{"id":155344,"date":"2021-01-06T03:21:00","date_gmt":"2021-01-06T00:21:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155344"},"modified":"2021-01-06T03:22:18","modified_gmt":"2021-01-06T00:22:18","slug":"daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/","title":{"rendered":"DAAWO:-General Galaal &#8220;Dadka Soomaaliyeed Hawiye waa boqolkiiba 38"},"content":{"rendered":"<p>Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo maanta ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen waxgaradka beelaha Hawiye oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ku taliyey in Soomaaliya hoggaanka loogu dhiibo beelweynta Hawiye, isagoo shaaciyey sababta uu u yiri sidaas.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in beelweynta Hawiye ay ugu dad badantahay qoymiyadda Soomaaliyeed, isla markaana ay haatan ku haboonaa laheyd in hoggaaminta Soomaaliya looga dambeeyo Hawiye, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cMarkii tira koob la sameeyey waxaa la ogaaday in dadka Soomaaliyeed 38% ay yihiin Hawiye, waxaa ku xiga Isaaqa oo 25% ah, waxaa ku sii xiga Daaroodka oo 18% ka ah Soomaalida,\u201d ayuu yiri Jeneraal Galaal.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri, \u201cWaxaad fiirisaan 38 iyo 18 tirada u dhaxeysa, marka dadka ugu badan waa Hawiyaha, sharciguna waxa uu qabaa in tirada badan ay wax hoggaamiso, marka waa in Hawiyuhu hoggaamiyaa Soomaalida.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Beesha Hawiye la yiraahdo ay tiro iyo tayaba leedahay, balse waayihii dambe ay wax ka jireen dhanka talada, sida uu hadalkiisa u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cInaan hormuud noqono Soomaaliweyn oo xuquuqdeenii raadsano, tii dadka kalena raadino, wax ka yari nama deeqaane, waxaan soo jeedinayaa inaan Soomaaliweyn ku raadino tiradeena iyo tayadeena intaba,\u201d ayuu Jeneraal Galaal hadalkiisa ku sii daray.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in Muqdisho ay tahay magaalo adkeysi badan oo soo marti gelisay dhibaatooyin lixaad leh, isagoo soo jeediyey in Muqdisho loo aqoonsado inay tahay \u2018magaaladii geesinimada\u2019.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F787025055497604%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo maanta ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen waxgaradka beelaha Hawiye oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ku taliyey in Soomaaliya hoggaanka loogu dhiibo beelweynta Hawiye, isagoo shaaciyey sababta uu u yiri sidaas. Waxa uu sheegay in beelweynta Hawiye ay ugu dad badantahay qoymiyadda Soomaaliyeed, isla markaana ay haatan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155344","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-General Galaal &quot;Dadka Soomaaliyeed Hawiye waa boqolkiiba 38 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-General Galaal &quot;Dadka Soomaaliyeed Hawiye waa boqolkiiba 38 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo maanta ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen waxgaradka beelaha Hawiye oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ku taliyey in Soomaaliya hoggaanka loogu dhiibo beelweynta Hawiye, isagoo shaaciyey sababta uu u yiri sidaas. Waxa uu sheegay in beelweynta Hawiye ay ugu dad badantahay qoymiyadda Soomaaliyeed, isla markaana ay haatan ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-06T00:21:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-06T00:22:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"849\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"612\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/\",\"name\":\"DAAWO:-General Galaal \\\"Dadka Soomaaliyeed Hawiye waa boqolkiiba 38 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-5.png\",\"datePublished\":\"2021-01-06T00:21:00+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-06T00:22:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-5.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-5.png\",\"width\":849,\"height\":612},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-General Galaal &#8220;Dadka Soomaaliyeed Hawiye waa boqolkiiba 38\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-General Galaal \"Dadka Soomaaliyeed Hawiye waa boqolkiiba 38 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-General Galaal \"Dadka Soomaaliyeed Hawiye waa boqolkiiba 38 - Wardoon","og_description":"Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo maanta ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen waxgaradka beelaha Hawiye oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ku taliyey in Soomaaliya hoggaanka loogu dhiibo beelweynta Hawiye, isagoo shaaciyey sababta uu u yiri sidaas. Waxa uu sheegay in beelweynta Hawiye ay ugu dad badantahay qoymiyadda Soomaaliyeed, isla markaana ay haatan ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-06T00:21:00+00:00","article_modified_time":"2021-01-06T00:22:18+00:00","og_image":[{"width":849,"height":612,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/","name":"DAAWO:-General Galaal \"Dadka Soomaaliyeed Hawiye waa boqolkiiba 38 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-5.png","datePublished":"2021-01-06T00:21:00+00:00","dateModified":"2021-01-06T00:22:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-5.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-5.png","width":849,"height":612},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-general-galaal-dadka-soomaaliyeed-hawiye-boqolkiiba-waa-38\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-General Galaal &#8220;Dadka Soomaaliyeed Hawiye waa boqolkiiba 38"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155344"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155344"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155348,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155344\/revisions\/155348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155345"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}