{"id":154914,"date":"2020-12-27T13:25:07","date_gmt":"2020-12-27T10:25:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154914"},"modified":"2020-12-27T13:25:07","modified_gmt":"2020-12-27T10:25:07","slug":"guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashooyinka&#8221; Dowlad Gobolleedyada waa in ay bilaabaan diiwaangalinta musharixiinta Aqalka Sare&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154915\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446269999086771.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446269999086771.jpg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446269999086771-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><br \/>\nGuddiga Doorashada Dowladda Soomaaliya ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inay foomamka Doorashada iyo habraacyada u kala direen maamul Goboleedyada.<\/p>\n<p>Guddigan oo jadwal degdeg dhowaan soo saaray si loo qabto doorashada Aqalka Sare ayaa qoraal kasoo baxay xalay saqdii dhexe kadib ku sheegay inuu dowlad Goboleedyada ka codsaday inay bilaabaan diiwaan gelinta iyo qabashada araajida musharixiinta Aqalka Sare.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ee 2020\/21 isagoo tixraacaya faafinta rasmiga ahayd ee dhaqan galinta doorashada isla markaasna ahmiyad wayn siinaya dardargalinta howlaha doorashooyinka dalka ayuu u kala diray Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya habraacyada doorashada iyo foomamka ay u baahan yihiin inay buuxiyaan musharxiinta doorashada kuraasta Aqalka Sare\u201d Sidaasi ayaa lagu yiri qoraalka Guddiga.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga ayaa sidoo kale ka codsaday Dowlad Goboleedyada in ay si rasmi ah u bilaabaan diwaangalinta iyo qabashada araajida musharixiinta Golaha Aqalka Sare. Guddiga wuxuu garawsan yahay baaxadda howsha hortaala iyo waajibaadka loo igmaday, wuxuu ku boorriyey mas\u2019uuliyiinta Dowlad Goboleedyada in ay qaataan doorkooda kaga aaddan fulinta hawlaha doorashooyinka iyo in ay guddiyada iyo shacabka Soomaaliyeed kala shaqeyaan sidii ay doorashooyinka u guuleysan lahaayeen, una noqon lahaayeen kuwo daah furan oo xor iyo xalaal ah\u201d ayaa lagu sii daray qoraalka Guddiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamul Goboleedyada taageersan qorshaha Doorashada ee Madaxweyne Farmaajo ayaa laga sugayaa inay ku dhiiradaan oo ay bilaabaan doorashada Aqalka Sare, iyadoo maamulka Koonfur Galbeed rajo laga qabo inuu bilaabo doorashada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Doorashada Dowladda Soomaaliya ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inay foomamka Doorashada iyo habraacyada u kala direen maamul Goboleedyada. Guddigan oo jadwal degdeg dhowaan soo saaray si loo qabto doorashada Aqalka Sare ayaa qoraal kasoo baxay xalay saqdii dhexe kadib ku sheegay inuu dowlad Goboleedyada ka codsaday inay bilaabaan diiwaan gelinta iyo qabashada araajida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154916,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154914","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga doorashooyinka&#039;&#039; Dowlad Gobolleedyada waa in ay bilaabaan diiwaangalinta musharixiinta Aqalka Sare&#039;&#039; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga doorashooyinka&#039;&#039; Dowlad Gobolleedyada waa in ay bilaabaan diiwaangalinta musharixiinta Aqalka Sare&#039;&#039; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Doorashada Dowladda Soomaaliya ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inay foomamka Doorashada iyo habraacyada u kala direen maamul Goboleedyada. Guddigan oo jadwal degdeg dhowaan soo saaray si loo qabto doorashada Aqalka Sare ayaa qoraal kasoo baxay xalay saqdii dhexe kadib ku sheegay inuu dowlad Goboleedyada ka codsaday inay bilaabaan diiwaan gelinta iyo qabashada araajida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-27T10:25:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/\",\"name\":\"Guddiga doorashooyinka'' Dowlad Gobolleedyada waa in ay bilaabaan diiwaangalinta musharixiinta Aqalka Sare'' - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-27T10:25:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":696},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga doorashooyinka&#8221; Dowlad Gobolleedyada waa in ay bilaabaan diiwaangalinta musharixiinta Aqalka Sare&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga doorashooyinka'' Dowlad Gobolleedyada waa in ay bilaabaan diiwaangalinta musharixiinta Aqalka Sare'' - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga doorashooyinka'' Dowlad Gobolleedyada waa in ay bilaabaan diiwaangalinta musharixiinta Aqalka Sare'' - Wardoon","og_description":"Guddiga Doorashada Dowladda Soomaaliya ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inay foomamka Doorashada iyo habraacyada u kala direen maamul Goboleedyada. Guddigan oo jadwal degdeg dhowaan soo saaray si loo qabto doorashada Aqalka Sare ayaa qoraal kasoo baxay xalay saqdii dhexe kadib ku sheegay inuu dowlad Goboleedyada ka codsaday inay bilaabaan diiwaan gelinta iyo qabashada araajida [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-27T10:25:07+00:00","og_image":[{"width":696,"height":696,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/","name":"Guddiga doorashooyinka'' Dowlad Gobolleedyada waa in ay bilaabaan diiwaangalinta musharixiinta Aqalka Sare'' - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","datePublished":"2020-12-27T10:25:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Guddiga-Hirgelinta-Doorashooyinka-Heer-Federaal-2021-696x696-1.jpg","width":696,"height":696},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashooyinka-dowlad-gobolleedyada-waa-in-ay-bilaabaan-diiwaangalinta-musharixiinta-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga doorashooyinka&#8221; Dowlad Gobolleedyada waa in ay bilaabaan diiwaangalinta musharixiinta Aqalka Sare&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154914"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154914"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154914\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154917,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154914\/revisions\/154917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154916"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154914"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154914"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154914"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}