{"id":155444,"date":"2021-01-07T21:50:06","date_gmt":"2021-01-07T18:50:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155444"},"modified":"2021-01-07T21:55:00","modified_gmt":"2021-01-07T18:55:00","slug":"akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/","title":{"rendered":"Akhriso magacyada safiirada ladiiday in la ansixiyo iyo qabiilada ay u badan yihiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155453\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p>Kulankii Khamiislaha ahaa ee golaha wasiirrada Soomaaliya waxaa maanta la hor geeyey liiska 12-safiir, si looga ansixiyo golaha, balse dood adag ayaa ka dhalatay xubnihii ku qornaa liiskaas oo la sheegay inay u badnaayeen hal beel.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa golaha hor keenay liiska ay ku qornaayeen magacyada 12-kaas xubnood si wasiirrada looga ansixiyo safiirnimadooda.<\/p>\n<p>Xog ay heshay Warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegeysa in xubnaha ku jira golaha wasiirrada ee ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ay si adag uga hor yimaadeen in cod loo qaado xubnahaas, iyagoo ku dooday in magacaabidooda aan la waafajin nidaamka awood qeybsiga beelaha ee 4.5.<\/p>\n<p>\u201cMudane Ra\u2019iisul Wasaare waxaan halkaan kuugu soo gudbinayaa soo jeedin magacaabis Danjireyaal ka howl geli doona dibadda, si loo dhameystiro danaha Diblomaasiyadeed ee aan ka leenahay caalamka, Mudane Ra\u2019iisul wasaare waxaan kaa codsanayaa in laga ansixiyo golaha,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka ay wasaaradda arrimaha dibadu ku dalbaneysay in loo ansixiyo xubnaha loo waday danjireyaasha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shir guddoominayey kulankii maanta ayaa go\u2019aamiyey in wasiirka arrimaha dibedda uu dib ula laabto liiska xubnahaas ay ansixintoodu dooda ka dhex abuurtay golaha, isla markaana lasoo waafayo hanaanka awood qeybsiga beelaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>12-ka xubnood ee liiskooda dib loo celiyey ayaa kala ah,<\/strong><\/p>\n<p>1 \u2013 Xeer ilaaliyihii hore ee Qaranka Axmed Cali Daahir<\/p>\n<p>2 \u2013 Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda Cabdulqaadir Axmed Kheyr<\/p>\n<p>3 \u2013Abshir Xasan Abshir oo ah wiil uu dhalay ra\u2019iisul wasaarihii hore ee dalka<\/p>\n<p>4 \u2013 Liibaan Sheekh Mohomud<\/p>\n<p>5 \u2013Cabdullahi Axmed Jomo<\/p>\n<p>6 \u2013 Ilyaas Sheekh Cumar Abuukar<\/p>\n<p>7 \u2013Xasan Cabdi Daa\u2019uud<\/p>\n<p>8 \u2013Sahro Xasan<\/p>\n<p>9 \u2013Saalim Moo Hagi.<\/p>\n<p>10 \u2013Cali Maxamed Maxamuud<\/p>\n<p>11 \u2013Yoonis Yaasiin Xaashi<\/p>\n<p>12 \u2013 Cilmi Faarax Nuur.<\/p>\n<p>Xubnahaan ayaa la sheegay inay u badanyihiin hal beel, taas oo dhalisay dooda ah in magacaabidooda aan la waafajin nidaamka awood qeybsiga dalka ee afar dhibic shan (4.5).<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155446\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"923\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c-234x300.jpg 234w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c-696x892.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c-328x420.jpg 328w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155452\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-1-2.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-1-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-1-2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-1-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-1-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-1-2-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-1-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155453\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-2-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155454\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-3-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-3-2.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-3-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-3-2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-3-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-3-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-3-2-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-3-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155455\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-4-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-4-2.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-4-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-4-2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-4-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-4-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-4-2-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-4-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155456\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-5-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-5-1.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-5-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-5-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-5-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-5-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-5-1-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-5-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155457\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-15.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-15.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-15-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-15-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-15-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-15-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-15-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/unnamed-15-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankii Khamiislaha ahaa ee golaha wasiirrada Soomaaliya waxaa maanta la hor geeyey liiska 12-safiir, si looga ansixiyo golaha, balse dood adag ayaa ka dhalatay xubnihii ku qornaa liiskaas oo la sheegay inay u badnaayeen hal beel. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa golaha hor keenay liiska ay ku qornaayeen magacyada 12-kaas xubnood si wasiirrada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155446,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155444","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso magacyada safiirada ladiiday in la ansixiyo iyo qabiilada ay u badan yihiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso magacyada safiirada ladiiday in la ansixiyo iyo qabiilada ay u badan yihiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulankii Khamiislaha ahaa ee golaha wasiirrada Soomaaliya waxaa maanta la hor geeyey liiska 12-safiir, si looga ansixiyo golaha, balse dood adag ayaa ka dhalatay xubnihii ku qornaa liiskaas oo la sheegay inay u badnaayeen hal beel. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa golaha hor keenay liiska ay ku qornaayeen magacyada 12-kaas xubnood si wasiirrada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-07T18:50:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-07T18:55:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"923\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/\",\"name\":\"Akhriso magacyada safiirada ladiiday in la ansixiyo iyo qabiilada ay u badan yihiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-07T18:50:06+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-07T18:55:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c.jpg\",\"width\":720,\"height\":923},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso magacyada safiirada ladiiday in la ansixiyo iyo qabiilada ay u badan yihiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso magacyada safiirada ladiiday in la ansixiyo iyo qabiilada ay u badan yihiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso magacyada safiirada ladiiday in la ansixiyo iyo qabiilada ay u badan yihiin - Wardoon","og_description":"Kulankii Khamiislaha ahaa ee golaha wasiirrada Soomaaliya waxaa maanta la hor geeyey liiska 12-safiir, si looga ansixiyo golaha, balse dood adag ayaa ka dhalatay xubnihii ku qornaa liiskaas oo la sheegay inay u badnaayeen hal beel. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa golaha hor keenay liiska ay ku qornaayeen magacyada 12-kaas xubnood si wasiirrada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-07T18:50:06+00:00","article_modified_time":"2021-01-07T18:55:00+00:00","og_image":[{"width":720,"height":923,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/","name":"Akhriso magacyada safiirada ladiiday in la ansixiyo iyo qabiilada ay u badan yihiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c.jpg","datePublished":"2021-01-07T18:50:06+00:00","dateModified":"2021-01-07T18:55:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/a089c981-2dba-4958-86ec-26a53a31e04c.jpg","width":720,"height":923},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-safiirada-ladiiday-in-la-ansixiyo-iyo-qabiiladaay-u-badan-yihiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso magacyada safiirada ladiiday in la ansixiyo iyo qabiilada ay u badan yihiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155444"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155444"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155444\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155458,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155444\/revisions\/155458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155446"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155444"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155444"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155444"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}