{"id":155313,"date":"2021-01-04T20:52:03","date_gmt":"2021-01-04T17:52:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155313"},"modified":"2021-01-04T20:52:03","modified_gmt":"2021-01-04T17:52:03","slug":"daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho cadeeyay sababta hubka loogamamanuucay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155314\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>DF ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha keenay Go\u2019aanka lagu mamnuucay in Mas\u2019uuliyiinta ay ciidan hubeysan la galaan Garoonka dayuuradaha Aadan-cadde ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho Cabdi Ashkir Jaamac ayaa sheegay iney iyagu dalbadeen in dadka mas\u2019uuliyiinta ah aysan hubka la soo gelin gudaha garoonka.<\/p>\n<p>\u201cAmniga Garoonka Aadan-cadde waa mid la isku haleyn karo, sababaha aanu u dalbanay inaan hub lala soo gelina waxay tahay in Gudaha Garoonka markii ay mas\u2019uuliyiin ka duulayaan ama kasoo degayaan ay ku arkaan ciidamo isbarbar yaacaya oo wata hub fara badan, taasoo sababi karta amni darro\u201d ayuu yiri Maareeyaha<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyey in go\u2019aankan uu yahay mid siyaasadeed oo loola dan leeyahay Midowga Musharixiinta &amp; xubnaha Mucaaradka ayuu sheegay inaysan jirin dad si gaar ah loogu takoorayo, balse ujeedada kaliya ee laga leeyahay ay tahay sugida amniga.<\/p>\n<p>Sanadkii 2016-kii xilligii dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayuu sheegay in la soo saaray go\u2019aan kan la mid ah, arintana ay taas la mid tahay, wuxuuna sheegay iney qalad tahay siyaasadeynta arrimaha amniga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8a1WBGMdhUs\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>DF ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha keenay Go\u2019aanka lagu mamnuucay in Mas\u2019uuliyiinta ay ciidan hubeysan la galaan Garoonka dayuuradaha Aadan-cadde ee Magaalada Muqdisho. Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho Cabdi Ashkir Jaamac ayaa sheegay iney iyagu dalbadeen in dadka mas\u2019uuliyiinta ah aysan hubka la soo gelin gudaha garoonka. \u201cAmniga Garoonka Aadan-cadde waa mid la isku haleyn karo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155314,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho cadeeyay sababta hubka loogamamanuucay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho cadeeyay sababta hubka loogamamanuucay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"DF ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha keenay Go\u2019aanka lagu mamnuucay in Mas\u2019uuliyiinta ay ciidan hubeysan la galaan Garoonka dayuuradaha Aadan-cadde ee Magaalada Muqdisho. Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho Cabdi Ashkir Jaamac ayaa sheegay iney iyagu dalbadeen in dadka mas\u2019uuliyiinta ah aysan hubka la soo gelin gudaha garoonka. \u201cAmniga Garoonka Aadan-cadde waa mid la isku haleyn karo, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-04T17:52:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho cadeeyay sababta hubka loogamamanuucay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-04T17:52:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho cadeeyay sababta hubka loogamamanuucay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho cadeeyay sababta hubka loogamamanuucay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho cadeeyay sababta hubka loogamamanuucay - Wardoon","og_description":"DF ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha keenay Go\u2019aanka lagu mamnuucay in Mas\u2019uuliyiinta ay ciidan hubeysan la galaan Garoonka dayuuradaha Aadan-cadde ee Magaalada Muqdisho. Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho Cabdi Ashkir Jaamac ayaa sheegay iney iyagu dalbadeen in dadka mas\u2019uuliyiinta ah aysan hubka la soo gelin gudaha garoonka. \u201cAmniga Garoonka Aadan-cadde waa mid la isku haleyn karo, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-04T17:52:03+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/","name":"DAAWO:-Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho cadeeyay sababta hubka loogamamanuucay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1.jpg","datePublished":"2021-01-04T17:52:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maareeyaha-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maareeyaha-garoonka-dayuuradaha-muqdisho-cadeeyay-sababta-hubka-loogamamanuucay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maareeyaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho cadeeyay sababta hubka loogamamanuucay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155313"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155315,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155313\/revisions\/155315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155314"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}