{"id":155301,"date":"2021-01-04T13:09:18","date_gmt":"2021-01-04T10:09:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155301"},"modified":"2021-01-04T13:09:18","modified_gmt":"2021-01-04T10:09:18","slug":"ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Ninkii xabadeyay gabdho mudaaharadayay oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154870\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133346481_10225140750522782_8956210682492733597_n.jpg\" alt=\"\" width=\"454\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133346481_10225140750522782_8956210682492733597_n.jpg 454w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133346481_10225140750522782_8956210682492733597_n-142x300.jpg 142w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133346481_10225140750522782_8956210682492733597_n-199x420.jpg 199w\" sizes=\"(max-width: 454px) 100vw, 454px\" \/>Ninkan oo maalmhii aynu soo dhaafnay siweyn uga soo muuqday baraha bulshada isaga oo rasaas ku ridaya gabdho Soomaaliyeed oo ku dibadbaxayay magaalada Muqdisho ayeey dowladdau xaqiijisay in uu ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xassan Xundubey Jimcaale la hadlay VOA ayaa sheegay in Ninkaa la soo qabtay islamarkaana uu ku jiro gacanta hay&#8217;addaha Amniga, waxaana uu intaa ku darray in uu ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ninkan oo xiliga uu rasaasta ku ridayay shacabka dibadbaxa dhigayay aan sidan dareyska ciidamada ayaa la arkayay isaga oo si toos ah rasaas ugu ridayay gabdho ka mid ahaa dadka dibadaxa dhigayay oo ka soo horjeeda dowladda Soomaaliya ay u mareyso doorashada.<\/p>\n<p>Midowga musharixiinta dalka oo waqtigaa ka hadlay dhacdadan ayaa ku eedeeyay dowladda in ay hub u qeybisay dad aan laheyn astaan ciidan oo lagu garto si ay u caburiyaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee aragti ahaan ka soo horjeeda dowladda.<\/p>\n<p>&#8221;Ninkan waa la soo qabtay booliska ayuu ka tirsanaa, dharcad ayuuna xirnaa. Sharciga ayaa la marsiinayaa, sharcigana cid ka weyn ma lahan, qaladkana waa dhacayaa, cid kasta ayuu ka dhacayaa. Ninkaas waxaa laga qaatay go\u2019aankii ku habboonaa,\u201d ayuu yiri Xundubey.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in sababta mar marka qaar dowladdu u ogoleyn dibadbaxyadu tahay oo kaliya sababo dhinaca Amniga ah madaama ayuu yiri dadka shacabka lagu soo dhax-dhuiman karo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ninkan oo maalmhii aynu soo dhaafnay siweyn uga soo muuqday baraha bulshada isaga oo rasaas ku ridaya gabdho Soomaaliyeed oo ku dibadbaxayay magaalada Muqdisho ayeey dowladdau xaqiijisay in uu ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xassan Xundubey Jimcaale la hadlay VOA ayaa sheegay in Ninkaa la soo qabtay islamarkaana uu ku jiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154871,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155301","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii xabadeyay gabdho mudaaharadayay oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii xabadeyay gabdho mudaaharadayay oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ninkan oo maalmhii aynu soo dhaafnay siweyn uga soo muuqday baraha bulshada isaga oo rasaas ku ridaya gabdho Soomaaliyeed oo ku dibadbaxayay magaalada Muqdisho ayeey dowladdau xaqiijisay in uu ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xassan Xundubey Jimcaale la hadlay VOA ayaa sheegay in Ninkaa la soo qabtay islamarkaana uu ku jiro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-04T10:09:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133485934_10225140751322802_2931978681184530578_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Ninkii xabadeyay gabdho mudaaharadayay oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133485934_10225140751322802_2931978681184530578_n.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-04T10:09:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133485934_10225140751322802_2931978681184530578_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133485934_10225140751322802_2931978681184530578_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":526},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii xabadeyay gabdho mudaaharadayay oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii xabadeyay gabdho mudaaharadayay oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii xabadeyay gabdho mudaaharadayay oo laxiray - Wardoon","og_description":"Ninkan oo maalmhii aynu soo dhaafnay siweyn uga soo muuqday baraha bulshada isaga oo rasaas ku ridaya gabdho Soomaaliyeed oo ku dibadbaxayay magaalada Muqdisho ayeey dowladdau xaqiijisay in uu ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xassan Xundubey Jimcaale la hadlay VOA ayaa sheegay in Ninkaa la soo qabtay islamarkaana uu ku jiro [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-04T10:09:18+00:00","og_image":[{"width":960,"height":526,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133485934_10225140751322802_2931978681184530578_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/","name":"Ninkii xabadeyay gabdho mudaaharadayay oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133485934_10225140751322802_2931978681184530578_n.jpg","datePublished":"2021-01-04T10:09:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133485934_10225140751322802_2931978681184530578_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/133485934_10225140751322802_2931978681184530578_n.jpg","width":960,"height":526},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-xabadeyay-gabdho-mudaaharadayay-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii xabadeyay gabdho mudaaharadayay oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155301"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155301"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155302,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155301\/revisions\/155302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154871"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}