{"id":155123,"date":"2020-12-30T13:26:13","date_gmt":"2020-12-30T10:26:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155123"},"modified":"2020-12-30T13:26:13","modified_gmt":"2020-12-30T10:26:13","slug":"daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/","title":{"rendered":"Daacishta Soomaaliya oo laba u kala jabtay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo deegaanada buuraleyda ee Maamulka Puntland ayaa sheegayo inuu halkaas dagaal culus ku dhex maray Kooxda Daacish ee ka dagaalanto gudaha Soomaaliya kadib markii ay u laba qeyb u kala jabeen.<\/p>\n<p>Khilaafka soo kala dhex galay Kooxda gacan saarka la leh kooxda la magacdey Dowladda Islaamka ee ka howlgasha wadamo ay kamid yihiin Suuriya iyo Ciraaq ayaa salka ku hayo cidda hoggaanka u qabaneyso maadaama uu xanuunsanayo hoggaamiyahooda Cabdulqaadir Muumin kaasoo kasoo goostay Kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Daacish horayna uga mid ahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska ayaa lasoo sheegayaa inuu la xanuunsanayo cudurka Sakorta oo muddooyinkii u dambeeyey ka dhigay mid kusoo aruuray sariirta.<\/p>\n<p>Sida ay dadka deegaanka u xaqiijiyeen Warbaahinta Wardoon.net, dagaalka oo ka dhacay Buuraha Calmiskaad ayaa waxaa ku dhintay illaa 3 dagaalyahan oo ka tirsan kooxaha dagaalamay ee Daacish dhexdooda ah sidoo kalana waxaa ku dhaawacmay tiro intaas ka badan.<\/p>\n<p>Kooxda Daacish ee Soomaaliya weli kama aysan hadlin dagaalka iyo khilaafka ka dhex qarxay, waxayna arrintaan kusoo aadeyso muddo yar kadib markii ay kooxda ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Kooxda Daacish ayaa weeraro badan iyo dilal ka geysatay gudaha Soomaaliya, waxayna inta badan dagaalyahaneeda ku sugan yihiin deegaanada Maamulka Puntland gaar ahaan kuwa buuraleyda ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo deegaanada buuraleyda ee Maamulka Puntland ayaa sheegayo inuu halkaas dagaal culus ku dhex maray Kooxda Daacish ee ka dagaalanto gudaha Soomaaliya kadib markii ay u laba qeyb u kala jabeen. Khilaafka soo kala dhex galay Kooxda gacan saarka la leh kooxda la magacdey Dowladda Islaamka ee ka howlgasha wadamo ay kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155124,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155123","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daacishta Soomaaliya oo laba u kala jabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daacishta Soomaaliya oo laba u kala jabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaarayo deegaanada buuraleyda ee Maamulka Puntland ayaa sheegayo inuu halkaas dagaal culus ku dhex maray Kooxda Daacish ee ka dagaalanto gudaha Soomaaliya kadib markii ay u laba qeyb u kala jabeen. Khilaafka soo kala dhex galay Kooxda gacan saarka la leh kooxda la magacdey Dowladda Islaamka ee ka howlgasha wadamo ay kamid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-30T10:26:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Daaci.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1008\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"514\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/\",\"name\":\"Daacishta Soomaaliya oo laba u kala jabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Daaci.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-30T10:26:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Daaci.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Daaci.jpg\",\"width\":1008,\"height\":514},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daacishta Soomaaliya oo laba u kala jabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daacishta Soomaaliya oo laba u kala jabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daacishta Soomaaliya oo laba u kala jabtay - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaarayo deegaanada buuraleyda ee Maamulka Puntland ayaa sheegayo inuu halkaas dagaal culus ku dhex maray Kooxda Daacish ee ka dagaalanto gudaha Soomaaliya kadib markii ay u laba qeyb u kala jabeen. Khilaafka soo kala dhex galay Kooxda gacan saarka la leh kooxda la magacdey Dowladda Islaamka ee ka howlgasha wadamo ay kamid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-30T10:26:13+00:00","og_image":[{"width":1008,"height":514,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Daaci.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/","name":"Daacishta Soomaaliya oo laba u kala jabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Daaci.jpg","datePublished":"2020-12-30T10:26:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Daaci.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Daaci.jpg","width":1008,"height":514},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacishta-soomaaliya-oo-laba-u-kala-jabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daacishta Soomaaliya oo laba u kala jabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155123"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155123"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155125,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155123\/revisions\/155125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155124"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}