{"id":155516,"date":"2021-01-10T14:00:17","date_gmt":"2021-01-10T11:00:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155516"},"modified":"2021-01-10T14:00:17","modified_gmt":"2021-01-10T11:00:17","slug":"daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cFarmaajo banaanka ha yimaado sidii ruuxaantii oo kale yuusan dadka ka dhex hadlin\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155517\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh.jpg\" alt=\"\" width=\"1326\" height=\"959\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh.jpg 1326w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-300x217.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-1024x741.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-768x555.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-324x235.jpg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-696x503.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-1068x772.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh-581x420.jpg 581w\" sizes=\"(max-width: 1326px) 100vw, 1326px\" \/>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay shir jaraa\u2019id oo ay caawa qabteen midowga musharaxiinta ayaa si kulul uga hadlay go\u2019aankii maanta ka soo baxay xukuumadda federaalka iyo qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa sheegay in madaxdii dowlad goboleedyada ee maanta garab taagnaa ra\u2019iisul wasaaraha aysan go\u2019aankaas ku metelin dadkii iyo gobolladii loo doortay.<\/p>\n<p>\u201cDoorashada lagu dhawaaqay in la qabto suurta gal maaha oo midnimada dalkan ayey dhaawacee, walaaleheena uu ra\u2019iisul wasaaruhu u weynaa ee maanta isla taagnaa, sida ay u dhaqmeen sax maaha, madaxdii qaar ayaa maqan oo la leeyahay waa laga tashanaa, kuwa kale ee maanta meesha taagnaana kuma metelaan dadkii shalay doortay,\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in madaxda dowlad goboleedyada Galmudug, K\/Galbeed iyo HirShabeelle aan laga yeeleyn qorshahooda ah \u201cMadaxweynaha ayaan kursiga u soo boobeynaa oo dadka anagaa soo gacan maroojineyna, taasi sax ma\u2019ahan\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha waxaan leenahay dalka inaad tiraahdo qaar waa laga maarmaa, qaarna ciidamo ayaan geysanaa oo xoog dadka iigu soo afduuba, nimankii loo doortay deegaanadaasna ay raali ku yihiin, dadka ka soo jeeda dowlad goboleedyadaas raali kama ahan arrintaas,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay inay muhiim tahay isku celinta dadkan Soomaaliyeed ee ka soo daalay kala fogaanshaha iyo kala shakiga, isla markaana madaxweynaha laga rabo in hadii uu xukunka sii joogayo uu dadka Soomaaliyeed isku haayo, hadii uusan sii joogina dadkii oo is heysta oo aan kala maqneyn uu wareejiyo.<\/p>\n<p>\u201cAamusnaanta madaxda maamulladii maanta meesha joogay waxaa u arkeynaa inay dhaheen hanaloo keeno ciidamo aan doorashada ku dhacno madaxweynuhuna uu sidaas rabo, marka taasi waa khatar, midnimada dalka ayaa khatar ku jirta maanta,\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Daawo<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/z-NEwT1lJZo\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay shir jaraa\u2019id oo ay caawa qabteen midowga musharaxiinta ayaa si kulul uga hadlay go\u2019aankii maanta ka soo baxay xukuumadda federaalka iyo qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka. Xasan Sheekh ayaa sheegay in madaxdii dowlad goboleedyada ee maanta garab taagnaa ra\u2019iisul wasaaraha aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155517,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155516","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cFarmaajo banaanka ha yimaado sidii ruuxaantii oo kale yuusan dadka ka dhex hadlin\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cFarmaajo banaanka ha yimaado sidii ruuxaantii oo kale yuusan dadka ka dhex hadlin\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay shir jaraa\u2019id oo ay caawa qabteen midowga musharaxiinta ayaa si kulul uga hadlay go\u2019aankii maanta ka soo baxay xukuumadda federaalka iyo qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka. Xasan Sheekh ayaa sheegay in madaxdii dowlad goboleedyada ee maanta garab taagnaa ra\u2019iisul wasaaraha aysan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-10T11:00:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1326\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"959\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cFarmaajo banaanka ha yimaado sidii ruuxaantii oo kale yuusan dadka ka dhex hadlin\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-10T11:00:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh.jpg\",\"width\":1326,\"height\":959},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cFarmaajo banaanka ha yimaado sidii ruuxaantii oo kale yuusan dadka ka dhex hadlin\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cFarmaajo banaanka ha yimaado sidii ruuxaantii oo kale yuusan dadka ka dhex hadlin\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cFarmaajo banaanka ha yimaado sidii ruuxaantii oo kale yuusan dadka ka dhex hadlin\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay shir jaraa\u2019id oo ay caawa qabteen midowga musharaxiinta ayaa si kulul uga hadlay go\u2019aankii maanta ka soo baxay xukuumadda federaalka iyo qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka. Xasan Sheekh ayaa sheegay in madaxdii dowlad goboleedyada ee maanta garab taagnaa ra\u2019iisul wasaaraha aysan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-10T11:00:17+00:00","og_image":[{"width":1326,"height":959,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/","name":"DAAWO:-\u201cFarmaajo banaanka ha yimaado sidii ruuxaantii oo kale yuusan dadka ka dhex hadlin\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh.jpg","datePublished":"2021-01-10T11:00:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Xasan-Sheekh.jpg","width":1326,"height":959},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-banaanka-ha-yimaado-sidii-ruuxaantii-oo-kale-yuusan-dadka-ka-dhex-hadlin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cFarmaajo banaanka ha yimaado sidii ruuxaantii oo kale yuusan dadka ka dhex hadlin\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155516"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155516"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155518,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155516\/revisions\/155518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155517"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}