{"id":155159,"date":"2020-12-30T21:16:45","date_gmt":"2020-12-30T18:16:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155159"},"modified":"2020-12-30T22:13:38","modified_gmt":"2020-12-30T19:13:38","slug":"daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Mahdi Guleed Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wixii aan ku heshiinay"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka hadlay shirka madasha aragti wadaagga ee Machadka Heritage ee Garoowe ka furmay ayaa u mahad celiyay shacabka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland sida diiran ee loo soo dhoweeyey, isagoo dhinaca kale ka hadlay saddex qodob oo kala ah Dastuurka, Federaalka iyo arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Mahdi Max\u2019ed Guuleed ayaa xusay in Dastuurka KMG ah uu yahay hagidda aasaasiga iyo jiritaanka sharciga, isla markaana uu yahay heshiis wax wada ogol ku saleysan.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayay arimaha Federaalka waxa uu tilmaamay in nidaamka federaalka ee Soomaaliya ay qaadatay uu yahay mid ku saleysan shanta Maamul Goboleed, caasimadda iyo sidii Somaliland loogu soo dabaali lahaa hannaanka dowladnimada Soomalaiya.<\/p>\n<p>Arrimaha doorashooyinka oo uu ka hadlay ayuu Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka tilmaamay in dowladda ay diyaar u tahay dhaqan gelinta hannaanka doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>\u201cGolaha shacabka Miisaaniyadii uu maalmo ka hor ansixiyey ayey ku jirtay tan doorashada, taasina waxay astaan u tahay in DF ay diyaar u tahay qabashada doorashada waqtigeeda ku dhacda\u201d ayuu yiri Mahdi Guuleed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Somalia Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka hadlay sida ay muhiim u tahay in loo fuliyo heshiiskii doorashooyinka ee ay Muqdisho ku kala saxiixdeen madaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F438762963961211%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka hadlay shirka madasha aragti wadaagga ee Machadka Heritage ee Garoowe ka furmay ayaa u mahad celiyay shacabka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland sida diiran ee loo soo dhoweeyey, isagoo dhinaca kale ka hadlay saddex qodob oo kala ah Dastuurka, Federaalka iyo arrimaha doorashooyinka. Mahdi Max\u2019ed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155160,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155159","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Mahdi Guleed Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wixii aan ku heshiinay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Mahdi Guleed Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wixii aan ku heshiinay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka hadlay shirka madasha aragti wadaagga ee Machadka Heritage ee Garoowe ka furmay ayaa u mahad celiyay shacabka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland sida diiran ee loo soo dhoweeyey, isagoo dhinaca kale ka hadlay saddex qodob oo kala ah Dastuurka, Federaalka iyo arrimaha doorashooyinka. Mahdi Max\u2019ed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-30T18:16:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-30T19:13:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-55.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"754\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"606\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Mahdi Guleed Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wixii aan ku heshiinay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-55.png\",\"datePublished\":\"2020-12-30T18:16:45+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-30T19:13:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-55.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-55.png\",\"width\":754,\"height\":606},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Mahdi Guleed Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wixii aan ku heshiinay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Mahdi Guleed Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wixii aan ku heshiinay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Mahdi Guleed Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wixii aan ku heshiinay - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka hadlay shirka madasha aragti wadaagga ee Machadka Heritage ee Garoowe ka furmay ayaa u mahad celiyay shacabka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland sida diiran ee loo soo dhoweeyey, isagoo dhinaca kale ka hadlay saddex qodob oo kala ah Dastuurka, Federaalka iyo arrimaha doorashooyinka. Mahdi Max\u2019ed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-30T18:16:45+00:00","article_modified_time":"2020-12-30T19:13:38+00:00","og_image":[{"width":754,"height":606,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-55.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/","name":"DAAWO:-Mahdi Guleed Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wixii aan ku heshiinay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-55.png","datePublished":"2020-12-30T18:16:45+00:00","dateModified":"2020-12-30T19:13:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-55.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-55.png","width":754,"height":606},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guleed-guriga-cad-in-farmaajo-laga-saaro-waxaa-ka-horeysa-in-la-fuliyo-wixii-aan-ku-heshiinay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Mahdi Guleed Guriga cad in Farmaajo laga saaro waxaa ka horeysa in la fuliyo wixii aan ku heshiinay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155159"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155159"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155163,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155159\/revisions\/155163"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155160"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}