{"id":154899,"date":"2020-12-26T19:08:14","date_gmt":"2020-12-26T16:08:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154899"},"modified":"2020-12-27T13:29:49","modified_gmt":"2020-12-27T10:29:49","slug":"daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Sh Umal OO kahadlay ninkii yiri Masaajidda waxba iiguma fadhiyaan"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo maalmo ka hor ka hadlayey amniga magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay ka go\u2019een in salaadda ay ku dukadaan masaajidda, isagoo eedeyn la xariirta amniga u jeediyey culumada magaalada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in culumada masaajidda Gaalkacyo aysan khudbada uga hadlin dhacdooyinka ka jira magaalada.<\/p>\n<p>\u201cMaalintii guddoomiyihii aniga iga horeeyey la qarxiyey oo dad badan oo aniga ehelkeyga ah isku meel lagu laayey, Jimcihii ku xigay waxaan dhageystay khudbadda masaajidkii ii dhawaa, waxuuna Sheekhii uga hadlay \u2018Tarabiyatu awlaad,\u201d ayuu yiri Guddoomiye Cabdiladiif Muuse.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Sheekh laga rabay todobaadkaas wixii magaalada ka dhacay inuu ku qaato khudbadda.<\/p>\n<p>\u201cCulumada waxaan u sheegayaa masaajidda kaligiin ku dukan meysaan ama waan xireynaa ama Shabaab waan la wada dirireynaa,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomayaha ayaa sheegay in culumada uu horay ula kulmay, isla markaana uu u sheegay in masaajidku uusan \u2018waxaba ugu fadhin oo Adinkiisuna uu dhibo\u2019 sida uu sheegay, isagoo tilmaamay in masaajidda ay xiri doonaan ama si nabad ah ay ugu wada dukan doonaan.<\/p>\n<p>Hadalka guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland waxaa ka jawaabay Sheekh Maxamed Cabdi Umal, waxuuna hadalkaas iyo sacabkii shacabka goobtaas fadhiyey ku tilmaamay mid laga naxo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan is iri ninkan ma culumo gooni ah ayuu ka hadlayaa? laakiin markaan dib u sii dhageystay hadalkiisa culumada oo dhan ayuu ka hadlayaa, marka hadalka noocaas ah oo qof muslim ah uu ku dhiiraday oo sidaas baraha bulshada loogu faafiyey oo hadana qof masuul ah uu ka soo yeeray, waa arrin runtii aad iyo aad looga naxo,\u201d ayuu yiri Sheekh Umal.<\/p>\n<p>Sheekh Umal oo hadalkiisa sii watay ayaa sheegay in Guddoomiye Cabdiladiif hadii uu awood u leeyahay uu albaabada isugu dhifan lahaa masaajidda magaalada, sida madaxweynaha Faransiiska Macron oo kale.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdaacishows%2Fvideos%2F900240780732584%2F&amp;show_text=false&amp;width=660\" width=\"660\" height=\"814\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo maalmo ka hor ka hadlayey amniga magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay ka go\u2019een in salaadda ay ku dukadaan masaajidda, isagoo eedeyn la xariirta amniga u jeediyey culumada magaalada. Guddoomiyaha ayaa sheegay in culumada masaajidda Gaalkacyo aysan khudbada uga hadlin dhacdooyinka ka jira magaalada. \u201cMaalintii guddoomiyihii aniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Sh Umal OO kahadlay ninkii yiri Masaajidda waxba iiguma fadhiyaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Sh Umal OO kahadlay ninkii yiri Masaajidda waxba iiguma fadhiyaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo maalmo ka hor ka hadlayey amniga magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay ka go\u2019een in salaadda ay ku dukadaan masaajidda, isagoo eedeyn la xariirta amniga u jeediyey culumada magaalada. Guddoomiyaha ayaa sheegay in culumada masaajidda Gaalkacyo aysan khudbada uga hadlin dhacdooyinka ka jira magaalada. \u201cMaalintii guddoomiyihii aniga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-26T16:08:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-27T10:29:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-46.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"893\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"659\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/\",\"name\":\"DAAWO:-Sh Umal OO kahadlay ninkii yiri Masaajidda waxba iiguma fadhiyaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-46.png\",\"datePublished\":\"2020-12-26T16:08:14+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-27T10:29:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-46.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-46.png\",\"width\":893,\"height\":659},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Sh Umal OO kahadlay ninkii yiri Masaajidda waxba iiguma fadhiyaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Sh Umal OO kahadlay ninkii yiri Masaajidda waxba iiguma fadhiyaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Sh Umal OO kahadlay ninkii yiri Masaajidda waxba iiguma fadhiyaan - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo maalmo ka hor ka hadlayey amniga magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay ka go\u2019een in salaadda ay ku dukadaan masaajidda, isagoo eedeyn la xariirta amniga u jeediyey culumada magaalada. Guddoomiyaha ayaa sheegay in culumada masaajidda Gaalkacyo aysan khudbada uga hadlin dhacdooyinka ka jira magaalada. \u201cMaalintii guddoomiyihii aniga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-26T16:08:14+00:00","article_modified_time":"2020-12-27T10:29:49+00:00","og_image":[{"width":893,"height":659,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-46.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/","name":"DAAWO:-Sh Umal OO kahadlay ninkii yiri Masaajidda waxba iiguma fadhiyaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-46.png","datePublished":"2020-12-26T16:08:14+00:00","dateModified":"2020-12-27T10:29:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-46.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-46.png","width":893,"height":659},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sh-umal-oo-kahadlay-ninkii-yiri-masaajidda-waxba-iiguma-fadhiyaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Sh Umal OO kahadlay ninkii yiri Masaajidda waxba iiguma fadhiyaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154899"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154899"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154921,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154899\/revisions\/154921"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154904"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}