{"id":155481,"date":"2021-01-08T13:42:11","date_gmt":"2021-01-08T10:42:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155481"},"modified":"2021-01-08T13:42:11","modified_gmt":"2021-01-08T10:42:11","slug":"farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex boxo isaga iyo Axmed Madoobe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155482\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1.jpg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/>Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo katirsan madaxtooyada Galmudug ayaa ku waramaya in madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu codsaday in loo kala dhax-baxo isaga iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku howlanaa xallinta khilaafka labada dhinac ayaa arrinta meel wanaagsan gaarsiiyey hase yeeshee Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in Madaxweyne Farmaajo uu dalbaday in loo kala dhaxbaxo isaga iyo Axmed Madoobe si ay uga wada hadlaan arrinta gobolka Gedo iyo khilaafka doorashada.<\/p>\n<p>Ka sokow saraakiisha katirsan madaxtooyada Galmudug xildhibaano ka agdhaw madaxtooyada ayaa xaqiijiyey in Farmaajo uu ka dalbaday madaxweynayaasha Galmudug, koonfur Galbeed iyo taliyaha NISA Fahad Yaasiin in uu doonayo inaan lagu sii kala dhex jirin isaga iyo madaxweyne Axmed Maxamed Islaam.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa soo baxday kadib markii labada dhinac ay isku fahmi waayeen doorashada ka dhacaysa gobolka Gedo oo labada madaxweyne mid kasta uu dalbanayo in loo madax banneeyo si uu u soo magacaabo guddiga doorashada ee xubnaha ka imaanaya gobolkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo katirsan madaxtooyada Galmudug ayaa ku waramaya in madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu codsaday in loo kala dhax-baxo isaga iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Madaxweynaha maamulka Galmudug oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku howlanaa xallinta khilaafka labada dhinac ayaa arrinta meel wanaagsan gaarsiiyey hase [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155482,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155481","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex boxo isaga iyo Axmed Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex boxo isaga iyo Axmed Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo katirsan madaxtooyada Galmudug ayaa ku waramaya in madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu codsaday in loo kala dhax-baxo isaga iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Madaxweynaha maamulka Galmudug oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku howlanaa xallinta khilaafka labada dhinac ayaa arrinta meel wanaagsan gaarsiiyey hase [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-08T10:42:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/\",\"name\":\"Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex boxo isaga iyo Axmed Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-08T10:42:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex boxo isaga iyo Axmed Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex boxo isaga iyo Axmed Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex boxo isaga iyo Axmed Madoobe - Wardoon","og_description":"Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo katirsan madaxtooyada Galmudug ayaa ku waramaya in madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu codsaday in loo kala dhax-baxo isaga iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Madaxweynaha maamulka Galmudug oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku howlanaa xallinta khilaafka labada dhinac ayaa arrinta meel wanaagsan gaarsiiyey hase [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-08T10:42:11+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/","name":"Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex boxo isaga iyo Axmed Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1.jpg","datePublished":"2021-01-08T10:42:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-3-696x464-1.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-dalbaday-in-loo-kala-dhex-boxo-isaga-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex boxo isaga iyo Axmed Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155481"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155481"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155481\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155483,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155481\/revisions\/155483"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155482"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}