{"id":155150,"date":"2020-12-30T16:40:20","date_gmt":"2020-12-30T13:40:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155150"},"modified":"2020-12-30T16:40:20","modified_gmt":"2020-12-30T13:40:20","slug":"maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/","title":{"rendered":"Maxamed Faarax Sabriye oo xil muhiimah loomagacaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155151\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1.jpg\" alt=\"\" width=\"739\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1.jpg 739w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1-217x300.jpg 217w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1-696x964.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1-303x420.jpg 303w\" sizes=\"(max-width: 739px) 100vw, 739px\" \/>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalinkii labaad oo xiriir magacaabay xil cusub, isaga oo Maxamed Faarax Sabriye u magacabaay inuu noqdo agaasimaha cusub ee hab maamuuska xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Maxamed Faarax Sabriye ayaa maanta wixii ka bilowdo kamid noqonayo agaasimayaasha ka howlgala Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Rooble. Ra\u2019isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa mas\u2019uulkaan cusub ku amray inuu si toos ah u guto waajibaadkiisa shaqo ee loo xil saaray.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa noqoneyso middii sedexaad ee uu ra\u2019isul wasaare Rooble sameeyo muddo laba maalin gudahood. Shalay ayey aheyd markii Ra\u2019iisul wasaare Rooble uu Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay inuu noqdo afhayeenka Xukuumadda iyo sidoo kale la taliye sare oo dhanka warfaafinta ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa isla shalay Maxamed Ibraahim Nuur u magacaabay inuu nqodo Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Xilka Xoghayaha joogtada ee xafiiska Ra\u2019iisal Wasaaraha ayaa markii hore waxa si kumeel gaar ah u hayay Cabdirisaaq Caato, oo isla maalmo gudahood markii xilkaas loo magacaabay laga qaaday, haddana dib loogu soo celiyey.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Nuur oo ku cusub saxaada siyaasada ayaa dhawaan waxa uu la taliye sarre u ahaa madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen, isaga oo hore uga mid ahaa barayaasha jaamacadaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalinkii labaad oo xiriir magacaabay xil cusub, isaga oo Maxamed Faarax Sabriye u magacabaay inuu noqdo agaasimaha cusub ee hab maamuuska xafiiskiisa. Maxamed Faarax Sabriye ayaa maanta wixii ka bilowdo kamid noqonayo agaasimayaasha ka howlgala Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Rooble. Ra\u2019isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa mas\u2019uulkaan cusub ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155150","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxamed Faarax Sabriye oo xil muhiimah loomagacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxamed Faarax Sabriye oo xil muhiimah loomagacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalinkii labaad oo xiriir magacaabay xil cusub, isaga oo Maxamed Faarax Sabriye u magacabaay inuu noqdo agaasimaha cusub ee hab maamuuska xafiiskiisa. Maxamed Faarax Sabriye ayaa maanta wixii ka bilowdo kamid noqonayo agaasimayaasha ka howlgala Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Rooble. Ra\u2019isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa mas\u2019uulkaan cusub ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-30T13:40:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"739\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/\",\"name\":\"Maxamed Faarax Sabriye oo xil muhiimah loomagacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-30T13:40:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1.jpg\",\"width\":739,\"height\":1024},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxamed Faarax Sabriye oo xil muhiimah loomagacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxamed Faarax Sabriye oo xil muhiimah loomagacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxamed Faarax Sabriye oo xil muhiimah loomagacaabay - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalinkii labaad oo xiriir magacaabay xil cusub, isaga oo Maxamed Faarax Sabriye u magacabaay inuu noqdo agaasimaha cusub ee hab maamuuska xafiiskiisa. Maxamed Faarax Sabriye ayaa maanta wixii ka bilowdo kamid noqonayo agaasimayaasha ka howlgala Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Rooble. Ra\u2019isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa mas\u2019uulkaan cusub ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-30T13:40:20+00:00","og_image":[{"width":739,"height":1024,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/","name":"Maxamed Faarax Sabriye oo xil muhiimah loomagacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1.jpg","datePublished":"2020-12-30T13:40:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/sabriye-739x1024-1.jpg","width":739,"height":1024},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-faarax-sabriye-oo-xil-muhiimah-loomagacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxamed Faarax Sabriye oo xil muhiimah loomagacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155150"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155150"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155152,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155150\/revisions\/155152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155151"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}