{"id":155167,"date":"2020-12-31T13:07:10","date_gmt":"2020-12-31T10:07:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155167"},"modified":"2020-12-31T13:07:10","modified_gmt":"2020-12-31T10:07:10","slug":"daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/","title":{"rendered":"DAAWO:Mahdi Guuleed oo raali galin ka bixiyay hadal uuhorey u sheegay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155169\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"429\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187-300x195.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187-646x420.jpg 646w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Raysal Wasaare ku xigeenka dowladda federalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta raali galin ka bixiyay hadal uu horey saxaafadda ugasii daayay oo ku saabsanaa in doorashada soo socota uu madaxweyne Farmaajo wareega ugu horeeya ku guulaysandoono.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayuu raysal wasaare ku xigeenku ka sheegay magaalada Garowe halkaas oo uu ka socdo shir weyn oo ay isku arkeen dowladda iyo mucaaradka, kaasoo la isku weydaarsanayo aragtiyo xambaarsan sida Soomaaliya uga gudbi karo kumeel gaarnimada marka la gaaro sannadka 2025.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan raali gelin iyo xaal marin kabixinayaa Hadalkeygii hore ee ahaay Wareega koowaad ayaan doorashada kuqaadi doonaa hadalkaas waxaan kabixinayaa cudurdaar iyo raali gelin\u201d ayuu yiri Mahid Guuleed.<\/p>\n<p>Murashixiinta mucaaradka ayaa hadalkaan ku sifeeyay mid ka turjumaya in dowladda qorshaheedu yahay in ay doorashada musuq maasuqdo islamarkaana hadalka mahdi Guuleed uu tusaale cad u yahay sida dowladdu damacsan tahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BKC0zyku52o\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal Wasaare ku xigeenka dowladda federalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta raali galin ka bixiyay hadal uu horey saxaafadda ugasii daayay oo ku saabsanaa in doorashada soo socota uu madaxweyne Farmaajo wareega ugu horeeya ku guulaysandoono. Hadalkaan ayuu raysal wasaare ku xigeenku ka sheegay magaalada Garowe halkaas oo uu ka socdo shir weyn oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155169,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155167","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:Mahdi Guuleed oo raali galin ka bixiyay hadal uuhorey u sheegay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:Mahdi Guuleed oo raali galin ka bixiyay hadal uuhorey u sheegay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal Wasaare ku xigeenka dowladda federalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta raali galin ka bixiyay hadal uu horey saxaafadda ugasii daayay oo ku saabsanaa in doorashada soo socota uu madaxweyne Farmaajo wareega ugu horeeya ku guulaysandoono. Hadalkaan ayuu raysal wasaare ku xigeenku ka sheegay magaalada Garowe halkaas oo uu ka socdo shir weyn oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-31T10:07:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"429\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/\",\"name\":\"DAAWO:Mahdi Guuleed oo raali galin ka bixiyay hadal uuhorey u sheegay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-31T10:07:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187.jpg\",\"width\":660,\"height\":429},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:Mahdi Guuleed oo raali galin ka bixiyay hadal uuhorey u sheegay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:Mahdi Guuleed oo raali galin ka bixiyay hadal uuhorey u sheegay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:Mahdi Guuleed oo raali galin ka bixiyay hadal uuhorey u sheegay - Wardoon","og_description":"Raysal Wasaare ku xigeenka dowladda federalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta raali galin ka bixiyay hadal uu horey saxaafadda ugasii daayay oo ku saabsanaa in doorashada soo socota uu madaxweyne Farmaajo wareega ugu horeeya ku guulaysandoono. Hadalkaan ayuu raysal wasaare ku xigeenku ka sheegay magaalada Garowe halkaas oo uu ka socdo shir weyn oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-31T10:07:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":429,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/","name":"DAAWO:Mahdi Guuleed oo raali galin ka bixiyay hadal uuhorey u sheegay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187.jpg","datePublished":"2020-12-31T10:07:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201231637449870994776187.jpg","width":660,"height":429},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawomahdi-guuleed-oo-raali-galin-ka-bixiyay-hadal-uuhorey-u-sheegay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:Mahdi Guuleed oo raali galin ka bixiyay hadal uuhorey u sheegay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155167"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155167"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155170,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155167\/revisions\/155170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155169"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}