{"id":155065,"date":"2020-12-29T13:44:36","date_gmt":"2020-12-29T10:44:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155065"},"modified":"2020-12-29T13:44:36","modified_gmt":"2020-12-29T10:44:36","slug":"muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/","title":{"rendered":"Muxidiin Xasan Afrax oo qarax kabadbaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155066\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1-300x202.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1-625x420.jpg 625w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Faaf faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro dhimasho iyo dhawac leh dhaliyay oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan ee Waqooyiga Mugdisho, waxaana kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan qaraxaasi.<\/p>\n<p>Wararku waxaa ay sheegayaan in maanta la qarxiyay Gaari uu la socday Xildhibaan hore Muxidiin Xasan Afrax, waxaana lala beegsaday Qarax miino sida ay sheegayaan wararka aan helayno.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa jugtiisa si weyn looga maqlay Xaafadaha Degmada Kaaraan iyo degmooyinka kale ee ka agdhaw, waxaana dad Goobjoogayaal ah ay inoo sheegeen in ay arkayeen uuro Modoow oo cirka isku shareertay, taasi oo muujinaysay Awoodda Qaraxa lala eegtay gaariga mas\u2019uulka.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijyay hal Askari ayaa ku dhintay oo ka mid ahaa ilaalada Mas\u2019uulka Gaarigiisa la qarxiyay, waxaana ku dhaawacmay mid kale, sida ay ku warramayaan wararkii ugu dambeeyay ee aan helayno.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faaf faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro dhimasho iyo dhawac leh dhaliyay oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan ee Waqooyiga Mugdisho, waxaana kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan qaraxaasi. Wararku waxaa ay sheegayaan in maanta la qarxiyay Gaari uu la socday Xildhibaan hore Muxidiin Xasan Afrax, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155066,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muxidiin Xasan Afrax oo qarax kabadbaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muxidiin Xasan Afrax oo qarax kabadbaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faaf faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro dhimasho iyo dhawac leh dhaliyay oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan ee Waqooyiga Mugdisho, waxaana kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan qaraxaasi. Wararku waxaa ay sheegayaan in maanta la qarxiyay Gaari uu la socday Xildhibaan hore Muxidiin Xasan Afrax, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-29T10:44:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/\",\"name\":\"Muxidiin Xasan Afrax oo qarax kabadbaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-29T10:44:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muxidiin Xasan Afrax oo qarax kabadbaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muxidiin Xasan Afrax oo qarax kabadbaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muxidiin Xasan Afrax oo qarax kabadbaaday - Wardoon","og_description":"Faaf faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro dhimasho iyo dhawac leh dhaliyay oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan ee Waqooyiga Mugdisho, waxaana kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan qaraxaasi. Wararku waxaa ay sheegayaan in maanta la qarxiyay Gaari uu la socday Xildhibaan hore Muxidiin Xasan Afrax, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-29T10:44:36+00:00","og_image":[{"width":640,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/","name":"Muxidiin Xasan Afrax oo qarax kabadbaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1.jpg","datePublished":"2020-12-29T10:44:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Muxudiin-Xasan-AFrax1-640x430-1.jpg","width":640,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muxidiin-xasan-afrax-oo-qarax-kabadbaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muxidiin Xasan Afrax oo qarax kabadbaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155065"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155065"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155067,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155065\/revisions\/155067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155066"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}