50:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-43.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-43.png\",\"width\":984,\"height\":647},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dadwayne caraysan oo dhulka dhigay sawirka Deni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dadwayne caraysan oo dhulka dhigay sawirka Deni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dadwayne caraysan oo dhulka dhigay sawirka Deni - Wardoon","og_description":"Mudaharaad rabshado watay ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe ee Puntland, halkaas oo ay iskugusoo baxeen boqolaal qof oo u badan haween iyo dhalinyaro, kuwaas oo ka caraysan diidmada lacagta shilinka Soomaaliga. Mudaharaadyaasha ayaa laamiyada magaalada ku gubay taayaro iyo boorar uu surnaa sawirka madaxweyne Deni, waxayna ku qeylineen hal ku dhigyo ay kagasoo horjeedaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-26T10:45:07+00:00","article_modified_time":"2020-12-26T10:50:58+00:00","og_image":[{"width":984,"height":647,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-43.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/","name":"DAAWO:-Dadwayne caraysan oo dhulka dhigay sawirka Deni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-43.png","datePublished":"2020-12-26T10:45:07+00:00","dateModified":"2020-12-26T10:50:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-43.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-43.png","width":984,"height":647},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadwayne-caraysan-oo-dhulka-dhigay-sawirka-deni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dadwayne caraysan oo dhulka dhigay sawirka Deni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154877"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154877"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154887,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154877\/revisions\/154887"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154879"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}