{"id":155096,"date":"2020-12-29T14:13:01","date_gmt":"2020-12-29T11:13:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155096"},"modified":"2020-12-29T14:13:01","modified_gmt":"2020-12-29T11:13:01","slug":"daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo katoobadkeenay gef uu galay"},"content":{"rendered":"<p>Cabdiladhiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ah guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa ka jawaabay falcelintii qaar ka mid ah culumada Soomaalida ay ka bixiyeen hadal uu jeediyay oo dadka qaar ay u arkeen &#8220;mid meel ka dhac ku ah&#8221; diinta.<\/p>\n<p>Guddoomiye sanyare ayaa ka cudur daartay arrinta loo qabsaday, laakiin dhanka kale wuxuu sheegay in uu dhibsaday qaabka khaladkiisa loogu sheegay.<\/p>\n<p>&#8220;Qofka muslimka ah haddii lagu dhaho, &#8216;khalad baad gashaye toobad keen&#8217; wax dhibaato ah kuma aha, waxay u tahay ammaan, toobadduna waa qeyb ka mid ah ammaanta dadka muslimiinta ah iyo in Alle loo noqdo, cid kasta oo kuu sheegta inaad Alle u tooban celisana waa laga aqbalaa, salaaddaba markii aad ka baxdo waxaa lagu billaabaa astaqfirullah,&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Hadalkiisa ayuu sii watay, wuxuuna sii raaciyay: &#8220;Wixii khalad ah oo aniga iga dhacay, oo ku khaldamidda diinta ah ama carrabka wax iga raacay waxaan uga toobad keenayaa Alle sababtoo ah nin muslim ah baan ahay. Sheekha waa nin culimo ah, ixtiraam baana u hayaa, nasiixaduna waxay ku jirtaa in qofka isagoo aan sharaftiisa wax loo dhimin jirkiisana la danqin wax loo sheeko, si uu warkaaga kaaga qaato. Waxaa igu filneyd inuu igu dhaho khalad baa kaa dhacay ee ka laabo, waana aqbalay isaga iyo culimada kalena waan ka maqlay waana cudur daartay.&#8221;<\/p>\n<p>Wuxuu guddoomiyaha sheegay in sheekha aan looga baahneyn inuu isaga ku tilmaamo qof aan salaad tukanin.<\/p>\n<p>Sababta uusan masjidka ugu tukanin ayuu sharraxay guddoomiyaha: &#8220;In aanan masaajidka ku tukanin waa sababta dad badan aysan u aadin oo ah in masaajidka laga baqayo oo aan la gali karin amni darro awgeed.&#8221;<\/p>\n<p>Maalmihii lasoo dhaafay waxaa si weyn hadal-heynta baraha bulshada u qabsaday hadal uu Guddoomiye Sanyare 21-kii bishan December ka jeediyay xafladda caleema saarka duqa magaalada Gaalkacyo, kaasoo si aad ah loo dhibsaday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FDalmarMediaServices%2Fvideos%2F433989301315711%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdiladhiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ah guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa ka jawaabay falcelintii qaar ka mid ah culumada Soomaalida ay ka bixiyeen hadal uu jeediyay oo dadka qaar ay u arkeen &#8220;mid meel ka dhac ku ah&#8221; diinta. Guddoomiye sanyare ayaa ka cudur daartay arrinta loo qabsaday, laakiin dhanka kale wuxuu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155097,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo katoobadkeenay gef uu galay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo katoobadkeenay gef uu galay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdiladhiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ah guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa ka jawaabay falcelintii qaar ka mid ah culumada Soomaalida ay ka bixiyeen hadal uu jeediyay oo dadka qaar ay u arkeen &#8220;mid meel ka dhac ku ah&#8221; diinta. Guddoomiye sanyare ayaa ka cudur daartay arrinta loo qabsaday, laakiin dhanka kale wuxuu sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-29T11:13:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020912637354741772315578.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo katoobadkeenay gef uu galay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020912637354741772315578.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-29T11:13:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020912637354741772315578.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020912637354741772315578.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo katoobadkeenay gef uu galay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo katoobadkeenay gef uu galay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo katoobadkeenay gef uu galay - Wardoon","og_description":"Cabdiladhiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ah guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa ka jawaabay falcelintii qaar ka mid ah culumada Soomaalida ay ka bixiyeen hadal uu jeediyay oo dadka qaar ay u arkeen &#8220;mid meel ka dhac ku ah&#8221; diinta. Guddoomiye sanyare ayaa ka cudur daartay arrinta loo qabsaday, laakiin dhanka kale wuxuu sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-29T11:13:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020912637354741772315578.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/","name":"DAAWO:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo katoobadkeenay gef uu galay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020912637354741772315578.jpg","datePublished":"2020-12-29T11:13:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020912637354741772315578.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020912637354741772315578.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyaha-gobolka-mudug-ee-puntland-oo-katoobadkeenay-gef-uu-galay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo katoobadkeenay gef uu galay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155096"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155096"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155098,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155096\/revisions\/155098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155097"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}