{"id":155285,"date":"2021-01-03T23:05:43","date_gmt":"2021-01-03T20:05:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155285"},"modified":"2021-01-03T23:05:43","modified_gmt":"2021-01-03T20:05:43","slug":"lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Lafta-gareen oo deg deg loogaga yeeray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed farmaajo ayaa Caawa kulan kula leh Madaxtooyada Villa Somalia Maadxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta \u2013gareen.<\/p>\n<p>Warar hoose oo aan helnay yaa sheegaya in kulanka Farmaajo iyo Lafta-gareen uu yahay mid xasaasi ah oo ay kaga hadlayaan qodobbo dhowr ah oo ku saabsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, waxaana la sheegay in ay si gaar ah uga wada hadlayaan arrimaha doorashooyinka dalka, oo dhawaan si toos ah u billaaban doona.<\/p>\n<p>Lafta-gareen ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana wararku sheegayaan in sababta uu u yimid ay ahayd kulanka uu Caawa la leeyahy madaxweyne maxamed cabdullahi maxamed Farmaajo.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararku waxa ay intaas ku darayaan in kulanka uu barri kusoo biiri doono Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, kaasi oo sida la sheegayo kulanka looga yeeray, waxaana wax yaabaha la isla falanqayn doono ugu weyn arrimaha doorashooyinka iyo guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee dalku hadda marayo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay shaqo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta ka degey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155286\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/laftaaaa.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/laftaaaa.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/laftaaaa-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/laftaaaa-696x392.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed farmaajo ayaa Caawa kulan kula leh Madaxtooyada Villa Somalia Maadxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta \u2013gareen. Warar hoose oo aan helnay yaa sheegaya in kulanka Farmaajo iyo Lafta-gareen uu yahay mid xasaasi ah oo ay kaga hadlayaan qodobbo dhowr ah oo ku saabsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155287,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155285","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Lafta-gareen oo deg deg loogaga yeeray Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Lafta-gareen oo deg deg loogaga yeeray Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed farmaajo ayaa Caawa kulan kula leh Madaxtooyada Villa Somalia Maadxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta \u2013gareen. Warar hoose oo aan helnay yaa sheegaya in kulanka Farmaajo iyo Lafta-gareen uu yahay mid xasaasi ah oo ay kaga hadlayaan qodobbo dhowr ah oo ku saabsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-03T20:05:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/images.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/\",\"name\":\"Lafta-gareen oo deg deg loogaga yeeray Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/images.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-03T20:05:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/images.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/images.jpg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Lafta-gareen oo deg deg loogaga yeeray Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Lafta-gareen oo deg deg loogaga yeeray Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Lafta-gareen oo deg deg loogaga yeeray Muqdisho - Wardoon","og_description":"Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed farmaajo ayaa Caawa kulan kula leh Madaxtooyada Villa Somalia Maadxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta \u2013gareen. Warar hoose oo aan helnay yaa sheegaya in kulanka Farmaajo iyo Lafta-gareen uu yahay mid xasaasi ah oo ay kaga hadlayaan qodobbo dhowr ah oo ku saabsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, waxaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-03T20:05:43+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/images.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/","name":"Lafta-gareen oo deg deg loogaga yeeray Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/images.jpg","datePublished":"2021-01-03T20:05:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/images.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/images.jpg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deg-deg-loogaga-yeeray-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Lafta-gareen oo deg deg loogaga yeeray Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155285"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155285"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155288,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155285\/revisions\/155288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155287"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}