{"id":155068,"date":"2020-12-29T13:50:02","date_gmt":"2020-12-29T10:50:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155068"},"modified":"2020-12-29T13:50:02","modified_gmt":"2020-12-29T10:50:02","slug":"maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/","title":{"rendered":"Maamul goboleedyada oo diiday amarkii gudiga doorashada"},"content":{"rendered":"<p>Xubnaha guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka Qaranka ayaa 23-kii bishaan faray Dowlad goboleedyada inay soo saaraan liiska musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare, hayeeshee aysan dhaqan gelin Go\u2019aankaas.<\/p>\n<p>Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 29 Bishan December ayaa waxaa ku eg waqtiga Guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka ay dowlad goboleedyada u qabteen inay musharixiinta Aqalka sare u soo gudbiyaan, waxaana ay u muuqataa in dib u dhac uu ku yimid doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Dowlad goboleedyada, Galmudug, Koonfur Gabeed &amp; Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu tiriyaa saddexda maamul goboleed ee xiriirka la leh dowladda federaalka, kuwaas oo dowladu qorsheysay inay ka bilaawdo doorashada xildhibaannada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Magaalada Garoowe waxa ku sugan Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo kamid ah dowlad goboleedyada u dhow dowladda &amp; Madaxweynayaasha Puntladn &amp; Jubbaland oo gebi ahan kasoo horjeestay sida ay dowladda wax u wado, iyaga oo halkaasi shir uga qyeb-galaya halak shirkaasi uu ka cudur daartay Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku maqan jowhar Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali guudlaawana uu ku sugan yahay Magaalada Jowhar.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155069\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"988\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-1-233x300.jpg 233w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-1-696x895.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/1-1-326x420.jpg 326w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka Qaranka ayaa 23-kii bishaan faray Dowlad goboleedyada inay soo saaraan liiska musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare, hayeeshee aysan dhaqan gelin Go\u2019aankaas. Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 29 Bishan December ayaa waxaa ku eg waqtiga Guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka ay dowlad goboleedyada u qabteen inay musharixiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155070,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamul goboleedyada oo diiday amarkii gudiga doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamul goboleedyada oo diiday amarkii gudiga doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka Qaranka ayaa 23-kii bishaan faray Dowlad goboleedyada inay soo saaraan liiska musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare, hayeeshee aysan dhaqan gelin Go\u2019aankaas. Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 29 Bishan December ayaa waxaa ku eg waqtiga Guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka ay dowlad goboleedyada u qabteen inay musharixiinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-29T10:50:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/download-10.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"259\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"195\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/\",\"name\":\"Maamul goboleedyada oo diiday amarkii gudiga doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/download-10.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-29T10:50:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/download-10.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/download-10.jpg\",\"width\":259,\"height\":195},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamul goboleedyada oo diiday amarkii gudiga doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamul goboleedyada oo diiday amarkii gudiga doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamul goboleedyada oo diiday amarkii gudiga doorashada - Wardoon","og_description":"Xubnaha guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka Qaranka ayaa 23-kii bishaan faray Dowlad goboleedyada inay soo saaraan liiska musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare, hayeeshee aysan dhaqan gelin Go\u2019aankaas. Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 29 Bishan December ayaa waxaa ku eg waqtiga Guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka ay dowlad goboleedyada u qabteen inay musharixiinta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-29T10:50:02+00:00","og_image":[{"width":259,"height":195,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/download-10.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/","name":"Maamul goboleedyada oo diiday amarkii gudiga doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/download-10.jpg","datePublished":"2020-12-29T10:50:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/download-10.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/download-10.jpg","width":259,"height":195},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamul-goboleedyada-oo-diiday-amarkii-gudiga-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamul goboleedyada oo diiday amarkii gudiga doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155068"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155071,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155068\/revisions\/155071"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155070"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}