{"id":155119,"date":"2020-12-29T21:54:24","date_gmt":"2020-12-29T18:54:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155119"},"modified":"2020-12-29T21:54:24","modified_gmt":"2020-12-29T18:54:24","slug":"wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wariye Macallimu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155120\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/rooble-4.jpg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/rooble-4.jpg 630w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/rooble-4-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/>Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu goordhoweyd Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Maxamed Ibraahim Macallimuu.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa kamid ahaa bahda warbaahinta dalka, gaar ahaan waxa uu ka tirsanaan jiray idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri wareegto kasoo baxday xafiiska ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xilkan ayaa noqonayaa mid cusub, iyada oo ay xusid mudan tahay inuusan jirin xukuumaddii Xasan Cali Kheyre oo la bilaabatay muddo xileedka madaxweynaha hadda talada haya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Wareegtadan ayaa noqoneysa midii labaad ee uu ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliyada, Maxamed Xuseen Rooble uu isla maanta xil muhiim ku magacaabo, iyada oo galinkii dambe ee maanta Maxamed Ibraahim Nuur uu u magacaabay xoghyaha joogtada ah ee xafiiska ra\u2019iisal wasaaraha.<\/p>\n<p>Rooble ayaa u muuqda mid dar-dar cusub ka bilaabay xafiiska labaad ee u sareeya dalka, tan iyo markii uu xilka la wareegay, waxaana muddo kooban ay ka harsan tahay muddo xileedka xukuumadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu goordhoweyd Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Maxamed Ibraahim Macallimuu. Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa kamid ahaa bahda warbaahinta dalka, gaar ahaan waxa uu ka tirsanaan jiray idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga. \u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155121,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155119","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wariye Macallimu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wariye Macallimu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu goordhoweyd Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Maxamed Ibraahim Macallimuu. Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa kamid ahaa bahda warbaahinta dalka, gaar ahaan waxa uu ka tirsanaan jiray idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga. \u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-29T18:54:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/C16C80AE-63B7-4822-A1F9-30F11687BE03_w1080_h608_s.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/\",\"name\":\"Wariye Macallimu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/C16C80AE-63B7-4822-A1F9-30F11687BE03_w1080_h608_s.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-29T18:54:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/C16C80AE-63B7-4822-A1F9-30F11687BE03_w1080_h608_s.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/C16C80AE-63B7-4822-A1F9-30F11687BE03_w1080_h608_s.jpg\",\"width\":1080,\"height\":608},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wariye Macallimu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wariye Macallimu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wariye Macallimu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu goordhoweyd Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Maxamed Ibraahim Macallimuu. Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa kamid ahaa bahda warbaahinta dalka, gaar ahaan waxa uu ka tirsanaan jiray idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga. \u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-29T18:54:24+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":608,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/C16C80AE-63B7-4822-A1F9-30F11687BE03_w1080_h608_s.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/","name":"Wariye Macallimu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/C16C80AE-63B7-4822-A1F9-30F11687BE03_w1080_h608_s.jpg","datePublished":"2020-12-29T18:54:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/C16C80AE-63B7-4822-A1F9-30F11687BE03_w1080_h608_s.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/C16C80AE-63B7-4822-A1F9-30F11687BE03_w1080_h608_s.jpg","width":1080,"height":608},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wariye-macallimu-oo-loo-magacaabay-afhayeenka-xukuumada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wariye Macallimu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155119"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155119"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155122,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155119\/revisions\/155122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155121"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}