{"id":155504,"date":"2021-01-09T15:20:52","date_gmt":"2021-01-09T12:20:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155504"},"modified":"2021-01-09T15:23:20","modified_gmt":"2021-01-09T12:23:20","slug":"daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qoor Qoor oo shaaciyay cida Fashilisay Dadaaladii uu waday"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa shaaciyay in ay fashilmeen dadaalo uu ka dhax waday Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Qoor Qoor oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in socon waayeen dadaalo iyo isku soo dhawaansho uu ka dhax waday Dowlada federaalka iyo Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in uu la kulmay Madaxweynaha iyo Ra\u2019isul Wasaaraha ayna kawada hadleen xalinta khilaafka taagan, waxa uuna xusay in Madaxda Jubbaland iyo Puntland markii ku warceliyay waxii uu kala kulmay Madaxda DF jawaab kusoo celin waayeen.<\/p>\n<p>\u201cMarkii Madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo dhinacyada kale aan isbuucii lasoo dhaafay ku shirnay Garowe, waxey si sharaf leh iigaga aqbaleen dhexdhexaadintii aan u istaagnay waxeyna iisoo dhiibeen qodobo sida soomaalida la wada socoto seddex ah, oo ay ka dalbanayaan Madaxda DF iyo dhinacyada kale iney fuliyaan si loo soo afjaro tabashada ay ka qabaa arrimaha Doorashooyinka. Kabid waxaan kusoo laabtay Muqdisho aniga oo shirar la galay Madaxweynaha JFS iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS intaas kadib waxaan dib ugu celiyay Madaxweyne Saciid Denni iyo Madaxweyne Axmed Madoobe iyo dhinacyadii kale ee tabashada qabay go\u2019aankii Madaxda Federaalka ee ku saabsanaa Doorashooyinka si isgoyska haatan la taagan yahay looga dhaqaaqo, dalkana ay uga dhacdo doorasho heshiis lagu yahay oo waqtigeeda ku qabsoonta waxaan rabaa inaan halkaan ka caddeeyo in aysan wali wax jawaab ah ka soo noqon saaxiibadeey Madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo dhinacyadii kale, dhexdhexaadintii aan halkaan u imid iyo natiijadii wanaagsaneyd iyo tanaasulkii ay muujiyeen Madaxda qaranka\u201d ayuu yiri Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Hadalkan kasoo yeeray Madaxweynaha Galmudug ayaa kusoo aadaya xili Madaxda Dowlada Federaalka iyo Madaxda maamulada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed isla garteen in la bilaabo doorashada Xildhibaanada labada aqal.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmukhtaar.hassan.10%2Fvideos%2F2790627151189233%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa shaaciyay in ay fashilmeen dadaalo uu ka dhax waday Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland. Qoor Qoor oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in socon waayeen dadaalo iyo isku soo dhawaansho uu ka dhax waday Dowlada federaalka iyo Madaxda maamulada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155505,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qoor Qoor oo shaaciyay cida Fashilisay Dadaaladii uu waday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qoor Qoor oo shaaciyay cida Fashilisay Dadaaladii uu waday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa shaaciyay in ay fashilmeen dadaalo uu ka dhax waday Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland. Qoor Qoor oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in socon waayeen dadaalo iyo isku soo dhawaansho uu ka dhax waday Dowlada federaalka iyo Madaxda maamulada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-09T12:20:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-09T12:23:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/qoorta-324x235-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"324\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qoor Qoor oo shaaciyay cida Fashilisay Dadaaladii uu waday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/qoorta-324x235-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-09T12:20:52+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-09T12:23:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/qoorta-324x235-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/qoorta-324x235-1.jpg\",\"width\":324,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qoor Qoor oo shaaciyay cida Fashilisay Dadaaladii uu waday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qoor Qoor oo shaaciyay cida Fashilisay Dadaaladii uu waday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qoor Qoor oo shaaciyay cida Fashilisay Dadaaladii uu waday - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa shaaciyay in ay fashilmeen dadaalo uu ka dhax waday Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland. Qoor Qoor oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in socon waayeen dadaalo iyo isku soo dhawaansho uu ka dhax waday Dowlada federaalka iyo Madaxda maamulada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-09T12:20:52+00:00","article_modified_time":"2021-01-09T12:23:20+00:00","og_image":[{"width":324,"height":235,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/qoorta-324x235-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/","name":"DAAWO:-Qoor Qoor oo shaaciyay cida Fashilisay Dadaaladii uu waday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/qoorta-324x235-1.jpg","datePublished":"2021-01-09T12:20:52+00:00","dateModified":"2021-01-09T12:23:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/qoorta-324x235-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/qoorta-324x235-1.jpg","width":324,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-oo-shaaciyay-cida-fashilisay-dadaaladii-uu-waday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qoor Qoor oo shaaciyay cida Fashilisay Dadaaladii uu waday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155504"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155504"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155506,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155504\/revisions\/155506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155505"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}