{"id":155027,"date":"2020-12-28T12:34:06","date_gmt":"2020-12-28T09:34:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155027"},"modified":"2020-12-28T12:34:06","modified_gmt":"2020-12-28T09:34:06","slug":"maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/","title":{"rendered":"Maxaad kataqaan Miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee 2021 ?"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021, kaddib shir ay isugu yimaadeen Mas\u2019uuliyiinta Maamulka heer gobol iyo heer degmo.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa lagu soo bandhigay qorshe howleedka iyo ansixinta Miisaaniyadda 2021, waxaana laga sheegay howlaha maamulka uu qabanayo sanadka cusub ee diiradda u saaran.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda sanadka 2021 ayaa noqoneysa $36,857,503.00, iyadoo ay ansixiyeen 62 ergo oo ka kala socotay qeybaha kala duwan ee Maamulka Gobolka Banaadir heer degmo iyo heer Gobol.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud ayaa saxiixay Miisaaniyadda sanadka 2021 uu ku howlgeli doono Maamulkiisa.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda sanadkan 2021 ayaa ku korortay illaa afar milyan, waxaana miisaaniyadda sanadkii 2020 ay aheyd $32,977,123, hase ahaatee Hanti Dhowrka Guud ayaa baaritaanka uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in aanay jirin xisaab xir la sameeyay, isla markaana Maamulka Gobolka Banaadir aanu diyaarin warbixin maaliyadeed oo sanadle ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021, kaddib shir ay isugu yimaadeen Mas\u2019uuliyiinta Maamulka heer gobol iyo heer degmo. Shirkan ayaa lagu soo bandhigay qorshe howleedka iyo ansixinta Miisaaniyadda 2021, waxaana laga sheegay howlaha maamulka uu qabanayo sanadka cusub ee diiradda u saaran. Miisaaniyadda sanadka 2021 ayaa noqoneysa $36,857,503.00, iyadoo ay ansixiyeen 62 ergo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155029,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155027","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaad kataqaan Miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee 2021 ? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaad kataqaan Miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee 2021 ? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021, kaddib shir ay isugu yimaadeen Mas\u2019uuliyiinta Maamulka heer gobol iyo heer degmo. Shirkan ayaa lagu soo bandhigay qorshe howleedka iyo ansixinta Miisaaniyadda 2021, waxaana laga sheegay howlaha maamulka uu qabanayo sanadka cusub ee diiradda u saaran. Miisaaniyadda sanadka 2021 ayaa noqoneysa $36,857,503.00, iyadoo ay ansixiyeen 62 ergo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-28T09:34:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/12082892-700x400-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/\",\"name\":\"Maxaad kataqaan Miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee 2021 ? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/12082892-700x400-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-28T09:34:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/12082892-700x400-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/12082892-700x400-1.jpg\",\"width\":700,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaad kataqaan Miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee 2021 ?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaad kataqaan Miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee 2021 ? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaad kataqaan Miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee 2021 ? - Wardoon","og_description":"Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2021, kaddib shir ay isugu yimaadeen Mas\u2019uuliyiinta Maamulka heer gobol iyo heer degmo. Shirkan ayaa lagu soo bandhigay qorshe howleedka iyo ansixinta Miisaaniyadda 2021, waxaana laga sheegay howlaha maamulka uu qabanayo sanadka cusub ee diiradda u saaran. Miisaaniyadda sanadka 2021 ayaa noqoneysa $36,857,503.00, iyadoo ay ansixiyeen 62 ergo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-28T09:34:06+00:00","og_image":[{"width":700,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/12082892-700x400-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/","name":"Maxaad kataqaan Miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee 2021 ? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/12082892-700x400-1.jpg","datePublished":"2020-12-28T09:34:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/12082892-700x400-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/12082892-700x400-1.jpg","width":700,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-kataqaan-miisaaniyadda-gobolka-banaadir-ee-2021\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaad kataqaan Miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee 2021 ?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155027"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155027"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155030,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155027\/revisions\/155030"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155029"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}