{"id":155338,"date":"2021-01-05T21:13:00","date_gmt":"2021-01-05T18:13:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155338"},"modified":"2021-01-05T21:13:00","modified_gmt":"2021-01-05T18:13:00","slug":"daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qodobo laga soo saaray Shiweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155339\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4.png\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4.png 682w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4-300x188.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4-671x420.png 671w\" sizes=\"(max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/>Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka qabsoomay shirweynaha Beelaha Hawiye kaas oo ay kasoo qeybgaleen odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p>Shirka waxaa laga soo saaray war-murtiyeed lagu soo koobay xaaladda wadanka dhanka doorashooyinka, arrimaha amniga iyo xaaladda kala guurka, waxaana ku jira baaqyo loo diray madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Arrimaha ugu muhiimsan ee laga dhex heli karo war murtiyeedka waxaa ka mid ah in dowladda loogu baaqay iney qabato doorasho wakhtigeeda ku dhacda oo xalaal ah iyo iney joojiso in saraakiisha ciidamada ay siyaasadda ku dhex lifaaqdo.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka Akhriso War-murtiyeedka:<\/strong><\/p>\n<p>1- In Beelaha Hawiye is cafiyaan, meelna uga soo wada jeestaan danahooda.<\/p>\n<p>2- In degdeg la dhiso Gole Guurti oo taladu ka go\u2019do.<\/p>\n<p>3- In la dhiso Dowlad Goboleedka Banadir State iyo Guddi loo magacaabo dardar gelinta maamulkaasi,<\/p>\n<p>4- Si loo badbaadiyo dalka waa in la qabto doorasho la isla ogol yahay oo ku dhacda waqtigeeda<\/p>\n<p>5- In talada xal u raadinta Doorashada in laga qeyb geliyo dhamaan Saamileyda siyaasadeed sida dowladda, maamul Goboleedyada iyo mushirixiinta xilka Madaxweynaha si loo helo doorasho la isku racsan yahay.<\/p>\n<p>6- Shirweynaha wuxuu uga digayaa Madaxweynaha dowladda Federaalka cawaaqib xumidda ka dhalan karta fuquuqda iyo heyb sooca lagu hayo saraakiisha iyo ciidamada kasoo jeeda beelaha Hawiye.<\/p>\n<p>7- In ciidamada qaranka laga qeyb galinaayo ku lug lahaanshaha loolanka siyaasadeed<\/p>\n<p>8- Shirweynaha wuxuu uga digayaa shirkadaha Caalamiga ah ee Batroolka soo saara inaysan hehsiis la gelin dowladda watigeeduu dhammaaday, heshiisyadaasina aysan ka dhaqan geli doonin degaanada Beesha hawiye<\/p>\n<p>9- In la joojiyo daandaansiga lagu hayo musharixiinta madaxweynaha ee kasoo jeeda Beesha Hawiye.<\/p>\n<p>10- In lagu dhaqmo dastuurka dalka oo caddeynaya in ogolaansho la\u2019aan la abaabuli karo, lagana qeyb geli karo bannaabaxyada nabadeed.<\/p>\n<p>11- Shirweynaha wuxuu cambaareynayaa falkii lagu rasaaseeyay shacabkii bannaanbaxa nabadeed dhigayay, waxayna dalbadeen in askarigii rasaasta ku riday bannaanbaxayaasha la hor keeno maxkamad.<\/p>\n<p>12- In Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi looga danbeeyo xulista xildhibananada Waqooyi<\/p>\n<p>13- Haddii la gaaro muddada xil heynta ka horna la gaari waayo xal siyaasadeed in la dhiso Gole Qaran oo xilka sii haya muddada kala guurka.<\/p>\n<p>14- In Dowladda ay joojiso qalalaasaha iyo isku dirka ay ka wado Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/oSPW-QKsy8s\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka qabsoomay shirweynaha Beelaha Hawiye kaas oo ay kasoo qeybgaleen odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Shirka waxaa laga soo saaray war-murtiyeed lagu soo koobay xaaladda wadanka dhanka doorashooyinka, arrimaha amniga iyo xaaladda kala guurka, waxaana ku jira baaqyo loo diray madaxweyne Farmaajo. Arrimaha ugu muhiimsan ee laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155339,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155338","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qodobo laga soo saaray Shiweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qodobo laga soo saaray Shiweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka qabsoomay shirweynaha Beelaha Hawiye kaas oo ay kasoo qeybgaleen odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Shirka waxaa laga soo saaray war-murtiyeed lagu soo koobay xaaladda wadanka dhanka doorashooyinka, arrimaha amniga iyo xaaladda kala guurka, waxaana ku jira baaqyo loo diray madaxweyne Farmaajo. Arrimaha ugu muhiimsan ee laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-05T18:13:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"682\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qodobo laga soo saaray Shiweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4.png\",\"datePublished\":\"2021-01-05T18:13:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4.png\",\"width\":682,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qodobo laga soo saaray Shiweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qodobo laga soo saaray Shiweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qodobo laga soo saaray Shiweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye - Wardoon","og_description":"Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka qabsoomay shirweynaha Beelaha Hawiye kaas oo ay kasoo qeybgaleen odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Shirka waxaa laga soo saaray war-murtiyeed lagu soo koobay xaaladda wadanka dhanka doorashooyinka, arrimaha amniga iyo xaaladda kala guurka, waxaana ku jira baaqyo loo diray madaxweyne Farmaajo. Arrimaha ugu muhiimsan ee laga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-05T18:13:00+00:00","og_image":[{"width":682,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/","name":"DAAWO:-Qodobo laga soo saaray Shiweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4.png","datePublished":"2021-01-05T18:13:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-4.png","width":682,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobo-laga-soo-saaray-shiweynaha-wadatashiga-beelaha-hawiye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qodobo laga soo saaray Shiweynaha Wadatashiga Beelaha Hawiye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155338"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155338"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155340,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155338\/revisions\/155340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155339"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}