{"id":155519,"date":"2021-01-10T21:53:51","date_gmt":"2021-01-10T18:53:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155519"},"modified":"2021-01-10T21:53:51","modified_gmt":"2021-01-10T18:53:51","slug":"daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/","title":{"rendered":"DAAWO:-A\/MADOOBE &#8220;SOOMAALIYA MAXAMILI KARTO DICTATORSHIP&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155521\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021110637458695541715184.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021110637458695541715184.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021110637458695541715184-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka diggay in dalkani ka dhacdo doorasho hal dhinac ah.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in go&#8217;aankii shalay ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya uusan aheyn mid u wanaagsan dalka, sidaa daraadeed loo baahan yahay in dib leysugu laabto la diyaariyo hannaan raali laga wadayahay oo doorashadu ku dhici karto.<\/p>\n<p>&#8221;Waxaan ka digeynaa in dad gaar ah inta loo yeerto la yiraahdo doorashada qabto, iyadoo la diidayo in la wada hadlo oo xal laga gaaro arrimaha leysku hayo&#8221; ayuu yiri Axmed Madoobey.<\/p>\n<p>Mar uu soo hadal qaaday jawaabtii uu bixiyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayuu sheegay in arintaasi aysan sax aheyn oo wax jawaab ah oo uu ku soo celiyay madaxweynaha Galmudug aysan jirin.<\/p>\n<p>Dhankiisa ayuu sheegay in uu diyaar u yahay in uu fuliyo heshiiskii 17kii September lagu gaaray magaalada Muqdisho ee doorashada, laakiin waxaa uu taa badalkeeda sheegay in loo baahan yahay in marka hore laga wadahadlo arinta Gedo.<\/p>\n<p>\u201cDiyaar ayaan u nahay inaan qabano doorasho,waana ina la abuuraa jawi aan uga qaban karno doorasho gobolka Gedo gaar ahaan magaalada Garbahaareey halkaasi maamul kama jiri amni kama jiro,waa in maamul goboleedka loo daayo doorashada,\u201dayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii wuxuu sheegay in looga baahan yahay dadka ku dhaqan gobolka Gedo in aan lagu kala qeybin siyaasaddaha dalka ka jira.<\/p>\n<p>Hadalka Axmed Madoobey ayaa imanaya xili maalintii shalay Ra&#8217;iisal Wasaaraha Soomaaliya ku dhawaaqay in la bilaabayo doorashada iyadoo aysan jirin cid danbe loo sugayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tr-HFJYEnS4\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka diggay in dalkani ka dhacdo doorasho hal dhinac ah. Wuxuu sheegay in go&#8217;aankii shalay ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya uusan aheyn mid u wanaagsan dalka, sidaa daraadeed loo baahan yahay in dib leysugu laabto la diyaariyo hannaan raali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155520,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155519","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-A\/MADOOBE &quot;SOOMAALIYA MAXAMILI KARTO DICTATORSHIP&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-A\/MADOOBE &quot;SOOMAALIYA MAXAMILI KARTO DICTATORSHIP&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka diggay in dalkani ka dhacdo doorasho hal dhinac ah. Wuxuu sheegay in go&#8217;aankii shalay ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya uusan aheyn mid u wanaagsan dalka, sidaa daraadeed loo baahan yahay in dib leysugu laabto la diyaariyo hannaan raali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-10T18:53:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"757\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/\",\"name\":\"DAAWO:-A\/MADOOBE \\\"SOOMAALIYA MAXAMILI KARTO DICTATORSHIP\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-6.png\",\"datePublished\":\"2021-01-10T18:53:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-6.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-6.png\",\"width\":757,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-A\/MADOOBE &#8220;SOOMAALIYA MAXAMILI KARTO DICTATORSHIP&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-A\/MADOOBE \"SOOMAALIYA MAXAMILI KARTO DICTATORSHIP\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-A\/MADOOBE \"SOOMAALIYA MAXAMILI KARTO DICTATORSHIP\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka diggay in dalkani ka dhacdo doorasho hal dhinac ah. Wuxuu sheegay in go&#8217;aankii shalay ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya uusan aheyn mid u wanaagsan dalka, sidaa daraadeed loo baahan yahay in dib leysugu laabto la diyaariyo hannaan raali [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-10T18:53:51+00:00","og_image":[{"width":757,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/","name":"DAAWO:-A\/MADOOBE \"SOOMAALIYA MAXAMILI KARTO DICTATORSHIP\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-6.png","datePublished":"2021-01-10T18:53:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-6.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-6.png","width":757,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-a-madoobe-soomaaliya-maxamili-karto-dictatorship\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-A\/MADOOBE &#8220;SOOMAALIYA MAXAMILI KARTO DICTATORSHIP&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155519"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155519"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155522,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155519\/revisions\/155522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155520"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}