{"id":155177,"date":"2020-12-31T15:42:52","date_gmt":"2020-12-31T12:42:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155177"},"modified":"2020-12-31T15:42:52","modified_gmt":"2020-12-31T12:42:52","slug":"banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/","title":{"rendered":"Banaan bax rabshado watay oo ka dhacay Baladweyne +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta mar kale magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay banaan bax rabshado watay oo looga soo horjeeday Maamulka cusub ee Hirshabelle ay hogaamiyaan Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed.<\/p>\n<p>Shacabka magaalada Baladweyne ayaana isugu soo baxay wadooyinka magaalada Baladweyne, dadkan ayaana ka careesnaa dhalinyaro iyo wariyaal kamid ah dadka degan magaalada oo xabsiga la dhigay.<\/p>\n<p>Banaan baxayaasha ayaa ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah maamulka Hirshabelle, waxa ayna ku baaqayeen in xabsiga magaalada Baladweyne laga sii daayo dhalinyarada iyo dadka kale ee ciidamada xir xireen.<\/p>\n<p>Magaalada Baladweyne ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka socday banaan baxyo rabshado watay oo looga soo horjeeday maamulka Hirshabelle , waxaana shacabka magaaladasai kunool si weyn uga soo horjeedaan maamulka cusub ee Hirshabelle.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155178\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-1-768x575.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-1-696x521.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-1-561x420.jpg 561w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155179\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"575\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1-696x521.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1-561x420.jpg 561w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta mar kale magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay banaan bax rabshado watay oo looga soo horjeeday Maamulka cusub ee Hirshabelle ay hogaamiyaan Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed. Shacabka magaalada Baladweyne ayaana isugu soo baxay wadooyinka magaalada Baladweyne, dadkan ayaana ka careesnaa dhalinyaro iyo wariyaal kamid ah dadka degan magaalada oo xabsiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155179,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155177","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Banaan bax rabshado watay oo ka dhacay Baladweyne +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Banaan bax rabshado watay oo ka dhacay Baladweyne +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta mar kale magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay banaan bax rabshado watay oo looga soo horjeeday Maamulka cusub ee Hirshabelle ay hogaamiyaan Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed. Shacabka magaalada Baladweyne ayaana isugu soo baxay wadooyinka magaalada Baladweyne, dadkan ayaana ka careesnaa dhalinyaro iyo wariyaal kamid ah dadka degan magaalada oo xabsiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-31T12:42:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/\",\"name\":\"Banaan bax rabshado watay oo ka dhacay Baladweyne +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-31T12:42:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1.jpg\",\"width\":768,\"height\":575},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Banaan bax rabshado watay oo ka dhacay Baladweyne +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Banaan bax rabshado watay oo ka dhacay Baladweyne +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Banaan bax rabshado watay oo ka dhacay Baladweyne +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta mar kale magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay banaan bax rabshado watay oo looga soo horjeeday Maamulka cusub ee Hirshabelle ay hogaamiyaan Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed. Shacabka magaalada Baladweyne ayaana isugu soo baxay wadooyinka magaalada Baladweyne, dadkan ayaana ka careesnaa dhalinyaro iyo wariyaal kamid ah dadka degan magaalada oo xabsiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-31T12:42:52+00:00","og_image":[{"width":768,"height":575,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/","name":"Banaan bax rabshado watay oo ka dhacay Baladweyne +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1.jpg","datePublished":"2020-12-31T12:42:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/bal-2-768x575-1.jpg","width":768,"height":575},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-rabshado-watay-oo-ka-dhacay-baladweyne-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Banaan bax rabshado watay oo ka dhacay Baladweyne +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155177"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155180,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155177\/revisions\/155180"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155179"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}