{"id":154925,"date":"2020-12-27T13:38:14","date_gmt":"2020-12-27T10:38:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154925"},"modified":"2020-12-27T13:58:03","modified_gmt":"2020-12-27T10:58:03","slug":"afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan oo xabsiga la dhigay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154926\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"439\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Dadka ku dhaqan magaalada Baledweyne ayaa saaka ku soo toosay xaalad ka duwan xaaladahii hore kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM aay xireen gabi ahaanba wadooyinka waa weyn ee dhexmara Baledweyne.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saaka hakad galiyay guud ahaan isku socodka dhaqdhaqaaqa dadweynaha iyo gaadiidka ciidamadan ayaa ah kuwa si aad ah ugu hubeysan hubka culus iyo kuwa fudud iyo waliba gaadiidka gaashaaman kuwaas oo argagax galiyay shacabka ku dhaqan xaafadaha magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Intii uu howlgalka socday ayaa ciidamadan waxay soo qaqabteen in ka badan 10 dhalinyaro ah kuwaas oo lagu xiray saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne lamana oga ujeedka howlgalka xalay ilaa saakay ka socda Magaalada.<\/p>\n<p>Dadka saaka ciidamada Booliiska xireen waxaa ka mid ah afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan C\/raxmaan Xuubeey iyo Cabdi Dhafe oo ka mid ah dhalinyarada sida weyn looga yaqaano Baledweyne.<\/p>\n<p>Howlgaladan ayaa imaanaya xili shacab careeysan oo xalay wadadada dheer ee laamiga ah iskuna xirta magaalada Baledweyne iyo garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif aay ku jareen dhagxaan fara badan waxaana saaka la arkayay ciidamada oo dhagxaantaasi ka daldalaya wadada laamiga ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii ma jirto wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha laamaha amniga gobolka Hiiraan oo ku saabsan howlgalada aay ka wadaan gudaha magaalada ee aay kusoo xirxireen dadka shacabka ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKacdoonkashacab%2Fvideos%2F3417834361775385%2F&amp;show_text=false&amp;width=809\" width=\"809\" height=\"776\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154928\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133298802_10220511133903209_4734137142978338130_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133298802_10220511133903209_4734137142978338130_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133298802_10220511133903209_4734137142978338130_n-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133298802_10220511133903209_4734137142978338130_n-696x928.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133298802_10220511133903209_4734137142978338130_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154929\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133561228_10220511134383221_6662596051296540884_n.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"680\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133561228_10220511134383221_6662596051296540884_n.jpg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133561228_10220511134383221_6662596051296540884_n-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133561228_10220511134383221_6662596051296540884_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154930\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133622556_10220511133983211_3634334008398655052_n.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"680\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133622556_10220511133983211_3634334008398655052_n.jpg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133622556_10220511133983211_3634334008398655052_n-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133622556_10220511133983211_3634334008398655052_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154931\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133691213_10220511134463223_440488042105066163_n.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"680\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133691213_10220511134463223_440488042105066163_n.jpg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133691213_10220511134463223_440488042105066163_n-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133691213_10220511134463223_440488042105066163_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka ku dhaqan magaalada Baledweyne ayaa saaka ku soo toosay xaalad ka duwan xaaladahii hore kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM aay xireen gabi ahaanba wadooyinka waa weyn ee dhexmara Baledweyne. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saaka hakad galiyay guud ahaan isku socodka dhaqdhaqaaqa dadweynaha iyo gaadiidka ciidamadan ayaa ah kuwa si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154925","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan oo xabsiga la dhigay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan oo xabsiga la dhigay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dadka ku dhaqan magaalada Baledweyne ayaa saaka ku soo toosay xaalad ka duwan xaaladahii hore kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM aay xireen gabi ahaanba wadooyinka waa weyn ee dhexmara Baledweyne. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saaka hakad galiyay guud ahaan isku socodka dhaqdhaqaaqa dadweynaha iyo gaadiidka ciidamadan ayaa ah kuwa si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-27T10:38:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-27T10:58:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"439\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/\",\"name\":\"Afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan oo xabsiga la dhigay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-27T10:38:14+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-27T10:58:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573.jpg\",\"width\":660,\"height\":439},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan oo xabsiga la dhigay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan oo xabsiga la dhigay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan oo xabsiga la dhigay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Dadka ku dhaqan magaalada Baledweyne ayaa saaka ku soo toosay xaalad ka duwan xaaladahii hore kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM aay xireen gabi ahaanba wadooyinka waa weyn ee dhexmara Baledweyne. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saaka hakad galiyay guud ahaan isku socodka dhaqdhaqaaqa dadweynaha iyo gaadiidka ciidamadan ayaa ah kuwa si [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-27T10:38:14+00:00","article_modified_time":"2020-12-27T10:58:03+00:00","og_image":[{"width":660,"height":439,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/","name":"Afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan oo xabsiga la dhigay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573.jpg","datePublished":"2020-12-27T10:38:14+00:00","dateModified":"2020-12-27T10:58:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201227637446340051228573.jpg","width":660,"height":439},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afhayeenka-golaha-samata-bixinta-hiiraan-oo-xabsiga-la-dhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Afhayeenka Golaha Samata Bixinta Hiiraan oo xabsiga la dhigay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154925"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154925"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154934,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154925\/revisions\/154934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154926"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}